Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo ka Hadlay Nuxurka Shirkii Somaliland iyo Baarlamanka Midowga Yurub DAAWO

    Brussels 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Weftigii Miisaanka lahaa ee uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis ee Magaalada Brussels kaga qayb galay Shirkii Baarlamanka Midowga Yurub kaga hadlayay Qadiyada Qaranimada Somaliland ayaa ka Xogwaramay Hawlihii Uga qabsoomay Shirkaas. Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis  ayaa iftiimiyay amuuraha ay Danaynayeen ka qayb galayaashii…

    Read More

      Marwada Madaxweynaha oo Computero Gudoonsiisay Ardayda Dugsiga Dhagoolayaasha ee Burco DAAWO

      Burco 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Marwada koowaad ee Madaxweynaha JSL, Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde ayaa gudoonsiisay dugsiga dhegoolayaasha ee burco 30 Laptop iyo hal Printer, oo ay ugu talo shay in ay ka caawiso dhinaca waxbarashada, caruurtaasi dhegaha la’a, sidoo kale waxa halkaasi ka hadlay wasiirka madaxtooyada, Mudane Xirsi oo ha wasiirka marwalba ka war…

      Read More

        “In Beri Subaxa Mudaaharaad La Diyaariyay Oo Tii Muuse Biixi Ka Raacday Tu Ka Daran Lala Damacsan Yahay Madaxweynaha Ayay..” Cali Guray

        Hargeysa, 23 Jan 2015  (SDN/QJ)-Gudoomiye xigeenka 3aad ee xisbiga Ucid Cali Guray ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay arrimaha jidka Ceerigaabo, safarka madaxweynaha iyo mashaariicda la dhagax dhigay, kuwii hore loo dhagax dhigay, wixii ka fulay iyo qodobo kale oo xidhiidh la leh. Qoraalkaa Cali Guray oo cinwaankiisu ahaa, DHAGAXII BISLAAN WAA….. wuxuu u…

        Read More

          Wasiirka Caafimaadka Dr Xaglo Toosiye oo Jawaab ka Bixiyay Weftigii Somaliland ee Ka Soo Cararay Caleemo Saarka Garaadka Deegaanka Buuhoodle DAAWO

          Hargaysa 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye ayaa  lagu soo dhoweeyey caasimadda Somaliland ee Hargaysa ka dib markii uu dhowaan ka qayb galay caleemo saarkii garaadka Guud ee Buuhoodle, sidoo kalena deegaano ka tirsan degmadaasi ku soo dhoweeyey Madaxweynaha JSL. Wasiirka Caafimaadka ayaa Sheegay inuu Go’aansaday inaanu ka bixin…

          Read More

            Komishanka Doorashooyinka oo Soo Bandhigay Shirkada Ku Guulaysatay Qadaraaska Hawlaha Doorashada iyo Jawaabta ay Sugayaan

            Hargaysa 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Gudida Doorashooyinka Qaranka ayaa  iftiimiyay hawl galadii ay qaadeen Mudadii ka danbaysay magacaabistooda sida ay ku sheegeen Warsaxaafadeed ay maanta soo saareen waxa uu u dhignaa Sidan. Tan iyo markii ay xubnaha Guddiga Doorashadu ka soo noqdeen safar shaqo  oo ay ku tageen dalka Kenya, waxay Gudigu ku hawlanaayeen hawlaha culus…

            Read More

              Milicsiga Ma Hadhooyinkii Maskaxdayda/Qalinkii Wariye Xasan-Shaah………….Qaybtii 1aad

              Hebel iyo hebel iyaga cidbaa igala hadashay……………. (Godadlaysan maayoo tashiga waan gudoonsadaye waxba yaan indhaha la igu gubin gaabsi ma aqaane) Qofba waxabaa ku dhaliya inuu wax qoro ama wax curiyo ama wax hal abuuro sida gabayga ama sugaantu uga timaado ugana godlato maskaxda abwaanka ama hal abuurka tasiyoo intabadan ka dhalata marxalad noocay doontaba…

              Read More

                Daawo:Wasiir Ku Xigeenkii Hore Amniga Oo Maanta Madal Ka Sheegay Inuu Soo Bandhigi Doono Kooxo Argagixiso Ah Oo Ku Jira Xukumada Madaxwayne Axmed (Siilanyo)

                Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Wasiir ku xigeenkii Hore wasarada arimaha gudaha somaliland c/laahi abokor cismaan ayaa maanta ka hadlay buug cusub oo uu sheegay  inuu ku soo bandhigo kooxo uu ku tilmaamay argagixiso oo xukuumada axmed siilanyo ku jira iyadoo arintaasi hore loogu xidhay Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                Read More

                  Daawo:Badhaabka Gobalka Maroodijeex Oo Maanta Ka Hadlay Dil Xalayto Ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargeisa Isagoo Sheegay In Ciidanka C I Ddu Kudaba Jiraan

                  Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)badahsaabka gobalka maroodijex ayaa maanta ka hadlay  dil xalayto ka dhacay magaalada hargeisa isagoo badhasaabku sheegay in dilkaasi ay ku daba jiraan cidii gaysatay ciidanka  C I D du dibna uga hadli doonan  marka la soo helo http://www.youtube.com/watch?v=d5x_ue3_VSo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Daawo:Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Maanta Wado Xadhiga Ka Jaray Qaar Cusubna Dhagax dhigay +Wakhti ay Dayacan Yihiin Waddooyinkii Suuqu?

                    Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Maayarka Caasimada Hargeisa Ayaa maanta waxa uu xadhiga ka jaray wado laga hirgaliyey  degmada 26juun isagoo halkaasina ka dhagaxdhigay  wado kale xili ay wali dayacan yihiin wadooyinkii caasimada dhexdeedu  oo  dawlada dhexe qaar dayac tirtay Hargeisa SDN?QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Daawo:Xisbiga Wadani Ayaa Maanta Warsaxafeed Ka Soo Saaray Tabashada Gobalka Awdal Iyo safarkii Madaxwaynaha Ooy Ugu Magac Dareen Safarkii Hilaaca Ama Gaara Bidhaanka

                      Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa maanta war saxafeed uu ka soo saaray  safarka madaxwaynaha somaliland ku marayo gobalada iyo degmooyinka somaliland iyo tabashada gobalka awdal  waxa saxafada u akhriyey xoghayaha warfaafinta awadani boobe yuusuf ducaale hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Daawo:Sadexda Xisbi Qaran Iyo Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Kulan Ka Yeeshay Qaabkii Koontaraga Loola Gali Lahaa Shirkada Kaadhka Codbixinta

                        Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Sadexda Xisbi Qaran Iyo komishanka Doorashooyinka somaliland ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta komishan doorashooyinka somaliland iyadoo markii kulankaasi laga soo baxay  ay saxafada la hadlen masuuliyiintii sadexda xisbi qaran ka socday Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Daawo:Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Soamliland Oo Barnaamijka Martida Kalsan Kaga Hadlay Sababta Shariciga Loo Horkeeni Waayey Shirkadaha Shidaal Baadhista Ka Wada Somaliland

                          Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ) halkan ka daawo barnamij  martida kalsan ee wasiirka macdanta oo ka hasdlay arimo badan iyo shirkadaha shidaalka dalka baadhaya iyo sababta sharciga lo horjeeni waayey https://www.youtube.com/watch?v=gA5AnOvCMAc Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            “Gudoomiyaha Golaha Guurtidu Qosolkiisu ma aha wax Shacabka Raaligelinaya,Waxay Jawaabtiisu ahayd Mid Jees Jees ah” Musharaxa Madaxweyne ku Xigeen ee Ucid

                            Hargeysa 22.Jan 2015 (SDN/QJ)-Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Cali mataan, ayaa jawaab ka bixiyey hadal doraad ka soo yeedhay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Cabdi Aadan, oo ku saabssan Gobolka Awdal iyo Suldaan Wabar, waxaanu sheegay in aan looga fadhiyin inuu hadalkan yidhaahdo Guddoomiyaha Guurtidu, balse looga fadhiyey inuu si toos ah uga hawgalno…

                            Read More

                              Siyaasi C.laahi Jawaan oo ka Hadlay Aragtidiisa Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada iyo Wakiilada

                              Hargaysa 22.Jan 2015 (SDN/QJ)- Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi Jawaan) oo ah Guddoomiye ku xigeenkii Komishankii Doorashooyinka ee ugu horeeyey, ayaa waxa uu sheegay inuu aamisan yahay in Doorashada oo la filaayey inay Sannadkan dhacayso dib u dhac ku imanayo, isaga oo tilmaamay in dhabihii lagu qaban lahaa Doorashada aan la haynin. Cabdillaahi Jawaan ayaa…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo oo Mar kale Maanta Booqday Fadhiisinka Ciidamada Qaranka ee Deegaanka Ganbadha iyo Dareenadii Ku Xeernaa DAAWO

                                Laascaanood, 21 Jan 2015  (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland md. Axmed Maxamed Maxamud (Silaanyo) oo sii wata safarkiisii dheeraa ee lamagacbaxay Buur iyo Banaan Bari Iyo Galbeed ayaa socdaal ku galaa bixiyay degaamo ka tirsan Gobolka Sool. Waxa uu booqday Ciidamada qaranka ee jiida hore ee gambadha ku sugan. Madaxweynaha ayaa intii uu ku guda jiray socdaalkiisa…

                                Read More

                                  “Booqashadii Daltabyada Iyo Boholyawga Xusuusta Gurigii Hooyo Iyo Kii Dhalasho” M.weyne Siilaanyo DAAWO

                                  Hargeysa, 21 Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), iyo weftiga uu hogaaminaayo oo weli socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer, ayaa u balan qaaday dad weynaha degmooyinka uu marayay ku dhaqan, wax qabad kala duwan oo ay hirgalinayso xukuumaddiisu. “Waqti danbe ayaanu maraynaa jid dheer ayaanu soo marnay oo Gobolo…

                                  Read More

                                    Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qaybglay Kulan Lagaga Hadlayay Yaraynta Khilaafaadka Ka Yimaadda Dhulka DAAWO

                                    Hargeysa, 21 Jan 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici ayaa maanta ka qayb galay kulan balaadhan oo lagaga hadlayay khilaafaadka ka yimaadda mulkiyadda dhulka iyo sidii loo yarayn lahaa. Kulankan waxaa kala qayb galay Madaxweyne ku Xigeenka Xubno ka Tirsan Golayaasha Kala Duwan ee Qaranka.  https://www.youtube.com/watch?v=7uejLsn-avs

                                    Read More