Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta 642 Dhakhtar Gudoonsiiyey Liisankii Dhakhtarnimada Somaliland Iyadoo Wasarada Caafimaadkuna Go,aamo Ka Soo saartay Dhakhaatiirta Dalka(Sawiro)
Hargeisa 10/2/2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflad lagu qabtay Maansoor Hotel loona asteeyey 10/02/2015,maalinta Mihnadlayaasha Caafimaadka. Gudidan oo uu madaxweynuhu aas-aasay ka dib markii baahi weyni ka muuqatay caafimaadka dalka, lagama maarmaana ay noqotay in laga gaashaanto, lagana hortago xaalada guud ee caafimaadka dadka iyo xoolahaba si…
