“Haddaan Somaliland Madax Ka Noqon Lahaa Shaki Kuma Jiro Inaan Midayn lahaa Soomaaliya iyo Somaliland ,..’’ Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan

    “Haddaan Somaliland Madax Ka Noqon Lahaa Shaki Kuma Jiro Inaan Midayn lahaa Soomaaliya iyo Somaliland ,..’’ Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Muqdisho,8Dec,2015(QJ/SDN)-Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenkii Hore ee Soomaaliya Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, sidoo kalana horey madax uga ahayd mid ka mid ah ururadii ku hadhay tartankii 2012 ee Somaliland, balse hadda xildhibaan ka ah Baarlamaanka Federaalka…

    Read More

      ‘’Lagamana Yaabo Inaan Walaalkay Cabdiraxmaan-Cirro La Tartamo Oo Aan Xisbiga Kula Dhex Baratamo,..’’ Dr. Gaboose

      Hargeysa,8Dec,2015(QJ/SDN)-Siyaasiga caanka ah ee Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa beeniyay warar la isla dhex marayo oo sheegaya inuu guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro kula tartami doono jagada murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani dhexdiisa. Dr. Gaboose, oo u waramay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay inaanu habeena ku fikirin inuu Guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro kula dhex tartamo…

      Read More

        Weligaa Ma Maqashay Dameer Dawladii Somalia u Xidhnaa Mudo 12 Sannadood ah? Waa Darmaan Iyo Dalxiis Iyo Barnaamij ay Qurbejoog Ka Diyaarisay {DHAGAYSO}

        Hargaysa 08.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waa Barnaamij Suugaaneed ay Shabakada Qurbejoog.com ugu Talo Gashay Bah’da Ku Xidhan Meel kasta oo ay ka Joogaan Caalamka. Waa Sheeko Cajiib ah Waa Laba Maxbuus oo dad iyo Xoolo  kala ah Balse Ku wada Jiray Xabsi Ilaaladiisu adag tahay,Sida looga baxaana ay Naadir Tahay, Waa Abwaan Cabdi Aadan Xaad “Cabdi…

        Read More

          Xubin Ka Tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland oo ka Warramaya Baaskoolad lagu weeraray DAAWO

          Hargeysa 08,Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Cali Axmed Maxamed, ayaa ka warramay sida ay u dhacday dhacdo dhex-martay Xildhibaan Baaskoolad ula soo baxay inta uu Xafiiskiisa Xarunta Wasaaraddaas ugu galay, taasoo ay Warbaahinta qaarkeed faafiyeen in Xildhibaanku Wasiir Ku-xigeenka Xafiiskiisa ku weeraray isagoo hubaysan. Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga oo Shir Jaraa’id ku qabtay…

          Read More

            Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Shaqaaleheeda Maaliyadda ku Tabobbaraysa Qaababka Cashuur-ururinta DAAWO

            Muqdisho 08,Dec 2015 (SDN/QJ):- Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa bilawday in Shaqaalaha qaybaha Cashuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda ku tabobbarto qaababka kala duwan ee Cashuuraha waajiba ee Sharciga ah loo qaado. Waxaana ka furmay Caasimadda dalka ee Muqdisho Aqoon-kororsi wax lagu barayo Shaqaalaha Waaxyaha Cashuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda. Kulankaas lagu tabobbarayo Shaqaalaha Cashuuraha, waxaa furay Wasiirka Wasaaradda…

            Read More

              Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay Dhacdadii Astaanta Xisbiga Waddani Lagula Kacay Iyo Sunnaha Foosha Xun Ee Ka Dhalan Kara DAAWO

              Hargaysa 07.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xisbiga Taladda Dalka haya ee Kulmiye ayaa Maanta Markii u horaysay Waxa uu ka hadlay Koox dhallinyaro ah oo ku nool Magaalada Gebilay oo Calanka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani u Xidhay ey. Dhallinyaraddan oo Warbaahinta la hadlay ayaa Ku Goodiyey inaan Xisbiga Waddani Wax Xafiis ah aanu ku yeelan karin…

              Read More

                Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire oo ku Margaday Xil uu Sheegay inuu Madaxweynaha u hayo,Isla markaana Qoomameeyey Qaar ka mid ah Taxanihii Dube iyo Doolaal DAAWO

                Hargaysa 07.Dec 2015 (SDN/QJ):- Siyaasi C.laahi Jaamac Cismaan “Geel Jire” Waxa uu Mudadii Xukuumadda Kulmiye  Talada haysay Soo qabtay Xilalka Wasaaradaha Warfaafinta iyo Kalluumaysiga. Waxa uu ku soo caan baxay Sheeko Siyaasadeed uu ku Jili jiray Dube iyo Doolaal Waxa uu si weyn u naqdiyi jiray Xukuumadii Madaxweyne Rayaale,Mararka qaarkood Wuxuu tumaatiyi jiray hal bawle…

                Read More

                  Warbixin Tooshka ku ifisay kala duwanaanshaha Siyaasadda Turkiga ee Somaliland iyo Soomaaliya, tirada Hay’adaha Turkiga ee kala jooga iyo Caddaynta Qorshihiisa Midnimada Xuduudaha

                  Hargeysa 07 December, 2015-(SDN/QJ):- Wabixin iftiiminaysay Siyaasadda rasmiga ah ee dalka Turkigu ka leeyahay arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa lagu caddeeyey in la Macaamilkooda Somaliland yahay daboolidda dareen ay ka qaataan qorshe-Siyaasadeedka Soomaaliya oo ah helitaanka iyo dhisitaanka dal midaysan. Hay’adda SETA, oo daraasaadka Siyaasadaha, dhaqaalaha iyo ijtimaaciga qaabbilsan, fadhigeeduna yahay Caasimadda Ankara ee Turkigu…

                  Read More

                    ” Wixii Xaaraan lagu Sameeyo Xaaraan buu Ku dambayn” Wasiirka Amniga ee Dawlad Goboleedka Puntland DAAWO

                    Garoowe 07 December, 2015-(SDN/QJ):- Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay Dagaalki ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee dhex maray Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Amniga Puntland ayaa sheegay in Maamulka Galmudug loo dhisay Burburinta Maamul…

                    Read More

                      “Koox isku Qabiil ah ayaa Qasriga Madaxtooyada ka talisa” La-taliyihii hore ee Madaxweyne Siilaanyo,Haldoor Barkhad Jaamac Batuun DAAWO

                      Hargaysa 07.Dec 2015 (SDN/QJ):-La-taliyihii hore ee Madaxweyne Siilaanyo ee Arrimaha Bulshada iyo Beellaha la hayb-sooco Barkhad Jaamac Batuun oo todobaadkan lagu Waraystay Barmaamujka Geediga Siyaasadda ee ka baxa Telefishanka Somalinewstv,ayaa si qoto dheer u dhaliilay nidaamka maamul ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, isagoo farta ku fiiqay inay talada madaxtooyada jaan-gooyaan kooxo tiro kooban oo isku qabiil…

                      Read More

                        Hogaanka Iyo Taageerayaasha Xisbiga Ucid ee Bristol iyo Cardiff oo Madaxda Sare ee Xisbiga Ucid ka Dalbaday soo Afjarida Khilaafkooda DAAWO

                        Bristol 07 December, 2015-(SDN/QJ):- Madaxda iyo Taagerayaasha Xisbiga Ucid ee Magaalooyinka Bristol iyo Cardiff ee dalka Ingiriiska ayaa Waxay si wada jir ah u soo saareen baaq ay kaga dalbanayaan Hogaanka Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid inuu soo Afjaro Khilaafka intii mudo ahayd u dhexeeyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Murashixiisa Jagada Madaxweyne oo…

                        Read More

                          Dareenka Dadweynaha ee Mar Afaraad inuu Hogaaminta Jabuuti noqdo Madaxweyne Geelle DAAWO

                          Jabuuti 07.Dec 2015 (SDN/QJ):- Todobaadkii tegey ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Waxa uu ku shaaciyey inuu Mar afaraad isu soo taagayo hogaaminta dalkiisa iyo ka qayb qaadashada doorashada madaxtinimo,Waxa uu hadalkiisa ku sababeeyay inuu Xurmaynayo dalabka Shacabka Jabuuti . Halkan hoose ka daawo video barnaamijk wariye C/laahi Maxamed Cali ee Kaalinta Dadweynaha oo…

                          Read More

                            Wasiirka Hawlaha Guud iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Kormeer ku Maraya Mashruuca Dhismaha Waddadda Ceerigaabo Iyo Muuqaaladii ay Maanta arkeen DAAWO

                            Gar adag  06.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryaynta Mudane Cali Xasan Maxamed “Cali Mareexaan” Iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta Safar Shaqo ku maray Mashruuca dhismaha Waddada isku Xidhaysa Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo. Wasiirka oo ay Weheliyaan Maamulka Hay’ada Horumarinta Waddooyinka Iyo Xubno ka Tirsan Gudidda Heerka Qaran ee Dhismaha Jidka Ceerigaabo iyo…

                            Read More

                              Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Raysal-wasaare Xigeenka Soomaaliya DAAWO

                              Hargeysa,6Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Md Cabdillaahi Ibraahin Habbane ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay raysal wasare ku xigeenka dawlada Somaliya oo ku saabsanaa inay Somaliland siiyaan deeqaha waxbarasho ee ay dibadaha ka helaan . Wasiir Cabdillaahi Habbane waxa uu sheegay inaanay waxba ka soo gaadhin deeqaha uu sheegayo Somaliland…

                              Read More

                                Magaaladda Hargaysa oo laga Bilaabay Rakibaada Laydhka ku Shaqeeya Tamarta Cadceeda iyo Mas’uuliyiin ka Hadlay DAAWO

                                Hargaysa, 06.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee JSL Mudane Cali Maxamed Warancade oo ay Weheliyaan Mas’uuliyiin kala ayaa Maanta Daahfuray Laydhka ku Shaqeeya Tamarta Cadceeda oo Wasaarada Arrimaha Guduhu ugu Deeqday Dawlada Hoose ee Hargaysa . Kulankan oo ay ka Soo Qayb galeen Ku simaha Maayarka Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku Xigeenka Hargaysa Iyo…

                                Read More

                                  Abaarro Saameeyay Degaannada Maroodijeex, Hawd iyo Gabiley iyo Sawirro Dareen Xambaarsan Oo Laga Soo Qaaday

                                  Hargeysa,6Dec,2015(QJ/SDN)-Abaar baahsan oo saamaysay Dad iyo Duunyo, ayaa ka taagan Gobollada Maroodi-jeex, Hawd iyo Gobolka Gabiley ee Somaliland. Abaartan oo ka dhalatay Roob la’aan soo taagnayd Sannadkan maadaama oo Roobabkii Gu’gu aanay sidii la rabay u da’in, ayaa gaadhay heer Dadka intii awoodaysay ka qaxaan deegaannadii ay ku noolaayeen isla-markaana Xoolaha intii socon kareysay ay…

                                  Read More

                                    Kulamo Somaliland iyo Beesha Caalamku Ay Ku Yeesheen Nairobi Oo Xogo Dheeraad Ah Laga Helay

                                    Hargeysa,6Dec,2015(QJ/SDN)-Weftigii ka socday dawladda Somaliland ee isugu jiray guddoomiyaha Maxkamadda sare Aadan Xaaji Cali Axmed iyo saddexda wasiir ee khaarajiga Sacad Cali Shire, Caafimaadka Saleban Ciise Axmed iyo qorshaynta Cali Salaan Jirde ee safarka shaqo ku tagay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, ayaa Jimcihii soo gunaanaday kulamo ay la yeelanayeen wadamada beesha caalamka ee taageera…

                                    Read More