Kampala: Arday Reer Somalilnd ah oo guulo k soo hooyay qalin-jebinta Shahaadada Master ee Jaamacadda Kampala

    Kampala 13.March 2015 (SDN/QJ):- Arday ka socotay Somaliland oo dhammaystay waxbarashada heerka labaad ee loo yaqaanno “Master”, ayaa kaalmaha hore ka galay Ardaydii ugu sarraysay Dufcaddii 12-aad ee ka qalin-jebisa Jaamacadda Kampala ee dalka Yugaandha. Munaasibadda qalin-jebinta oo Shalay oo taariikhdu ahayd 12 March 2015, ka qabsoontay xarunta jaamacaddaas ee magaalada Kampala ee dalka Yugaandha,…

    Read More

      Madal Kulmisay Hal-doorka Maamulka Laamaha Dawladda iyo Masuuliyiin oo Xilka kula kala wareegeen Taliyihii hore iyo Taliyaha Cusub ee Xeebaha

      Berbera, 13 March, 2015 (SDN/QJ)- Wasiirrada Wasaaradaha Ganacsiga, Kalluumaysiga, Wasiiru-dawlaha Maaliyadda, Wasiir Ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda arrimaha gudaha, Maamulka gobolka Saaxil, ka degmada Berbera, Maamulka Dekedda, Saraakiil ka socday Hay’ado caalami ah iyo Saraakiil Ciidammada Somaliland ka tirsan, ayaa ka qaybgalay Munaasibad ay xilka kula kala wareegeen Taliyihii hore ee Ciidanka ilaalada Xeebaha iyo Taliyaha…

      Read More

        Shuruuc Cusub Oo Lagu Soo Rogay Huteelada Magaaladda Muqdisho

        Muqdisho, 13March 2015 (SDN/QJ)-Sharciyo cusub oo xaga amniga ah ayaa lagu soo rogay Hotelada magaalada Muqdisho, sharcigan oo ay waddo Wasaaradda Amniga Gudaha uu yahay mid lagula socon doono dhaq dhaqaaqyada Hotelada. Hotelada ayaa lagu amray inay isa soo diiwaan geliyaan, isla markaana ay buuxin doonaan warqado, sidoo kale waxaa Maamulka lagula xisaabtamayaa mas’uuliyadda dadka…

        Read More

          Shaqaalaha Qurbejoog iyo Kuwa Wasaarada Warfaafinta oo Hambalyo Meher diray SAWIRO

          Hambalyo Meher Wacan Yuusuf Maxamed Iyo Caasha Muuse 1- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse) 02-Wasiir Ku Xiggeenka Wasaarada Warfaafinta Shugri Xariir Ismaaciil 3- Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Maxamed Cilmi Aadan(Ilka-Case) 4- Wasiir Ku Xiggeenka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada C/Waaxid C/Qaadir C/Raxmaan 5- Agaasimaha Waaxda Idaacadaha Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Xasan Maxamed…

          Read More

          Psg oo Gurigooda Ku Nagaadisey Chelsea Markii Aay Isla Dhaafiwaayeen 2-2-Una Soo Baxdey (Quarter Finalka Champion League)DAAWO- By Jaahuur.

          London-Mar-12-2015-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku soo qaadaneyna goolashii aay iskugu awood sheegteen Psg iyo Chelsea oo ciyaar aad u xiisa badneyd ku dhexmartey Chelsea garoonkooda kana tirsaneyd Champion League,waxaana ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 55,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac daawasho wanaagsan. W/qorey Jaahuur SDN/QJ

          Read More

            WAA MAXAY SABABTA DEGMADA BERBERA U NOQOTAY MID GOLAYAASHII DEEGAANKA EE SOO MARAY UGA FIICANYIHIIN GOLAYAASHA DALKA EE KALE Qalinkii c/casiis maxamed maydhax

            Qalinkii c/casiis maxamed maydhax Magaalada berbera waxay ka mid tahay degmooyinka halbawlaha u ah dhaqaalaha dalka soo galla. Berbera, waxa ku dhaqan bulsho kala duwan oo u badan ganacsato isugu jirta deegaanka degmada berbera iyo ganacsatada kale ee gobolada dalka ee badeecadaha kala soo dega dekeda berbera sidoo waa marsada dhoofka xoolaha somaliland sidoo kale…

            Read More

              “waynu dhaafnay wakhtigii qofku hanjabi jirey, waynu dhaafnay wakhtigii kooxo hanjabi jireen, waynu dhaafnay wakhtigii Qoysas hanjabi jireen,”Cali Waran-cadde.

              Hargeysa:Mar,12,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa maanta ka Hadlay Halka ay marayso arintii diiwaangelinta Muwaadiniinta oo muddo soo socatay, waxana uu daaha ka fayday inay Komishanka Doorashooyinka ku wareejiyeen Lacagtii loogu talo galay in lagu qabto Diwaangelinta Codbixiyayaasha. Cali Waran-cadde oo maanta ka Hadlayey Madal Xisbiga Kulmiye kusoo bandhigayey  mawqifkiisa ku aaddan Arrimaha…

              Read More

                Xisbiga Kulmiye Oo Cudud Kaga Jawaabay Is Xulofaysigii Mucaaridka Iyo Nuxurka Khudbado Shilshilis Oo Madasha Laga Jeediyey

                Hargeysa:Mar,12,2015(SDN/QJ)-Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa Maanta Hutel Mansor ee Magaalada Hargeysa ku Qabsaday Munaasibad ballaadhan oo lagaga Hadlayey Mawqifkiisa ku aaddan Dibudhac ku yimaadda Doorashada Dalka Badhtanka Sanadkan ka qorshaysan. Munaasibaddan oo si heersare ah loosoo agaasimay, ayaa waxa kasoo qaybgalay Kumanaan kamid ah taageerayaasha Xisbiga, Hoggaanka Sare ee Xisbigaas, Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Marwada…

                Read More

                  Xiisaha Kulanka Maanta Ee Xukuumadda Iyo Kulmiye, Xasaradayntii Xoogga Mucaaridka Iyo Xam-xamtii Xalay

                  Hargeysa:Mar,12,2015(SDN/QJ)-Maanta oo Khamiis ah waxa indhaha Bulshada reer Somaliland badideedu ku jeeddaa Shir ballaadhan oo xisbiga Kulmiye iyo Xukuumaddu muddo dheer qaban qaabadiisa ku hawllanaayeen, kaas oo salka ku haya Jawaab meelfog gaadha oo la siiyo mucaaridka dalka oo isbahaysi samastay. Kulankan ayaa lagu wadaa inuu ka dhaco Hutel Mansoor ee Magaalada Hargeysa, waxana qorshuhu…

                  Read More

                    Hanti-lunsiga Wiilka Madaxweyne Siilaanyo Soddogga u Yahay Oo Warbaahinta Caalamiga ahi Wax Ka Qortay

                    Hargeysa:Mar,12,2015(SDN/QJ)-Hanti-luntilunsiga uu ku Foogan Yahay Baashe Cawil(baashe morgan) oo ah Wiil uu madaxweyne Siilaanyo Soddog u yahay, ayaa gaadhay Heer Warbaahinta Caalamiga ahi Si weyn wax uga qorto. Warbixintii ugu dambaysay ee Wiilkan Madaxtooyada Somaliland Dhex deggen ku saabsan, ayaa waxa  qoray Wargeyska The Indian Ocean, kaas oo baahiyey in Wiilkani uu Hanti badan oo…

                    Read More

                      Xaaska Madaxweynihii hore ee dalka Ivory Coast oo xabsi muddo dheer ah lagu xukumay, maxay tahay sababtu?

                      Abidjan March, 11, 2015 (SDN)- Xaaska Madaxweynihii hore ee dalka Ivory Coast oo lagu magacaabo Simone Gbagbo, ayaa lagu xukumay xadhig muddo dheer ah, kadib in muddo ah oo dacwaddeedu socotay. Maxkamad ku taala caasimadda Ivory Coast ee Abidjan, ayaa Salaasadii shalay xukun 20 sannadood oo xabsi ah ku abaalmarisay haweenaydii uu qabay Madaxweynihii hore…

                      Read More

                        “Doorashadu way dhici doontaa wakhtiga umaddu ugaratay bay dhici doontaa, sifo sharci ahna way mari doontaa.”Afhayeen Dhuxul

                        Hargeysa:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Madaxtoooyada Somaliland, ayaa Markii ugu  horraysay Ka Hadashay Dibu-dhaca ku yimi doorashooyinnkii waddanka ka qorshaysnaa, waxana ay tilmaamtay inaanay  dibu dhacaasi xagga xukuumadda ka iman. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa sidoo kale dhaleeceeyey Go’aanno ay dhawaan soo saarayeen Mucaaridka Somaliland oo iskaashi ku dhaqaaqay, waxana uu tilmaamay inaannay…

                        Read More

                          Shaki Ka Jira Villa Somalia Iyo Isku-shaandhayn Lagu Wado Shaqaalaha Goobtaas Ka Hawlgala

                          Muqdisho:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Shakiga ka dhex jira Villa Somalia, ayaa dibadda usoo baxay, waxana baadhitaano dheeri ah lagu hayaa dhammaanba shaqaalaha Halkaas ka hawlgala, gaar ahaan kuwa ku qoran xafiiska Ra’isal wasaaraha. Howlwadeenada ka howlgasha xafiiskiiskan ayaa la sheegay inay yihiin kuwa aad u farabadan islamarkaana isugu jira kuwa mashquul badan iyo kuwa aan qaban wax howl ah….

                          Read More

                            Waxkabaro diimaha kale duwan ee caalam ka

                            Arrimaha diinta kahadal kooda iyo faaleyn tooda dad baa uyaqaan wax xaaran ah , balse waa qeyb kamid ah cilmiyada labarto oo takhasus gaar ahna laga gaadho. Maanta qormadaynan waxay ugacan haadinaysa  diimaha caalam ka ee aad ka  usoo karayo. 1.      Islam Islam macnaheedu  waa “ adeecida ilaahey”  waa diinta dad ka haystaan aaminsanyihiin In…

                            Read More

                              “Samaale intii aan xilka laga qaadin waanu isa-saamaxnay, raggii ku dhadhawaan waan la hadlay oo waxaan ku idhi…….” Boqor Buur-madow

                              Hargeysa:Mar,10,2015(SDN/QJ)-Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah Madax-dhaqameedka waddanka, ayaa Madaxweynaha ugu baaqay inuu fadhi la qaato Mucaaridka Waddanka, isla-markaana bilaabo qorshe mucaarid iyo muxaafidba la isla eegay oo lagaga gudbayo dhibaaatada ku timi Doorashooyinkii waddanka ka qorshaysnaa. Boqor Cismaan oo daba socday dhawaaqi shalay ee Komishinka doorashooyinku ku mudeeyay diiwaangelinta codbixiyayaasha, isla markaana la…

                              Read More