“Mucaaridka Waxan leeyahay Wadaag Lama Samayn Karo,waxaana Dawlada Xilka Haysa Ka qaadi Kara uun Shacab Ka Codeeya oo Kalsoonida Siiya….”Wasiir Waran-cadde.
Hargeysa:Feb,21,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay ka Jawaabtay Hadal dhawaan kasoo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Caabdiraxmaan Cirro, kaas oo salka ku hayey haddii xukuumaddu ku guuldarraysatay inay doorasho qabato in xukuumad wadaaag ah la dhiso. Wasiirka Arrimaha Gudaha oo maanta afka xukuumadda ku Hadlayey, ayaa sheegay inaanu hadalkaasi…
