Madaxtooyada Oo Ku Guulaysatay Ladqabaynta Wasiir Muuse Qaasim, Kuna Khasabtay Inuu Afkiisa Ku Beeniyo Warkii Hore Uga Fakaday

    Hargeysa:March,04,2015(Himilo)-Kadib wada-hadallo iyo kulamo saacado qaatay, ayey madaxtooyada somaliland ku qancisay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga, Muuse Qaasim inuu xilka sii hayo, isla-markaana aanu dhegaysan soo jeedimaha uga imanaya wasiirradii hore xilalkooda iskaga casilay ee ay saaxiibadda ahaayeen. Kulankan oo sida warar xogogaal ahi noo xaqiijiyeen ka dhacay Aqalka Madaxtooyada, ayaa sabab u noqday inuu…

    Read More

      Daawo:Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Oo Maanta hadalo Dhaxal Gala Ka Jeediyey Madashii Baaqyada Is Huawn Ay Xisbiyada Qaranka Iyo madshu Ka Soo Jeedinayeen

      Hargeisa 4/3/2015(SDN/QJ)mujaahid xasan ciise jaamag  gudoomiyihii urur siyaasadeedkii xaqsoor  oo maanta  hadalo dhaxal gala ka jeedaiyey  madashi maanta kulmisay labada xisbi qaran iyo madsha wada tashiga oo laga soo jeediyey  baaqyo  kala duwan https://www.youtube.com/watch?v=m2zIJVglfA4 Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Dawo:Madawxawyne Siilanyo Dalka Kama Taliyo Taana Waxa U Cadayna Wasiirada Xukuumadiisa Iska Casilay Sheegayaan”Mujaahid Cali Guray

        Hargeisa 4/3/2015(SDN/QJ)Gudoomiye ku xigeenka sadexad ee xisbiga ucid cali maxamed yuusuf  guray  ayaa maanta isna marlabadaa ku celiyey  inaan madaxwaynaha somaliland dalk ka talin taasi oo u cadaymo uga dhigay  odhaah msuuliyint axukmadiisa iska casilay  oo cadeyey https://www.youtube.com/watch?v=xs4Ob89pHo8 Hargeisa SDN?QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Maanta Ku Dhawaaqay Is Bahaysi Cusub Oo Mucaridnimo Oo Ay Aasasen Labada Xisbi Qaran Iyo Madsha Qada Tashiga

          Hargeisa 4/3/2015(SDN/QJ)gudoomiyaha xisbiga wadani ahn gudoomiyaha barlamanka somaliland c/raxman c/lahi ciro ayaa maanta ka hadlay  doorsooyinka iyo waliba isbahaysi  cusub oo ay sameyen labada xisbi qaran iyo madasha wada tashiga somaliland https://www.youtube.com/watch?v=GmqJDN4GAzA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Axsaabta Mucaaridka iyo Madasha Wada Tashiga oo Dhiig Cusub geliyay Hanaan ay kaga Hortagayaan Qorshayaasha Xukuumada

            Hargeysa March-04-2015 (SDN/QJ)- -Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland Ucid iyo Waddan iyo Madasha wadatashiga Somaliland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay Mawqifkooda doorashada iyo arrimaha siyaasadeed ee dalka. kulamo saddex geesood ah oo muddooyinkii u dambeeyay u socday madasha iyo mucaaradka ayaa lagu go’aamiyay qodobo ku saabsan doorashada oo ku baaqaya…

            Read More

              Weerarkii Tiyaatarka Waxanu u Haysannaa Mudane Siilaanyo, Waran Cadde iyo Jeeni-Yare!!!

              Inta aanan u Gondo Degin Nuxurka iyo Ujeedayda Maqaalkayga Maanta oo aan , Ku Qaadaa-Dhigin Doono, Weerarkii lagu soo Qaaday Dhulkii iyo Dhismihii uu laha Ganacsade Cumar Caydiid.  Shir Jaraa’id oo Galabta 03/03/2015 ay Qabteen Salaadiin, Cuqaal iyo Waxgarad ka Soo Jeeda Beesha Bariga Hargeysa, Kana Hadlay Weerarka Ka Dhacay Tiyaatarka Hargeysa,Shalay 02/o3/2015 ayaan Si…

              Read More

                Xubno Cusub Oo Kamid ah Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ku Hawllan Iscasilaad Iyo Ladqabayntooda Oo La Dareemayo

                Hargeysa:March,04,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan xogo lagu kalsoon yahay oo soo gaadhaya qurbejoog.com, waxa  jira xubno kamid ah Golaha Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo oo ku Hawllan inay iska casilaan Xilalka ay Haatan hayaan. Xubnaha la filayo inay iscasilaan ayaa waxa kamid ah Wasiirrada Wasaaaradaha Ganacsiga, Ciyaaraha iyo Waliba Xannaanada Xoolaha oo isagu warkiisu hore usoo baxay. Xogaha aanu…

                Read More

                  Xusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo Gudbinayso {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 04.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu Si Taxane ah Halkan idiinku soo Gudbin doonaa Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa . Waxay Drs Hibaaq Buubaal qormadan Maanta ay inagu Hoga Tusaalaynaysaa Sida ay Waajib u Tahay in…

                  Read More

                    “Madaxweynaha Doorasho Dhamaystiran ayaa laga Rabaa,Lacagtiina Waan Bixiyay,Komiishankiina Waan Magacaabay Xilka kaa Furan Mayso” Wasiirkii Hore Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur DAAWO

                    Hargaysa 04.March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur  ayaa Tilmaan ka Bixiyay Waajibaadka Madaxweynaha kaga beegan Qabsoomida doorashooyinka ku Mudaysan 26ka bisha June Waxaanu xusay in Madaxweynaha laga Sugayo doorasho dhamaystiran oo Xiligeedii ku dhacda. Geesta kale Waxa uu Maxamed Nuur Caraale Duur iftiimiyay asbaabaha keenay inuu ku…

                    Read More

                      “Cali Warancadoow ka Hadalka Turkiga Waxaa kaaga dhow Nasiib darada ka dhacday Tiyaatarka” Murashax Jamaal Cali

                      Hargeysa 04.March 2015 (SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha ku dhaliilay ka-hadalka Arrimaha Soomaaliya iyada oo ay jiraan khilaafaad dad shacab ah u dhexeeya oo ka taagan Tiyaartka Hargeysa. Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Waran-cadde, ayaa la sheegay inuu amray fulinta hawlgal dawladda hoose maanta ka fulisay wejahadda Hore…

                      Read More

                        Berbera Laba Kaclaynta Khilaafaad ay dawladu sababtay+ Shirar Duceedyo Suuqa Siyaasada Xaami ka Dhigay DAAWO

                        Berbera 04.March 2015 (SDN/QJ):- Khilaafyo kala duwan oo maamul iyo damac ayaa toddobaadkii u dambeeyey ka oogan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, khilaafyadaas oo dibedda u soo baxay markii uu Madaxweyne Siilaanyo booqasho ku tegay Berbera toddobaadkii hore, waxaanay khilaafyadaasi dhaliyeen shirar-doceedyo iyo kulammo gaar-gaar ah oo ka socda Berbera, sida uu ku soo…

                        Read More

                          Aqoonyahan Cabdisalaan Cali Werer oo la Gudoonsiyey Biladsharaf uu noqday Ninkii ugu Mashaarcida Badnaa ee Uk

                          London04March15(SDN/QJ) Aqoonyahan Cabdisalaan Cali Werer oo noqday muwaadinkii u horeyey ee wadankan Uk ee la gudoonsiyo Abaal Marin noocan oo kala ah isaga oo karti ka mujiyey waxqabadka bulshada ku dhaqankan afka Somaliga iyo Africa wana markii ugu horaysay ee tariikhda ka gala isaga oo barlamaanka Ingriiska uu gudoonsiyey Awarkan .cabdisalan oo waraysi gaban siyey…

                          Read More

                            Is Berbera is a region of Somaliland or an Independent Republic having a territorial integrity and sovereignty owned by a particular clan‏

                            Ever since Somaliland re-claimed it’s in independence in 1991, some sectors of our society claims until this date that, this city belong to them even the reality is totally different as their no a particular tribe that can claim the ownership of any city or town in Somaliland reason being the entire territory which is…

                            Read More

                              Daawo Wasirkii Labaad Ee Xukuumada Madaxwayne SiilanyoMudo Wiig Gudihiiya Iska Casila Iyo Ifafaalaha Talada Dalka Cida Gacanta Ku Haysa Ee Soo If Baxaysa

                              Hargeisa 3/3/2015(SDN/QJ)Wasiirka warshadaha Somaliland abiib diiriye nuur(Timo cad) ayaa goordhawyd  ku dhawaaqay inuu iska casilay  xukumada uu gadhwadenka ka yahay madaxwayne axmed maxamed siilanyo iyadoo ku soo beegmaysa wig gudihii inay xukuumadiisa iska casilaan  labo wasir  iyo la tiliyayaal taasi  oo wax wayn u dhimi doonta taagerashii xisbigiisa kulmiye ku laha umada somaliland iyadoo geesta…

                              Read More

                                War Deg Deg ah: Wasiirkii Wershadaha oo Xilkii uu ka Hayay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Goor dhawayd iska Casilay DAAWO

                                Hargaysa 03.March 2015 (SDN/QJ)- Waxaa afar iyo labaatan saacadood gudahood iska casilay xukuumadda Madaxweyne Silaanyo mas’uulkii labaad. Wasiirka warshadaha Somaliland Abiib diiriye nuur ayaa ku dhawaaqay maanta in uu iscasiladiisa u gudbiyay madaxweynaha . Shalay ayaa waxaa isidoo kale casilay la taliyihii madaxweynaha somaliland ee dadka la hayb sooco Barkhad jaamac Xirsi. Mr. Xirsi ayaa…

                                Read More

                                  “Mawqifkayaguna waa waa dad jecel wadahadal, waxana aanu doonaynaa inaanu dal gaar ah noqono sidaanu horeba u ahaan jirney.” Wasiir Biixi.

                                  Ankara:March,03,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Fashilka ku Yimi Wada-hadalladii Somaliland iyo Somalia oo la doonayey inay Turkiga ka furmaan. Mudane Biixi Yoonis oo la Hadlay Warbaahinta isagoo Turkiga ku  sugan, ayaa  burburka Shirkaas ku eedeeyey masuuliyiinta kasoo jeeda ee lagu soo daray Guddida wada-hadalllada, waxana uu ku…

                                  Read More

                                    Xusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo Gudbinayso {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 03.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu Si Taxane ah Halkan idiinku soo Gudbin doonaa Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa . Waxay Drs Hibaaq Buubaal qormadan Maanta ay inagu Hoga Tusaalaynaysaa Sida Waalidku loogaga baahan yahay inay…

                                    Read More