Qorshaha ay Masar ku Difaacayso Marin biyoodka Baab al Mandab iyo Fursado Somaliland u banaan
Hargeysa 08.Feb 2015 (SDN/QJ)- Janaraal Muhaab Mimiish oo madax ka ah haayadda mamausha Marin biyoodka Suweys ee dalka Masar ayaa shaaca ka qaaday in Masar aanay marnaba aqbali doonin in uu xidhmo Marin Biyoodka Baab Al-Mandab ee dalka Yemen, haddii la isku dayana ay milateri ahaa u soo farogelin doonto. Janaraalka oo shir-jaraa’id u qabtay…
