Daawo:Mujaahid Cali Guray Oo Ka Dhawajiyey Inaan Wax Doorasho Ahi Dalka Ka Dhici Doonin

    Hargeisa 15/2/2015(SDN/QJ) cali guray oo ka hadlay xaalka dalka ka taagan hada iyo doorasho la’aanta la filayo dhanka kalle isagoo cali guray ka hadlay xayiraada dib oo saaray wargeyska hubaal isagoo eedaas oo dhan dhakada uga riday inanka uu sodoga uyahay madaxweyne siilaanyo (morgan) https://www.youtube.com/watch?v=J2PbPnuXIRg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Masuuliyad Darrada Haysta Wasaarada Warfaafinta Somaliland iyo Xukumada Siilaanyo Iyo Wariye Siciid Faarax Cagjar Oo Ka mida Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Mudo Dhan Laba Todobaad Iyo Badh Xaalad Caafimaad Daro U Jiifa Cusbitaalka Adna Hospital Ee Magaalada Hargeysa

      Hargeisa 15/2/2015(SDN/QJ)Wariye siciid faarax cagjar oo kamida ahaa saxafiyiintii ka hawl gali jirtay idacaadii radio horyaal ee ku hadli jirtay afka xisbiga kulmiye haatan ka tirsan wargeysaka dawan media group ee kusoo baxa afka dawlada somailand ayaa mudo dhan laba todobaad iyo badh u jiifa xalad caafimaad daro cusbitaalka adna adan hospital ee magaalada hargeysa….

      Read More

        Wasiir Xirsi Oo Ku Simbiririxday Jawaab Uu Ka Bixinayey Wareejinta Dekedda Berbera Oo Hadalkeedu Taagan Yahay

        Hargeysa:Feb,15,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii ugu horraysay Jawaab ka Bixiyey Warar isa soo taraya oo sheegaya in dekedda Magaalada Berbera lagu wareejinayo Shirkadda Palore oo laga leeyahay Dalka Faransiiska. Wasiir Xirsi oo u warramay Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay inaanay jirin wareejin la xidhiidha dekedda Berbera oo ilaa iyo Haatan dhacday,…

        Read More

          Xukuno lagu Riday Shirkadii Daabacday Waraaqihii Codbixintii Doorashadii Deegaanka ee Somaliland iyo Dalal kale

          London, 15Feb, 2015 (SDN/QJ)- Maxkamad ku taala degmada Southwark oo ka tirsan magaalada London, ayaa soo gebo-gabaysay wejiga koowaad ee dacwad musuq-maasuq oo loo haystay Afar sarkaal oo ka tirsan shirkadda Smith & Ouzman oo qaadatay qandaraaska daabacadda Agabka Doorashooyinka dhowr waddan oo Somaliland ku jirto. Guddoomiyaha Shirkadda Christopher John Smith iyo Inankiisa oo lagu…

          Read More

            Ergadii ka soo Kicitintay Buuhoodle oo Ku Kala Qaybsamay Sii Daynta Jaamac Kuutiye “oo falal argagixiso u Xidhan” Inay La Hor Tagaan Madaxweyne Siilaanyo & Beelo Kale oo Fadhiga ka soo Kacay

            Hargeysa, , 15 Feb 2015  (SDN/QJ) Weftigii Cuqaasha iyo Odayaasha reer Buuhoodle ee wada xaajoodka u yimi Hargeysa oo Shalay Gelinkii hore la kulmay Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegay inay isku qabteen waxa ay la hor tegayaan xukuumadda. Warar laga soo xigtay illo ku dhawdhaw weftiga ayaa tibaaxay, in weftiga la dejiyay Huteelka Iskaandaneefiyan ee…

            Read More

              Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay Cod baahiyihii Weynaa ee Radio Hargaysa oo Hawada ku soo noqday kadib markii la Cilad tiray DAAWO

              Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay shaqaalaha Warlaliyaha Idaacada Weyn ee Radio Hargaysa oo in mudo ah tababar ku qaadanayay Xarunta Wasaarada Warfaafinta. Wasiir C.laahi Cukuse ayaa Sharaxay Asbaabihii ay Mudada Bilaha ah u fadhiday Idaacada weyn ee Radio Hargaysa.

              Read More

                “Warbaahinta ayaa qoraysay wuxuu la kulmay Madaxweyne Siilaanyo, oo waxaa loo dhiibayaa jagadda Wasiir Xagletoosiye,” u Qaybsanihii Khaatumo ee Arrimaha Gudaha

                Buuhoodle, 15 Feb 2015 (SDN/QJ)-U Qabsanihii hore ee Arrimaha Gudaha ee kooxda Khaatumo Yaasiin Axmed Sulub, ayaa beeniyay warar sheegayay inuu ololaynayo inuu xil wasiir ka doonto Somaliland, isla markaana la tuhunsana in xubno xukuumadda Siilaanyo ka mid ahi u wadeen sidii loogu bedeli lahaa Wasiirka Caafimaadka. Yaasiin Axmed wuxuu sheegay inuu Hargeysa yimi oo…

                Read More

                  Baanka Somaliland oo Ka Hadlay Xawaaladaha uu Maraykanku Xanibay DAAWO

                  Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Baanka Dhexe Cabdi Dirir Cabdi ayaa Xogwaran uu siiyay Warbaahinta Waxa uu ku sharaxay Habsami u socodka hawlaha shaqo ee baanka. Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland waxaa kale oo iftiimiyay nuxurka qoraal uu madaxweyne Axmed Siilaanyo u diray Safiirka Dawlada Maraykanka u fadhiya Nairobi oo ku Saabsan Lacagihii ay dadka…

                  Read More

                    Mujaahid Cali Guray oo Warqad Furan Markii u Horaysay u Diray Madaxweyne Siilaanyo iyo arimaha ay Koobsatay

                    Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mudane Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa Markii 1aad Waxa uu Warqad furan u diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo . Nuxurka Warqadan furan ayuu Cali Guray Madaxweynaha ugu soo jeediyay Sidii uu doorasho Xor iyo Xalaal ah dalka uga qaban…

                    Read More

                      ” Afar Sanno ka Hor ayaa Xukuumadan lagu wareejiyay Dal iyo dad nabadqaba oo Midaysan,Maantana waxaa loo Jeedaa Dildilaaca ka Muuqda” Cali Sanyare

                      Hargaysa 15,Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii qorshaynta iyo xidhiidhka caalamiga ah ee xukuumadii Rayaale Md. Cali Ibrahim Maxamed (Cali-sanyare) ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay inay xukuumadiisu kala daadisay isku xidhnaantii iyo isku duubnimadii Somaliland ee uu Madaxweynihii hore ku wareejiyay markii uu doorashada KULMIYE ku guulaystay. Md. Cali-Sanyare, oo aanu hore idiinku soo gudbinay laba qaybood…

                      Read More

                        Maxay yihiin Badeecadaha dawladda Itoobiya wakhtigan kala soo degayso Dekedda Berbera?

                        Addis Ababa, 15 Feb, 2015-(SDN/QJ)- Xukuumadda Itoobiya, ayaa shaaca ka qaadday inay si rasmi ah u bilaabeen isticmaalkooda Dekedda magaalada Berbera ee dalka Somaliland, isla markaana badeecadihii u horreeyey oo xaddi badani ka soo degi doonaan maalmaha soo socda, balse werwer ka haysto xaaladda waddooyinka oo wax-ka-qabashadooda ay iskaashi ka leeyahiin Xukuumadda Somaliland. Wasiirka Gaadiidka…

                        Read More

                          khatarta iyo sirta ka dambaysay VALENTINES DAY oo ah maalin sanad kasta la xuso,hadaba waxa sharaxaya Sheekh SHibli DAAWO

                          Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Bisha February 14-keeda oo Shalay ku Beegnayd ayaa qaybo ka mid ah Caalamku u aqoonsan yahay  inay tahay Maalintii Jaceylka Aduunka (Valentine’s-Day), waxaana la isku diraa Salaamo, Ubaxyo qurux-badan, iyo Hadiyado qaali ah oo ay is-dhaafsadaan Lamaanayaasha is-jecel, iyo kuwa isqaba. Hadaba maxay tahay ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa munaasabadan…

                          Read More

                            Hambalyo Meher Wacan

                             Dhammaanba Shaqaalaha Bahda Shabakadda Caalamiga ah ee Qurbejoog.com, Wariyayaasha, Farsamo yaqaannada iyo Wariye Badri Koosaar Maxamuud, Waxa ay Hambalyo Meher Wacan u dirayaan  C/qaadir kosar maxamuud Iyo Marwadiisa Nimco Abshir Xasan Oo meherkoodu maalintii shalay ka dhacay HOTEL MAANSOOR EE Magaalada hargaysa, waxana ay Leeyihiin Noqda Qoyskii isku waara iyo Ubad khayr qaba kala hela

                            Read More