Maalmaha is Guraya iyo Dhawaqa Dhegaha Shacabka Somaliland ka eegayaan Komiishanka Doorashooyinka

    Hargaysa 18.Feb 2015 (SDN/QJ)-  In ka yar boqol maalmood ayaa ka hadhsan wakhtiga ay tahay inay dhacdo doorashada madaxtooyada iyo Baarlamaanka ee Somaliland oo ah 26 June 2015, maalintaas oo ay ku eegtahay shan sannadood ka hor wakhtigii ay dhacday doorashadii hore ee madaxtooyadu.   Hase yeeshe marka la eego mudada kooban ee ka hadhsan…

    Read More

      “Xisbiyada Mucaaridka ah Waxay kaga dhegtay Cajalada Doorashada,Tabashada Reer Awdalna Madaxweynaha ayaa Go’aan ka gaadhaya” Jaamac Shabeel

      Hargaysa 18.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) ayaa jawaab ka bixiyey hadalada ka soo yeedhaya Xisbiyada  Mucaaradka oo marar badan sheegay inay Xukuumaddu doonayoa inay Doorashadu dib u dhacdo, si muddo kordhin loogu sameeyo. Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Wargeyska Geeska…

      Read More

        Xukuumada Somaliland oo Shuruudo ku Xidhay dayn ay ku leedahay Shirkad Maraykan ah iyo Shirkadii oo Cabasho u Gudbisay Maraykanka

        Washington/Hargeysa, 17 Feb, 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa sharraxaad ka bixisay lacago deyn ah oo shirkad Maraykan ah sheegtay inay ku leedahay Qaranka Somaliland oo aanay weli ka helin, taas oo ku ku saabsan khidbadaha hawlo ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u dirsatay lixdii bilood ee u horreeyey sannadii 2014-kii, taas oo qoraallo ku saabsan cabashadeeda…

        Read More

          Gudida Doorashooyinka Somaliland oo Mudada u Kordhiyay Qandaraaska Xaraashka ee Gaadiidka Guddiga Doorashooyinka

          Hargaysa 18.Feb 2015 (SDN/QJ)- Qandaraas lagu xaraashayo Gaadiidka ay leeyihiin Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo hore loo shaaciyey, isla markaana loogu soo bandhigay ciddii danaynaysa inay ka qayb-qaataan, ayaa lagu kordhiyeyey muddo todoba maalmood ah. Sida lagu sheegay qoraal ogeysiin ah oo uu ku saxeexan yahay Agaasimaha Waaxda Qandaraasyada ee Guddiga Qanadaraasyada Cabdirisaaq Maxamed Faarax, waxa…

          Read More

            Dhacdo Dileedkii Ugu Naxdinta Badnayd ee Sannadkan Cusub ee 2015 ka Dhacda Somaliland Iyo Wiil Toban Jir ah oo Kabihiisii laga Helay Barkinta Dhagar qabihii dilka Gaystay

            Gabilay 18.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cade ayaa sheegay in ciidamada Boolisku ay gacanta ku soo dhigeen eedaysanayaal loo tuhmayo dilka wiil yar oo maydkiisa laga helay todobaadkii hore degmada Alaybaday ee gobolka Gabiley. “Waxaynu wadnaa si qarankani mid nabad gelyo ku naalooda, oo la jaanqaada nabadgelyada casriga ah…

            Read More

              “Siyaasad Aan Meel Lahayn Oo Been Ah Ayay Dad Adduunkii Ka Iibiyeen, Tii Baynu Ka Hor-tagaynaa” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

              Hargaysa 18.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe , ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in laga shaqeeyo sidii loo adkayn lahaa wada jirka iyo midnimada Somaliland, waxaanu tilmaamay in loo midoobo sidii ay Somaliland aqoonis buuxa u heli lahayd. Faysal Cali Waraabe waxa uu sidaasi ka sheegay dalka Sweden…

              Read More

                Hargaysa:Qabanqaabadda Madasha, Qiimaha Warbixinta Xaaladda Dalka, Badheedhaha Masiirka Cirro Iyo Goojadda 26june

                Hargeysa, 18 Feb 2015 (SDN/QJ)-Qabanqaabadda madal wayn oo xisbiga Waddani ku daahfurayo warbixin buuxda oo ku saabsan xaaladda dalka dhinac walba guddo iyo dibadba, isla markaana la filayo in gudoomiye Cirro kaga dhawaaqo badheedhihiisa dhinaca siyaasadda ee Wakiiladda iyo ta guud ee xisbigiisa ee doorashada iyo arrimo badan oo kale, ayaa lagu waddaa inay ka…

                Read More

                  Waan Ooyayaa..!!!! W/Q: Mohamed Hassan Daacad

                  Waxaan Ahay  7 Jir Rajay ah,Hooyadayna sanad ka hor ayay xijaabatay.Labadayda Waalid Wax caruur ah kaligay bay ila haayeen. Markii ay Ifka ka hoyatay Hooyaday macaan,waxaan waajahay Nolol adag. Nolol,ay weheliyaan Mutuutulo Mugdi iyo murugo u saaxiib ah,waxaana deris ila noqday;hoy la’aan,Hooyo la’aan,hanti  la’aan,hammi la’aan,higsi la’aan,horumar la’aan iyo u-hiloobid la’aan muuqaalka dhabta ah ee nolasha…

                  Read More

                    ku-simaha RW ayaa ka tacsiyeeyey Dilkii loo gaystay Saraakiil ka tirsan Maamulka Garoonka Diyaaradaha

                    naa-li-laahi-Waa-inaa Ileyhi-Raajicuun Geeridu waa xaq, qof walbana waqtigiisa dhaafi maayo Muqdisho, 17, Feb, 2015(SDN/QJ)Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka tacsiyeeyay saraakiishii ku naf wayay weerarkii waxashnimada ahaa ee shalay gelinkii danbe kooxaha Nabad-diidku ku qaadeen gaari ay wateen masuuliyiin ka tirsan Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan…

                    Read More

                      Barnaamij Ka Hadlaya WAXBARASHADA oo uu soo bandhigay wariyaha ruug cadaga Dahir Ismaciil Xaji Adan Taas oo Dadbani ka faidaysan donaan Daawasho Wacan

                      London 17Feb15(SDN/QJ)Barnaamij Ka Hadlaya WAXBARASHADA oo uu soo bandhigay wariyaha ruug cadaga Dahir Ismaciil Xaji Adan Taas oo Dadbani ka faidaysan donaan baramijyadan ayaa waxa iska kashada xafiiska wararka ee  qurbejoog laantiisa Uk iyo Wariye Daahir Ismaciil xaaji Adan oo ruug  cadaa dhinaca saxafada kana hawl gala Tvga qaranka Somaliland iyo shabakada qurbejoog oo uu…

                      Read More

                        Shan Sano ka hor maxay Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaidka Somaliland ee Kulmiye iyo Ucid ka Yidhaahdeen Mudo Kordhinta Guurtida DAAWO.

                        Hargaysa 17.Feb 2015 (SDN/QJ)- Waxa sii gurmaya maalmihii xilliga sagootiska ku jira. Waxa soo siqaya dharaarihii millayga cusub ee soo dhawayntiisa loo diyaar garoobayo. Amintu waa kala guur wadeeco iyo waxyeelaba wax saarkeeda laga toog hayo. Fooldhabashada xiddigaha, wareega meerayaasha iyo godadka dayaxu u kala gudayaana, qadar Eebbe weeye. 23 sanno oo go,doomin ah Somaliland…

                        Read More

                          “Tuugo casriyaysan oo adeegsanaysa tilifoonada iyo internetka oo soomaali badan dhacday” DHAGAYSO

                          Hargaysa 17.Feb 2015 (SDN/QJ)- Nidaam Cusub oo Tuugo-nimo ayaa Mudooyinkii u danbeeyay aad uga soo Shaac baxay Meelo badan oo ka Mid ah Somaliland,Somalia,Punt land iyo dhulalka kale ee Somalidu degto. Waxaa la Yaableh in Tuugnimadan Casriga ah looga faa’iidaysto Telefoon loo soo diro qofka looguna bushaareeyo war uu ku farxo sida inuu ku Guulaystay…

                          Read More

                            Xukuumada Somaliland Iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta oo Ka Wada hadlay Qadiyada Isku furka Shirkadaha oo laga Rajo dhigay DAAWO

                            Hargaysa 17,Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasaarada Boosaha iyo Shirkadaha Madaxa bannaan ee Isgaadhsiinta Somaliland ayaa Kulan ay  ku yeesheen Xarunta Wasaarada Boosaha waxay iskula qaateen sidii loo samayn lahaa hanaan isku xidh oo ay ku wada xidhiidhaan. Kulankan ayaa labada dhinac waxay isla eegeen Suurto galnimada in sida ugu dhakhsiyaha badan loo bilaabo Sidii la isugu…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Gaashaanka u daruuray soo Jeedin ay Ergadii reer Buuhoodle kaga dalbadeen in la sii daayo Jaamac Kutiye

                              Hargeysa, 17 Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Siilaanyo ayaa shalay qaabilay Weftigii Cuqaasha iyo odayaasha ka koobnaa ee reer Buuhodle, isla markaana waxay labada dhinac halkaa ku yeesheen wada hadal la xidhiidhay qasdigii weftigu u socdeen. Ma jiraan warar si toos ah uga soo baxay kulankaasi, hase yeeshee siday W. Ogaal u sheegeen illo wargaleen ahi,…

                              Read More

                                Kulan ay isagu yimadeen Aqoonyahanada Beesha Daud Garxajis (CiidaGale ) ee Uk waxa la goan saday inay beeshy samayso Gudi rasmiya oo beeshu u dhan tahay(Bayaan)

                                London 17Feb15(SDN/QJ) Waxa ka dhacay Galbeedka London shir wada tashi oo isagu yimadeen aqoonyahanka beesha Ciida gale oo loga tashanayo arimaha Beesha ee Uk  waxana la goansaday in la samaysto gudi rasmiya oo beeshu u dhan tahay madama tii hore is magacawday iyada oo aan beesha la tashan isla markana anay wada matalin dhamaan ardayada…

                                Read More