War Deg Deg ah: Wasiir Samaale Oo Iska Diiday Qabashada Xilka Wasaaradda Waxbarashada, Telefoono Madaxtooyadu u Dirtay Oo Uu Qaban Waayey Iyo Cudur-daarka uu Sheegtay
Hargeysa:Feb,28,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo xalay madaxweyne Siilaanyo u beddelay Dhinaca Wasaaradda Waxbarashada, ayaa iska diiday inuu xilkaas qabto. Qaarka mid Asxaabta sida weyn Wasiir Samaale ay Saaxiibka u yihiin, ayaa Qurbejoog.com u xaqiijiyey inuu Wasiirku xilkaas diiday, isagoo cuskaday inaanay jirin wax wada tashi ah oo Madaxtooyadu kala samaysay…
