Bulshada Ceerigaabo oo Canaan ku Mutay Heerka ka qayb qaadashada Wadada Ceerigaabo DAAWO

    Ceerigaabo 25.Jan 2015 (SDN/QJ)- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa meel fagaare ah kala hadlay dadweynaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo. Gudida Heerka Qaran ee Dib u dhiska Wadada Ceerigaabo oo Fagaaraha Nuura ee Magaalada Ceerigaabo kula hadlayya Shacabka ku nool Magaaladaas ayaa ku canaantay Sida ay ka qayb qaadashadoodu…

    Read More

      Dr’s Edna iyo Khudbadii Garnaqsiga ahayd ee ay ka jeedisay Xarunta Baarlamanka Midowga Yurub

      Hargaysa 25.Jan 2015 (SDN/QJ)- Marwo Edna Aaden Ismaaciil, ayaa bulshada caalamka ugu baaqday inay ku dhiiradaan aqoonsiga qaddiyadda Somaliland, Marwo Edna Aaden Ismaaciil ayaa ka mid ahayd wefti Somaliland ka socday oo kala ahaa wasiirada arrimaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis, qorshaynta Sacad Cali Shire  iyo Cabdiqaadir Xaashi Cilmi, kuwaas oo khudbado u jeediyay  guddiga arrimaha…

      Read More

        Mashaariic laga Hirgaliyay Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Berbera oo Madaxweyne Siilaanyo Furay DAAWO

        Berbera 25.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Shalay intii aanu ka soo ambo bixin Magaalo Xeebeedka Berbera waxa uu soo kormeeray mashaariico badan oo laga fuliyay Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Berbera . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Xadhiga ka jaray  Mashaariic lagu soo kordhiyay Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Magaalada Berbera. Maareeyaha haamaha shidaalka…

        Read More

          Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo difaacay Safarkii Madaxweynaha ee Gobolada DAAWO

          Hargeysa 25.Jan 2015 (SDN/QJ) Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay Xisbi ahaan bogaadinayaan safarkii Madaxweyne Siilaanyo ku soo maray Goboladda iyo Degmooyinka Somaliland. Gudoomiye Muuse Biixi waxa uu difaacay Safarka Madaxweynaha oo Mucaaradku dhaliilo u jeediyay, waxaanu sheegay in Safarka Madaxweynuhu qorshaystay islamarkaana cidda uu doono la shirayo meesha…

          Read More

            Xildhibaan Xoog oo ku dooday inuu Madaxweynuhu Weji Gabax kala Kulmay Deegaano ka mid ah Meelihii uu soo Kormeeray

            Hargaysa 25,Jan 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Aw-xoog), oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay safarkii madaxweyne Siilaanyo muddooyinkii danbe uu ku maraayey qaar ka mid ah gobalada dalka, waxaanu soo bandhigay wejigabax uu sheegay inay Madaxweyne Siilaanyo ka raacday degmada Sheekh ee gobalka Saaxil, ka dib markii uu…

            Read More

              Xukuumada Somaliland ayaa Maanta ka hadashay Markab siday Shixnad Hub ah oo lagu qabtay Dekeda Magaalada Berbera DAAWO.

              Berbera 24.Jan 2015 (SDN/QJ)- Ciidanka amaanka xeebaha Somaliland ayaa la sheegay inuu Markab sida Shixnad Hub ah ku qabtay Dekedda Berbera, waxaana la sheegay inuu siday Alaabooyin u siday Ganacsato Somaliland ah balse markii laga rogay ayaa xaggiisa hoose laga helay Hub iskugu jira Mid culus iyo Mid fudud. Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Warancadde oo…

              Read More

                Mashaariicdii u danbaysay ee Madaxweyne Siilaanyo Xadhigaga kaga Jaray Berbera Maanta DAAWO

                Hargaysa 24.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee Mudooyinkii u danbeeyay Socdaalka shaqo ku marayay Gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay Caasimada hargaysa. Madaxweynaha Waxaa ku soo dhaweeyay Caasimada hargaysa Madaxweyne ku xigeenka J.S.L ,Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye madax iyo…

                Read More

                  Daawo: Soo Dhawayntii Madaxwaynaha Galabtiyo Hargesa Oo Ay Ku Kaliyeysteen Ardayda Dugsiyada Hoose Iyo Kuwa Sare

                  Hargeisa 24/1/2015(SDN/QJ)madaxwaynaha somaliland ayaa goordahawd  soo gaadhay caasimada somaliland ee hargeisa iyadoo madaxwaynaha uu in mudo ah  safar  ku maraayey  badiba gobalada iyo degmooyinka somaliland safarkani madaxwayanaha ayaa waxa ku wehelinaayey  badiba golahiisa wasiirada ,waxa goordhawayd soo gaadhay magalada hargeisa iyadoo ay  wadooyinka hareero tubnaayen arday  badan oo lasoo dareriyey  dugasiyadood ay  dhiganayen halkani ka…

                  Read More

                    Shaki Ka Dhashay Markab Hub Culus Sida Oo Kededda Berbera Kusoo Xidhay, Meesha Loo Waday Iyo Masuuliyiinta Ammaanka Oo Jawaab Raadinaya

                    Berbera:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Markab ay saaran yihiin shixnado hub oo ay kamid yihiin Gawaadhi gaashaamani, ayaa kusoo xidhay Dekedda Berbera, waxana si kedi ah loogu dhex arkay hubkaas xilli uu dejinayey gaadiid ay lahaayeen Ganacsato Reer Somaliland ahi. Markabkan oo lagu magacaabo MV-Shakir ayaa markii laga rogay gaadiidkii uu u siday Somaliland, waxa xagiisa hoose laga helay hub…

                    Read More

                      Daawo:Intii Aynu Noolayn Qolo Ahaan Maynaan Arag Meel La Inagu Gumaysto Haddaan Uurka Hooyadiin La Idinku Gumaysan,”Wasiir Abgaal

                      Hargeysa:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa Maanta ka Hadlay Dhacdo habeen hore ka dhacday Magaalada Borama oo kooxo hubaysani Rasaas ugu fureen Saldhig Boolis oo halkaas ku yaalla. Wasiirka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inaanay dhacdooyinka ka dhacaya Gobolka Awdal ee lagu waxyeelaynayo amniga iyo degenaanshiyaha somaliland  …

                      Read More

                        Daawo “Intii Noo Banaanaydna Way Nagaga Daba Yimaadeen Madaxwaynahana Waxaan Leeyahay Adigo Meeshan Lugahaaga Ku Yimaada Oo Eega Mooye”Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

                        Hargeisa 24/1/2015(SDN/QJ)suldaanka guud beelaha somaliland suldaan maxamed suldaan c/qaadir ayaa oo maanta ka hadlayay kulan ay isuguyimaadeen gudiga horumarinta beesha ciidagale ayaa sheegay in ayna marnaba xukumada somalland ka yeelayn in dhulkii inta yar ee ku hadhsanayd ay la weregaan ciidanka qaranka somaliland waxaanu suldaanka guud dhambaal u diray fariin ah madaxwaynaha somaliland http://www.youtube.com/watch?v=rgV3FBTOTT0 Hargeisa…

                        Read More

                          Akhri Shuruudo Layaab leh Oo Ra’isal Wasaare Sharma’arke ku Xidhay Xildhibaanada Doonaya Inay Xukuumadda Cusub Kusoo Biiraan

                          Muqdisho:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Caasimadda Muqdisho, ayaa sheegaya in Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali uu miiska keenay Shuruudo dhawr  ah oo uu  kaga hortegayo Xildhibaanada Safafka dhaadheer ugu jira inay kusoo biiraan Xukuumadda uu dhawaan soo dhisayo. Ra’isal wasaare Sharma’arke oo khaati ka taagan codsiyo uga imanaya Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka oo ay ku doonayaan inay kusoo…

                          Read More

                            WAA SU’AASHII ADKAYD, IYO SAAXIIBADII REER-AFRIKA

                            Magacyadoodu waa Tomas Matenga iyo Abraham Mateta. Waxa ay ka kala yimaadeen Saambiya iyo Simbaabwi. Jaamacadda Leeds oo qudhaydu ba an haatan arday ka ahay, ayay iyaku na tacliin u yimaadeen, sharciga ayayna bartaan. Sida ay marka dambe ii sheegi doonaan, midkood (Tomus) wa Macalin jaamacadeed, midka kale na, (Mateta) waa Garyaqaan ama abukaate, waxa…

                            Read More

                              War Deg Deg ah:Boqor Cabdilihii Sucuudiga Oo Geeriyooday Iyo Ku-xigeenkiisii Oo Xilka La Wareegay

                              Riyad:Jan,23,2015(SDN/QJ)-Waxa Xalay saqdii dhexe Geeriyooday Boqorkii Dalka Sucuudiga Boqor Cabdillah Binu Cabdulcasiis, waxana uu muddooyinkii ugu dambeeyye ku xanuunsanayey Cisbitaal ku yaalla Caasimadda Dalkaas ee Riyad. Warka Geerida Boqorka, ayaa waxa xaqiijiyey sarkaal katirsan Boqortooyada oo  sheegay in boqorku dhintay kadib toddobaad uu la jiifay Xanuunka oofwareenka oo haleelay. Boqor Cabdalla oo da’diisa aheyd 90-sano…

                              Read More

                                Awlaadii uu Ka Tagay Fannaankii Weynaa ee Maxamed Axmed Kuluc oo Oohin la Aamusiin kari waayay DAAWO

                                London, 23 Jan 2015 (SDN/QJ)-Carruurtii  uu Ka  Geeriyooday  Fanaankii  Qaran  Maxamed  Axmed  Kuluc  ayaa  ooyin  la  aamusin wayay  xili  ay  ka  soo  qayb galeen Barnaamij  Tacsi  ah  oo  Fanaaniintii  Kooxdii  Hobalada Waabari ee  jooga  dalka  ingiriisku ugu  tala galeen. Marxuun Maxamed Axmed Kuluc oo ka Mid ahaa Foolaadkii Fanka Somalida ayaa Todobaadkii dhamaaday ku Geeriyooday…

                                Read More

                                  Gudoomiye Saleebaan Gaal oo Ka Hadlay Dareenkiisa ku aadan Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Dalka qaarkood

                                  Hargaysa 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa waxa uu ka hadlay safarka Madaxwaeynaha ee uu ku marayo Gobolada qaar, waxaanu sheegay in Madaxweynaha ay waajib ku tahay inuu soo ogaado,kana war qabo xaalada guud ee dalka iyo dadkaba, isla markaana uu ku amaanayo Safarkiisa. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan,…

                                  Read More