Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo Oo Safaf Dhaadheer Ugu Jira Casuumadda Suldaan Garoowe Ka Yimi, Kumaanaan Dollar-na Ku Baabi’iyey

    Hargeysa:Feb,12,2015(SDN/QJ)-Inta Badan Wasiirrada Xubnaha ka ah Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Maalmihii ugu dambeeyey Safaf dhaadheer u gelayey Casuumadda iyo Ka Farxinta Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud oo kasoo heeda Bariga Sanaag, kaas oo Booqasho ku jooga Magaalada Hargeysa. Suldaankan oo dhawaanahanba ku foognaa Tallaabooyin ka dhan ah Qaran-nimada iyo iskuduubnida Bulshada Reer Somaliland, ayaa…

    Read More

      “Falal nabadgelyo-daro ka abuura xuduudka aan wadaagno Somaliland cidnaba kama aqbalayno inay samayso…” Brig. Gen. Berhe

      Hargeysa 12 Feb, 2015 (SDN/QJ)- Dawladda Itoobiya, ayaa sheegtay inaanay marnaba oggolaan doonin in gudaha dalkeeda ay ka hawl-galaan Malleeshiyaad ka soo horjeeda Somaliland, waxaanay sheegtay inay baadhayaan weerar dabley hubaysani gudaha dalkeeda kaga soo qaadeen Ciidamada Qaranka ee fadhiisinkoodu yahay magaalada Qolujeed ee gobolka Awdal. Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Dablay taabacsan Suldaan Wabar oo…

      Read More

        Laamaha Amaanka Somaliland oo ku amray Abubakar Cawaale oo u Ololeeya Qaad Joojintu uu Somaliland ka Baxo,Iyo Sababaha Keenay+ Waraysi Oohin Wata oo laga Duubay (DAAWO)

        Hargaysa 12.Feb 2015 (SDN/QJ)- Ciidanka dambi Baadhista Somaliland, ayaa Magaalada Hargeysa ku qabtay Abuukar Cawaale Qaadi oo ah Nin u ololeeya joojinta Qaadka,si aadana uga hadla dhibaatada Qaadka. Mr. Abuukar ayaa Magaalada Hargeysa dhawaan yimid islamarkaana la filayay inuu ka qayb galo Munaasibad lagaga hadli lahaa Dhibta qaadka iyo qaabka loo joojin karo. Munaasibada oo…

        Read More

          Berbera: Faanka Beenta, Foorarka Runta, Fiirrada Nolosha, Ficilka Tukaha Iyo Fooridda Dabaysha.Falanqaynta Ogaal

          Berbera 12.Feb 2015 (SDN/QJ)- Meeshu waa Berbera. Waa magaaladda keliya ee ku taala 800km oo xeeb ah. degsiimooyinka kale ee ku yaalaa waa daabiyado yaryar oo aan koriin samaynin, isla markaana waxa taa loo aaneeyaa dadka oo aan baranin macaanka nolosha xeebaha. Waqtigu xaggaa dadku ka soo diday kulaylka xeebta badda  cas ma aha, haddana,…

          Read More

            “Waxaad mooda xukuumadani in ay tahay mid ciil qabta oo aan doonayn in ay umaddan ay taariikh wacan uga tagto” Xildhibaan Siciid Cilmi

            Hargaysa 12.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ay samaynayso waxyaabo ka daran waxii ay ku dhaliili jireen maamulkii hore ee Daahir Riyaale markii uu mucaaradka ahaa xisbiga Kulmiye, waxaana uu sheegay in xadhig, caga juglayn iyo cabudhinba ay ku…

            Read More

              Aragtida Xukuumada Somaliland ee doorka Itoobiya ku leedahay Dhaqdhaqaaqyada Suldaan Wabar DAAWO

              Hargaysa 11.Feb 2015 (SDN/QJ)-  Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay doorka ay dawladda Ethiopia ku leedahay dhaqdhaqaaqyada Suldaanka Somaliland ka soo horjeestay ee Suldaan Abiibbakar Cilmi Wabar oo gudaha Itoobiya Malleeshiyaad isaga taabacsan oo hubaysan ku urursada, isla markaana duullaan Salaasadii ku soo qaaday Ciidanka Qaranka ee deegaanno ka tirsan gobolka Awdal ku sugan. Sidaa waxa…

              Read More

                Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Ka Hadlay Shaqaaqadii Marlabaad Ka Soo Cusboonatay deeganka Bali Diiriye Ee Burco

                Hargeisa 11/2/2015(SDN/QJ)Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland saleban maxamuud aadan ayaa maanta ka hadlay shaqaaqadii dib uga soo cusboonatay deeganka bali diiriye ee gobalka togdheer ayaa ugu baaqay inay labada dhinac u hogaansamango,aanadii golaha guurtidu haore uga soo saaray https://www.youtube.com/watch?v=DUNmCKcoXPg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com  

                Read More

                  Daawo:Wasiir Maxamed Biixi Yoonis Oo Sheegay Inanay Somaliland federalka Ka Mid Ahayn Xili Neiskol Key Sheegay Inay Somaliland Nidaamka Federalka Soo Dhawaynayso

                  Hargeisa 11 /2/2015(SDN/QJ) Wasiir maxamed Biixi Yoonis Oo Maanta  ayaa maanta mar hortagay  gudaida arimaha dibada somaliland sheegay  inanay somaliland nidaamka federalka qaadan  iyadoo denjiraha somalia u fadhiya qaramada midaomay nieskl key  uu sheegay  inay somaliland soo dhawaynayso nedeaamka federaalka https://www.youtube.com/watch?v=CQVcv4nw01M Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    TOOYASHO IYO TOOGOBEEL Gabay Xiiso badan Abwaan Sacad Axmed Xasan Roodhiile

                      Gabaygan tooyasho iyo toogobeel waxaa curiyey Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile. Gabaygu wuxuu ka hadlayaa siyaasaddan qabyaaladda ku dhisan iyo saamaynta xun ama taban ee  ay ku yeelatay bulshadda Somaliland, sida  ay hogaanka qaranka iyo asxaabta siyaasiga ahiba ugu fashilmeen inay dadka qabyaaladda ka saaran oo ka guuran geeddi dheer. Gabaygani wuxuu ka mid noqonayaa…

                    Read More

                      Daawo:Xildhiban Kijaandhe Oo Olole Ugu Jira Sidii Uga Mid Noqon Lahaa Gudida Wadahadalada Somaliland Iyo Somalia Umatala Somaliland

                        Hargeisa 11/2/2015(SDN/QJ)xildhiban kijaandhe oo ka mida xildhibanada golaa wakiilad somaliland ahna gudoomiyaha gudida arimaha dibada wakiilada ayaa maanta waxa uu olole ugu jiraa sidii uu uga mid noqon lahaa gudida wada hadalada u matasha somaliland https://www.youtube.com/watch?v=J9EHpVvr190 Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Ayaa Shaaca Ka Qaaday In 26 Feb Ay Dib Wadahadalada Somaliland Iyo Somalia Ka Furmi Doonan Dalka Turkiga

                        Hargeisa 11/2/2015(SDN/QJ)_Wasiirka arimaha dibada Somaliland maxamed biixi yoonis ayaa maanta hor tagay  gudida arimaha dibada golaha wakilada Somaliland iyadoo kulankaasi ay  warbaahntu  dibad jog ka ahayd ayaa arkii kulankaasi soo idlaaday  waxa saxafada la hadlay wasiirka  arimaha dibada Somaliland maxamed biixi yoonis isagoo ka warbixiyey  waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee  ay  kulankaasi kaga soo wada hadleen …

                        Read More

                          “Waxad Mooddaa uun in sawirkii uu noqday Dawladdii oo Halkii Udub fadhiisatay oo waliba ka Cabban oo ka Gacan Kulul iyo Mucaaridkii oo Halkii Kulmiye Fadhiistay oo Ka Afgaaban oo ka Gacan Qabow.”Xuseen Xoog

                          Hargeysa:Feb,11,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xuseen Muxumed Maxamuud (Xoog), haatana Kamid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Waddani, ayaa ka Hadlay Xaaladda Guud ee Dalka, waxana uu tilmaamay in dhaawac baddani ka jiro Dhinaca Midnimadda Beelaha Somaliland iyo Isku duubnidii ay caanka ku ahaayeen. Mudane Xoog oo la Hadlayey Saxaafadda Madaxa Bannaan, ayaa sheegay wax…

                          Read More

                            “KULMIYE Ka Bixi-maayo Intaan Siyaasada Ku Jiro, Hadii La Arkay Nin Xil Laga Qaaday Oo Qabyaalad U Booday Dhici-mayso” Gudoomiye Xigeenkii Hore Togdheer Daawo

                            Burco 11,Feb 2015 (SDN/QJ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ubaxle) oo todobaadkan Madaxweynuhu xilkii ka qaaday, ayaa sheegay in aanu ka xumayn sababihii xilka loo qaaday, waxaanu tilmaamay inuu ka tirsanaan doono Xisbiga talada haya ee KULMIYE. Maxamed Ubaxle waxa uu sidaasi ku sheegay munaasibad uu  xilka ku wareejinayay Guddoomiye…

                            Read More

                              Maareeyaha Dekeda Berbera oo ka hadlay Mawqifka ay ka taagan yihiin Shirkada Maalgashiga ee Palora Iyo Talooyinka ay ka Bixiyeen Markabkii Hubka Siday DAAWO

                              Berbera 11.Feb 2015 (SDN/QJ)- Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cabdi Xoor Xoor oo uu Weheliyo Maareeye ku xigeenka Dekedaasi Cumar Abokor Jaamac ayaa shir Jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Berbera waxay kaga hadleen heshiis ay xukuumadu la galayso Shirkad Faransiis ah oo lagu  magacaabo Palora iyo qadiyada Markabkii Hubka siday ee dhawaan dawladu sii…

                              Read More

                                Daawo:Wasiiro Xalin Kari Waayey Khilaafkii Sonyo Oo Soo Fadhiistay Dood Dhalinta Mustaqbalkooda Laga Hadlyo Iyadoo Sonyo Laba Garaba

                                Hargeisa 10/2/2014(SDN/QJ)shirwayne laga tashanayo  mustaqbalka dhalinyarada somaliland ayaa maanta lagu hoolk ururka dahlinta somaliland ee sonyo  xili  wali ay  sonyo laba garab tahay  laba gudomiyena leedahay iyadoo wasiro xalin kari waayey sonyo  ay shegen inay  ka hadlaya mustaqbal dhalinyaro Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More

                                  Daawo:Qaar Ka Mida Masuuliyiintii Ururkii Xaqsoor Oo Maanta Xukumada U Soo Jeediyey dhaliilo Dhawra Iyagoo Ugu Baaqay Inay Dhalinta Xadhiga iyo Handidaada Ka Daaya

                                  Hargeisa 10/2//2015(SDN/QJ)Qaar kamida masuuliyiintii ururkii xaqsoor ayaa maanta ka hadlay dhaliilo badan u soo jeediyey  xukuumada somaliland iyagoo xukuumada somaliland ugu baqay inay dhalinyarada ka dayso handidaada iyo  cago juglaynta  xadhiga balse ay xal kale u raadiso Hargeisa SDN/QJ concat@Somalidiasporanews.com

                                  Read More

                                    Xadhiga Kalash, Xaawaysiga Baashe, Xaragadda Sharcidarrada, Xafta Xirsi, Xogta Buuhoodle, Xulafadda Damul Jadiid Iyo Xuurtaynta Taladda

                                    Hargeysa 10.Feb 2015 (SDN/QJ)-  Cismaan Xuseen Gurxan oo ku magac dheer Kalash, kana mid ah golaha dhexe ee Xisbiga Waddani ayaa shalay xabsiga loo taxaabay , isla markaana waxa lagu xidhay xarunta dambi baadhista magaalada Hargeysa. Inkasta oo nidaam ahaan iyo sharci ahaanba uu jiro dariiq loo maro xadhiga qofka aadamiga ah, haddana siday tibaaxeen…

                                    Read More