Madaxweyne Oo Xilka Baanka Dhexe U Magacaabay Masuul Toddobaadyo Ka Hor Kasoo Laabtay Muqdisho Oo Uu Xilal Ka Hayey
Hargeysa:Mar,15,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo), ayaa Markale Xil Muhiim ah u magacaabay Masuul dhawaan ka yimi Xamar, isla-markaana xil uu ka Hayey Dhawaan laga caydhiyey. Mudane Siilaanyo oo xalay sameeyey Isku-shaandhayn kale oo dhinac ka raran, ayaa Xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Baanka Dhexe, waxana uu ku Beddelay Masuul dhawaan kasoo laabtay xamar oo aan muddo…
