“Haddii Aanay Jirin Wax Ay Xukuumadda KULMIYE Qarinayso, Masiirka Somaliland Ka Wayan Wax….” Axmed Muunin Seed
Boorama 03.March 2015 (SDN/QJ) Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga WADDANI Md. Axmed Muumin Seed ayaa naqdiyay wadahadalada Somaliland iyo Somaliya ay ku yeelanayaan dalka Turkiga, gaar ahaan hadalada ka soo yeedhaya Madaxda Waftiga reer Somaliland uga qayb galaya wadahadaladaas ee ku aadan in ay ka biyo diidsan yihiin soo hor fadhiisiga saraakiil kale oo…
