”Aniguna Nin Xasarad Yar Maan ahayn,Haddana Abtiyaashay intaa way i Difaacayeen uun” Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

    Hargaysa, 06.Dec 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Casuumad casho sharaf la isku arkay ah loogu sameeyey huteelka Star ee degmada Maxamuud Haybe ee koonfurta magaalada Hargeysa xalay. Casuumaddan oo uu sameeyey Gancsade Cismaan Cabdi Xasan oo ah mulkiilaha shirkadaha ganacsiga Star Group, waxa ka qaybgalay madaxdhaqameed uu horkacayey…

    Read More

      Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo ka hadlay khilaafka Xisbiyada Qaranka iyo Wakhtiga uu Xilka Guddoomiye Banaynayo DAAWO

      Hargaysa, 06.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa markii u horaysay ka hadlay khilaafka xisbiyada qaranka. Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan waxaa uu ku dooday inaanay jirin khilaaf wayn oo xisbiyada soo kala dhex galay islamarkaana kala qaybiya ama ay ku burburaan xisbiyadu. “Xisbigii (KULMIYE) waxaa uu doortay candidate (Musharaxiin) markaa…

      Read More

        Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil oo ka hadashay Khilaafka Ucid Farriin adagna u Dirtay Mas’uuliyiintii Shirkii Kulmiye Qaadacay DAAWO

        Hargaysa 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin ayaa ka hadashay Khilaafka soo kala dhex galay Xisbiga Ucid ee u dhexeeya Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen. https://www.youtube.com/watch?v=WnAjK9a5hbY

        Read More

          Wiil uu Marxuun Cawke Dhalay oo si qiiro leh uga waramay noloshii aabanimo iyo qaabkii u koriyey DAAWO

          Hargaysa 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Sakariye Axmed Xasan Waxaa Dhalay Alle naxariistiisii Janno ha ugu deeqee Weriyihii Ruug Cadaaga ahaa ee Axmed Xasan Suufi “Axmed Cawke” oo Bishii Hore ku Geeriyooday Magaaladda Jigjiga ee Xarunta Ismaamulka Somalida Itoobiya Laguna Aasay Magaalo Xuduudeeda Togwajaale. Kulan Baroor diiq ah oo Lagu qabtay Magaaladda London ayaa Sakariye Axmed oo…

          Read More

            Wasiir Xaglo Toosiye Maxaa Uu Ka Yidhi In Uu Ka Tartamayo Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID? DAAWO

            Hargaysa 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo maanta ka soo laabtay Dalka Kenya ayaa Markii u horaysay ka hadalay Warar sheegaya inuu damac kaga Jiro Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Sidii uga dhex tartami lahaa Gaar ahaan Jagada Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka oo hada bannaan. https://www.youtube.com/watch?v=-VBd4LdNlqo

            Read More

              “Dhaqan-xumada iyo dhalan-darrada reer Gebilay uma ay dhalan ee waxa baday xukuumaddan abaalka daran” Boobe Yuusuf Ducaale DAAWO

              Hargaysa 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Hadal-haynta Xisbiga WADDANI ee maalmahani waxay u badnayd Barnaamajkii Qabyada ahaa sidii loo qabyo-tiri lahaa annaga oo gude iyo dibadba ku baahinnay oo xataa Xisbiyada kale gaadhsiinnay. Madaxtooyada iyo Xarumaha Xisbiga Kulmiyena hadal-hayntooda maalmahani waxay ahayd in ay ku guulaysteen in ay ey u xidhaan calanka Xisbiga WADDANI. Intaa waxa raacayay halkudhegyadii…

              Read More

                Jaaliyada Somaliland oo Shahaado Sharaf Gudoonsiisay Ururka Samafalka ee Table7 oo ka hawlgala Uk kuna mutaystay Hawlaha Samafalka

                London05Dec15(SDN/QJ) Jaaliyada Somaliland ee Uk oo sanadkiiba Mar Shaahado Sharaf Gudoonsiisay Ururada ugu wax tarka badan ee ka hawl gala wadanka Uk , Ururka Samafalka ee Tabale7 oo ku bahoobay Caawinta Dadka bahan ee ku sugan Gobolada Dalka ayaa waxa sanadka la gudoonsiyyey shahaado sharaf . Xafladan oo lagu gudoonsinayey Shahada Sharafta ayaa Ururka Table7…

                Read More

                  Jaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan Uk oo Habeenka Qosolka la qadatay Abwaan Ibraahin Dayrwaa iyo Fanaanka Maxamed Bk oo kala qayb galay iyo fanaanita reer London Sawiro daawasho wacan

                  london05Nov15(SDN/QJ) Waxa habeenkii xalay lagu qabtay Casimada London habeen loogu talagay Abwaanka iyo Majaajilastaha Ibraahin Dayrwaa habeenkan oo loogu magac daray Habeenka Qosolka ayaa waxa ka soo qayb galay dadwayne aad u tiro badan iyo Marti sharaf badan oo u horeyo Agaasimaha Tvga Qaranka Somaliland Cabdi Bacaw oo ka shekeyey Tariikhda iyo Halgamaaga Ibraahin Darwaa…

                  Read More

                    Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Qorshaha Uu Turkigu Ciidammada Cirka Ugu Dhisayo Soomaaliya

                    Hargeysa,5Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa dawladda Turkiga ugu baaqay  inaanay ciidan colaad cusub abuura  ka samaynin Soomaaliya oo uu tilmaamay in dhibkii hore ay ugu geysteen shacabka Somaliland uu wali qoyan yahay. Waxaanu xusay in aanay Soomaaliya gaadhin heer ay hawaysato  ciidammo cirka. Wasiir Cadami, waxa uu  sidaa ku sheegay,  Waraysi gaar…

                    Read More

                      Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Oo Dowladda Somaliland Ku Eedeeyay Musuq-maasuq Dhanka Deeqaha Waxbarashada Ah

                      Hargeysa,5Dec,2015(QJ/SDN)-Ra’iisal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa dowladda Somaliland ku eedeeyay inay musuq-maasuqday deeqo waxbarasho oo ay ardayda reer Somaliland ugu soo dhiibeen. Mudane Carte Qaalib ayaa sheegay in deeqaha waxbarasho ee Soomaaliya ay caalamka ka hesho ay si toos ah Somaliland saamigeeda u siiyaan iyagoo usoo mariya wasaaradda Waxbarashada…

                      Read More

                        Kulan Uu Taageero Ku Raadsanayay Muuse Biixi Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa iyo Suldaanka Guud Oo Kasoo Qayb-galay SAWIRRO

                        Hargeysa,4Dec,2015(QJ/SDN)-Kulan uu taageero ku raadsanayay Gudoomiyaha ahna Musharaxa xilka madaxweynenimo ee xisbiga KULMIYE ayaa caawa lagu qabtay Hotel Star. Kulankan ayaa ahaa mid taageero uu Musharax Muuse Biixi kaga raadsanayo beesha degta Koonfurta iyo Bariga magaalada Hargeysa kaas oo ay kasoo qayb-galeen madaxdhaqmeed, siyaasiyiin iyo dadkale oo taageero u ahaa Muuse Biixi. Dadkii kulankaasi qaybta…

                        Read More

                          Mulkiilihii Hotel Casablanca oo booliska Hargeysa ay baadi goobayaan, maxeyse tahay sababtu?

                          Hargeisa Dec 04,2015(SDN/QJ)-Mulkiiliihii Hotel ka Casablanca ee magaalada Hargeisa ayaa waxa loo jaray warqad qabasho sharciga lagu horgeynayo,sida ay warar loo qaateen ahi ku soo gaarayaan qurbejoog.com. Hotel ka Casablanca oo todobaadyadii u dangeeyayba xirnaa ayaa mulkiilihiisii Md Maxamed Cabdiraxmaan Garyare dhawaan waxa uu shaaciyay in loo cimaamadi doono Suldaanka Guud ee Beesha uu ka soo jeedo ee Cabdi…

                          Read More

                            Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay ‘’MIDEYNTA UMMADDA MUSLIMIINTA AH’’, Waxaana Innoo Soo Jeedin Doona Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

                            Hargeysa,4Dec,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb, dhamaan walaalaha Muslimiinta ee ku xidhan Warsidaha Qurbejoog.Com waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa, Muxaadiradda uu cinwaankeedu yahay “MIDEYNTA UMMADDA MUSLIMIINTA AH’’, Waxaana innoo soo jeedin donna Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Xafidahullaah. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Muxaadiradaas Oo Dhameystiran:

                            Read More

                              “Dhamaadka Khilaafkii Kulmiye Iyo Bilowga Khilaaf kii Hore ka Culus oo ka Dhex taagan Xisbiga Ucid Iyo Saadaasha Wakhtigu Siday u aragto Xalka” Warbixin Qurbejoog ka Diyaarisay {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 04.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Werwer laga Qabaa Sida iyo Halka uu ku danbeeyo Khilaafka ka dhex aloosan Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid kaas oo Saamayn weyn ku yeelanaya Taageerayaasha Xisbigaas,Sidoo kale Waxa Mugdi gelaysa Hadii Xisbiga Ucid Mar kale Maxkamada Distooriga ahi ka garnaqdo Asbaabaha qaynuun ee Murankani ku fadhiyo. Dhaqdhaqaaqyadan Is qabqabsi ee…

                              Read More

                                Golaha Wasiiradda Iyo Agaasimayaasha Guud oo Madaxweyne Siilaanyo ku amray inay Xidhiidh Wada Shaqayneed la Yeeshaan Xisbiga Kulmiye DAAWO

                                Hargaysa 04.Dec 2015 (SDN/QJ):- Fadhigii Todobaadlaha ahaa Ee Golaha Wasiiradda Somaliland oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha J.S.L Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Ayaa Lagaga hadlay adkaynta Iyo Xidhiidhka Wada shaqayneed ee Xarumaha Kala duwan Ee Xukuumadda Iyo Xisbiga ay ka dhalatay ee Kulmiye.

                                Read More

                                  Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Shaaca ka qaaday in Uu U Tartami Doono Xilka Madaxweynenimo ee dalka Jabuuti iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Jabuuti DAAWO

                                  Jabuuti,3Dec,2015(QJ/SDN)-Iyadoo ay dhawaan uun ay ahayd ka dib markii shacabka reer jabuuti ay iskugu soo baxeen dibad bax ay ku codsanayaan in madaxweyne Geelle markale u tartamo xilka madaxtinimo ee dalka ayaa uu maanta madaxweynuhu shaaca ka qaaday in uu aqbalay dalabka uga yimid shacabkiisa, haddaba waxaanu halkan idiinku soo dubin doonaa warkaas iyo wararkii…

                                  Read More