“Reer Awdal Haddii ay Tabasho lahaayeen iyo Haddii aanay Lahaynba Adigaa Wasiir ahaa oo iga Horreeyey, Reer Somaliland iyo xukuumaddaba waxan u sheegayaa inaan K…..” Prof. Boqorre
Hargeysa:Mar,08,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Cusub ee Ha’yada Shaqaalaha DawladdaProf. Maxamed Mixille Boqorre, ayaa Maanta iska difaacay Hadallo kaftan ah oo kaga yimi wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal, kuwaas oo salka ku hayey inuu si gaar ah u ogaado Shacabka Reer Awdal ee uu deegaan ahaan kasoo jeedo. Prof. Boqorre oo maanta la wareegay Guddoomiyenimada Hay’adda…
