Daawo:Badhasaabka Gobalkani Maroodijeex Jeeni Yare Oo Maanta Ka Warbixiyey Horumar Uu Sheegay Inay Xukuumadu Ka Fulisay Gobalka UU Ka Soo Jeedo Ee Sool

    Hargeisa 16/2/2015(SDN/QJ)Badahsaabka  gobalkani maroodijeex mr jeeni yare ayaa manta ka hadlay  xaalada gobalka marodijeex  iyo dhalinyaradii habenadii ugu danbeeyey la qabqabnayey sidoo kale awax uu ka hadlay xalada gobalka uu ka soo jeediyo sool Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Xafiiskii ku Midaysnayeen Jaaliyada Somaliland ee Uk oo laga Ibiyey Ganacsato Somalia

      London16Feb15(SDN/QJ) Xubno ka tirsan ururka somaliland west Comunitye ee ku bahoobay jaaliyada somaliland ee uk ayaa la soo xiriiray shabakada wararka qurbejoog xafiiskiisa uk ugana waramay xalada ay marayso xafiiska ay ku bahoobeen jaaliyada oo in mudo ku shaqaynayey magaca somaliland oo sanadkiiba mar qabta xaflada ama bilado abaal marina xafiskan aya ah xafiiska kaliya…

      Read More

        Daawo Kulan ka dhacay Galbeedka London laguna sii sagootinaayey Emb:Cabdifataax Siciid Axmed,Lataliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arimaha Haayadaha Caalamigaa…

        london16Feb15(QJ/SDN)Kulan ka dhacay Galbeedka London laguna sii sagootinaayey Siyaasi Cabdifataax Siciid Axmed lataliyaha Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa waxa kasoo qayb galay qaar ka mid ah bulsha weynta reer Somaliland ee ku nool dalkan Ingiriiska gaar ahaan magaaladda London. Kulanka oo ay kasoo qayb galeen madax ka tirsan ururada bulshada ee Somaliland sida SSUK,Saxafadda,Haween,siyaasiyiin ayaa…

        Read More

          Guddoomiye Muuse Biixi Oo Markale Ka Baaqsaday Inuu Madaxweyne Siilaanyo u Raaco Safarkiisa Galbeedka Dalka

          Hargeysa:Feb,16,2015(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Talada Haye ee Kulmiye  Muj. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Markii labaad ka baaqsaday inuu Madaxweyne Siilaanyo ku weheliyo Safarkiisii uu shalay ku tegay Deegaanada Gobolka Gabiley, waxana uu iska watay shaqada xafiiska Xisbiga Kulmiye. Guddoomiye Muuse Biixi, ayaa lagu arkay Shalay isagoo xafiiskiiga fadhiya, xilli inta Badan Xubnaha Golaha Wasiirrada  oo uu hoggaaminayo…

          Read More

            WADDANI TORONTO : ISKAASHIGA LABADA XISBI QARAN “WADDANI& UCID’

            Labada Xisbi mucaarid –WADDANI & UCID  waxa ka dhaxeeya tartan  siyaasadeed oo ku   salaysan  Horumarinta  ,Barwaaqaynta,  Nabadaynta , Difaaca  iyo adkaynta  Madaxbanaanida Somaliland. Xisbi waliba wuxuu leeyahay  higsi iyo barnaamij  u gaar ah .  Laakinse, waxa lagama maarmaan ah inay labada xisbi  iska kaashadaan  arrimaha masiiriga ah  oo ay ka mid tahay  ilaalinta dimuqraadiyada ka…

            Read More

              “Muddo-kordhintan waxad mooddaa inay Dawladdu iska caashaqsan tahay, iyadaana wadwaddee cidkalee oo wadwaddaa ma jirto. Shacabkuna wuu ku wareeray” Xildh. Obsiiye

              Hargeysa:Feb,16,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Guurtida, ayaa ka Hadlay Muddo-kordhin la filayo in loo samayn doono xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, iyadoo lagu sababaynayo inaanay dhamaystirnayn shuruudihiii doorasho lagu qaban lahaa. Mudane Obsiiye oo u warramayey qaar kamid ah warbaahinta Dalka, ayaa sheegay in muddo-kordhintaasi tahay mid xukuumaddu si iskeed ah iskaga jeclaatay,…

              Read More

                “Anigu ma ahi Kaabe Qabiil ah,Weligay qabiil kumaan shaqayn,qabiilna meesha ima keenin,Dekeduna…” Cali Xoor Xoor DAAWO

                Berbera 16.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo uu Weheliyo Maareeyaha Dekeda Berbera ayaa  beeniyay Warar mudooyinkii u danbeeyay lagu faafinayay Warbaahinta oo ku Saabsan Dekeda Berbera oo sheegaya in Shirkad Shisheeye ahi ay Maamulkeeda la Wareegi doonto. Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor) waxa uu ka hadlay in qorshaha ay…

                Read More

                  Laba Wasaaradood oo cadeeyay inay Iskaashi ka Yeelanayaan Joojinta Dhuxusha laga shito deegaamada Somaliland

                  Hargeysa, 16Feb 2015 (SDN/QJ)-Wasaaradaha Deegaanka,Macdanta iyo Tamarta iyo Ganacsiga,ayaa ka wada xaajoonaya qorshe lagu joojinayo isticmaalka Dhuxusha , islamarkaana loogaga guurayo Isticmaalka Shooladaha wax lagu karsado. Wasiirada Wasaaradahaasi iyo Masuuliyiinta kale ayaa kulan ay shalay ku yeesheen xarunta wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga waxay kaga wada hadleen sidii wasaarad walba doorkeeda uga qaadan lahayd…

                  Read More

                    “Waa Nin Adduunka Kaga Dawarsada Al-shabaab Isaga ayaa Ka Tirsan U Dulqaadan Mayno Maalin Walba Puntland.” Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland

                    Hargaysa 16.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa si kuluul uga jawaabay eedo kaga yimi maamul-goboleedka Somalia ee Puntland, isla markaana wuxuu sheegay inay xukuumad ahaan aad uga xun yihiin hadalka ka soo yeedhay maamulkaas. Sidaa wuxuu ka sheegay Waraysi uu Xalay siiyey Idaacadda BBC-da waxaanuu yidhi,“Runtii aad iyo aad…

                    Read More

                      Dood Baarlamaanka Yurub Yeeshay oo lagaga hadlay Suurta-Galnimada In Somaliland Iyo Koonfur Yemen Noqdaan Dalal Madax Banaan

                      Strasbourg,  France 16.Feb 2015  (SDN/QJ):- Baarlamaanka Midowga Yurub oo dood arbacadii toddobaadkii hore ka yeesheen xaaladda dalka Yemen, ayaa markii ugu horeysay lagu soo qaaday xaqa ay u leeyihiin in dal madax banaan loo aqoonsado Koonfurta Carab (Koonfurta Yemen) ee aqlabiyadoodu tahay Muslimiinta Sunniga ah, kadib markii dalka Yemen ay taladiisa gacanta ku dhigeen kooxda…

                      Read More

                        “Xukuumadan Wakhtigeedii Wuu dhamaaday,Hadii la Yidhaa intaas oo Sano ayaa laguu Kordhiyay Mushkiladeeda ka Lug bixi mayno” Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir Daawo

                        Hargaysa 16.Feb 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa Sheegay in Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Wakhtigii Sharciga ahaa ee ummadu dooratay uu dhamaaday Waxaanu Xusay in dalku galayo Marxalad loo baahan yahay in wada tashi lagaga gudbo.

                        Read More

                          Dufcadii 2aad ee Ka Qallin Jebisa Jaamacada Timcade ee Gebilay+ Weedhihii laga Jeediyay DAAWO

                          Gebilay 16,Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka Qayb Galay Qalin Jabinta Dufcadii Labaad ee Jaamacada Tima-cade ee Magaalada Gabiley oo tiradoodu dhamayd 64 arday kuwaas oo ka baxay 4 Kuliyadood. Madaxweynaha oo intii uu ku gudo jiray jidka u dhexeeya hargeysa ilaa Gabiley, ay shacbiga deegaamadaasi si weyn ugu…

                          Read More

                            Haldoorka Gobolka Awdal oo Si adag uga hadlay Qiimaha Nabadgalyada Shaaciyayna inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Suldaan Wabar DAAWO

                            Boorama, 16,Feb 2015 (SDN/QJ):- Kulan lagaga hadlayey nabadda iyo horumarinta ayaa shalay lagu qabtay huteel Rays ee magaalada Boorama, kaas oo ay soo qabanqaabiyeen arday ka socotay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Cammuud. Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen Salaadiin, Cuqaal, Masuuliyiinta Jaamacadda Cammuud, Culimaa’uddiin iyo waxgarad kale ayaa markii u horreysay muddo sannado ah…

                            Read More

                              Diyaarad Walxo aan la Aqoonsan Cirka kaga soo riday Deegaano ka Tirsan Gobolka Hawd iyo Xukuumada oo ka aamustay

                              Hargeysa, 16 .February, 2015 (SDN/QJ)- Walxo aan la aqoonsan oo ay diyaaradi Cirka ka soo gantay oo dhaliyey olol iyo dhawaaq dheer oo cabsi galiyey dadweynaha ayaa toddobaadkii hore ku soo daatay deegaanka Laanta-qalloocan oo Koonfur-Galbeed ka xigta magaalada Balli-cabane oo ka tirsan gobolka Hawd. Dadweynaha ku nool deegaanka Laanta-qalloocan oo Wargeyska Himilo la xidhiidhay,…

                              Read More

                                sixid maqaalkii cali coomey ee taariikhda wargaysyada ka soo bixi jirey somaliland

                                SIXID qoraalkii ahaa (Sooyaalka Wargaysyadii Ka Soo Bixi Jiray Somaliland 1949-kii ilaa 2015-ka. Aasaaskoodii iyo Tifaftirayaashoodii ) Waxaa dhawaan soo baxay qoraal uu qorey Cali cabdi coomey qoraalkan oo qoraagu kaga hadlayay taariikhda wargaysyadii ka soo bixi jirey Somaliland tan iyo waqtigii gumaysiga. Waxa igu kalifay maqalkan inaan qoro kadib markii aan arkay in coomey…

                                Read More