Shirkii Beelaha Gobolka Awdal oo Soo Gabo Gaboobay,War Murtiyeed laga soo saaray DAAWO
Hargaysa 27.Jan 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Deegaanka Dooxada Geb lagu soo Gabo gabeeyay Shir ay lahaayeen Beelaha Gobolka Awdal . Shirkaasi ayaa waxa laga soo Saaray War-murtiyadeed ka kooban Tobban Qodob, Waxa lagu sheegay War-murtiyadeedkaasi in Qaranimada Somaliland tahay Mid Muqadas ah, isla Markaana Beesha Samaroon Midnimadeed iyo Wadda jirkeeda la Ilaaliyo, kana wadda Shaqeyso Horumarka…
