Daawo:Waxay Ka Hinaasen Xukuumada Axmed Siilanyo Iyo Xisbiga Kulmiye Dayrka Adag ee Xisbiga Wadani Jabiyey Waana Markii Ugu Horaysee Xisbi Ka Furto Xafiis Buuhodle Wixii Halka Ka Dhacayna Iyagaa U Sabab Ahaa

    Hargeisa 8/1/2015(SDN/QJ)gudoomiyaha  xisbga wadani ee magaalada buuhoodle ayaa maanta ka warbixiyeyxafiiskii dhawaan xisbigaasi ka furtay magalada buuhoodle oo ka warbixiyey shaqaaqo ka dhcady furitanki xafiiskasi oo uu ku eedey wasiir xaglo toosiye iyi xisbga kulmiye https://www.youtube.com/watch?v=m1BjPNjvC_k Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo: Wasiirka Macdanta Somaliland oo Hadal Wayd Ah Kaga Jawaabay Digniintii Xukuumada Xasan Sheekh u Jeedisay Shirkadaha Macdanta Ka Qodaya Somaliland.

      Hargeisa 8/1/2015(SDN/QJ)wasiirka macdanta iyo tamarta somaliland xuseen cabdi ducaale ayaa maanta ka hadlay digniintii ay  wasarada macdanta somala siisay shirkada somaliland ka sameya shidaal baadhsita https://www.youtube.com/watch?v=YyoVYQDdSho&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        ” haddii la jabiyo Heshiiskii Boorama lagu saxeexay, wax fudud maaha, Gogosha cidii dhigtay reer Awdal ayey ahaayeen” Suldaan Maxamed C.qaadir

        Hargaysa 08.Jan 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa amaan u soo jeediyey Salaadiinta iyo Madax-dhaqameedka ka soo jeeda Gobolka Awdal, oo uu sheegay in aanay la socon Suldaan Wabar, waxaanu tilmaamay in Salaadiinta Gobolka Awdal ay ahaayeen kuwii gogosha u fidiyey Somaliland. Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa sidoo kale sheegay…

        Read More

          Akhri Jawaabta Somaliland Ka Bixisay Tallaabada Dawladda Federalka Somalia Kaga Hadashay Macdan-qodista Laga Wado Gobolka Awdal

          Hargeysa:Jan,08,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab degdeg ah  ka Bixisay Hadal qoraal ah oo shalay wasaaradda Macdanta iyo Batrolka Somalia, kaas oo lagaga digayey Macdan-qodis laga wado Goobo ku yaalla Galbeedka somaliland. Wasiirka wasaaradda macdanta iyo Biyaha Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale oo la hadlay warbaahinta VOA-da ayaa sheegay in Hadalka kasoo baxay Wasaaradda Macdta Somalia uu yahay…

          Read More

            Dawlada Soomaaliya oo shirkad China laga leeyahay oo Macdan ka baareysay Awdal dalka ka erisay

            Muqdisho Jan 08,2014(SDN/QJ)-Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Awdal ka eriday shirkad Chinese ah oo macdan ka baareysay degaanka Simood. Dawlada Soomalaiya ayaa sheegtay in shirkada ARC oo laga leeyahay dalka China ay qalaalase dhex dhigtay dadka degaanka Simoodi isla markaana ay sharci daro dalka uga guraneysay macdan. Qoraal ay dawlada Soomaaliya arinkan ka soo…

            Read More

              “Waxa jira Saxaafadd kale oo aanay Dawladdu lahayn, laakiin ay dawladdu hoosta ka leedahay” Murashax Jamaal Cali Xuseen

              Hargaysa 08.Jan 2015 (SDN/QJ)- Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa Warbaahinta u soo jeediyay inay ilaaliyaan dhex-dhexaadnimadda oo wararka ay Bulshadda u soo tabiyaan u soo bandhigaan si sax ah. Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlay munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen Hoggaanka cusub ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJ…

              Read More

                Golaha Deegaanka ee Berbera oo Qaadacay in Wershada Laydhka ee Berbera laga dhigo Mid Madax bannaan DAAWO

                Berbera 07.Jan 2015 (SDN/QJ)- Golaha Deegaanka Magaalada Berbera ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta isugu yimaadeen waxay Gaashaanka ku dhufteen in Wershada Laydhka ee Magaalada Berbera marnaba lagu wareejin Karin dad madax-banaan (Private),balse ay ku jiri doonto gacanta xukuumadda. Fadhigan aan caadiga ahayn oo uu shir gudoominayay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Berbera Cabdishakuur Maxamuud…

                Read More

                  Daawo:Gudoomiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran Oo Maanta Markii Ugu Haoraysay Kulan La Yeeshay Komishanka Doorashooyinka Somaliland

                  Hargeisa 7/1/2015(SDN/QJ)sadexda xisbi qaran ayaa maanta markii ugu horaysay  kulan la yeeshay  komishanka doorashooyinka cusub iyagoo kulankaasi ay saxaafadu dibad joog ka ahayd ayaa markii ay ka soo baxeen saxaafada la hadleen xisbiyadu https://www.youtube.com/watch?v=tLaVlbAxdIM&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Daawo:Qaar Ka Mida Macalimiinta Kubada Cagta Oo Eedo Blaadhan U Jeediyey Wasiirka Ciyaaraha Oo Ay Sheegen Inuu Curyaaminayo Ciyaaraha Dalka

                    Hargeisa 1/7/2015(SDN/QJ)daawo qaar ka mida macalimiinta ciyaaraha kubada cagta oo maanta cabasho balaadhan ka muujiyey xidhiidhka kubada cagta oo uu wasirku mudo kordhin ugu sameeyey iyadoo xidhiidhka ay doora jireen  macalimiinta kubada cagta https://www.youtube.com/watch?v=dXTunqO5uzY Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Kulmiye ka bax oo Wadani gal waa kud ka kud oo qanjo u kud

                      Waxaa beryahan la caadeystay in umadda lagu jah wareeriyo Wadani ayaa la geleyaa oo dhaama Kulmiye iyo xaflado hanti badan oo qurbejooga laga ururiyo loo isticmaalo jaha wareerinta. Iloowsho dhawaa shalay baaba aheyde, markii Kulmiye umadda ku dawakhiyay UDUB baa laga yaacayaa si isbedel loo helo, Dhado Roob noqon weyday. Filmkaa lagu jilay Bariga Burco…

                      Read More

                        “Saaka Laba Carruur ah Buu Ey Ku Cunay Hortayda, Dhakhtarkii Baa la Geeyey Irbaddii lagu mudi lahaana Dalka Ma Taallo Oo Djibouti Baa Loo Qaaday, Xeerkii……”Xildh. Indho-indho.

                        Hargeysa:Jan,07,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Guurtida Somaliland, Xubinna ka ah Guddida Arrimaha Bulshada ee Golahaas, ayaa ka Hadlay Dhibaatooyinka xagga Nolosha ka Haysta Shacabka Somaliland iyo Dibu dhaca ka muuqada Arrimaha Bulshada Dalka. Xildhibaanka ayaa ugu horrayn ka Hadlay Dhibaato ay carruurta Dugsiyada iyo shacabka kaleba ku Hayaan Eyda oo si xad…

                        Read More

                          “Muqdisho ma diidana Soomaalinimada, laakiin Hargeysa Somalinimada ayey Diidan tahay wax soomaali wada leedahayna Hargeysa lagama maamuli doono. Cali Khaliifna Madaxweynenimo….”Madaxweyne kuxigeenka Puntland

                          Garowe:Jan,07,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Cumar Camey, ayaa ka Hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin Aragtida kooxda  khaatumo oo sheeganaysa Deegaanada uu madaxweyne-ku-xigeenku kasoo jeedo. Mudane Camey waxa uu tilmaamay inaanu aaminsanayn maamulka Khaatumo, waxana uu si cad u sheegay inaanu aaminsanayn Madaxtinimada Cali khaliif sheegto, “Mawqifkayga Khaatumo ma aaminsani Cali Khaliifna anigu madaxweyne…

                          Read More

                            “Boorama waa Kursigii dawlada oo dhami ku fadhiday, garbaa naluugu leeyahay inaan tago oo aanu xaalada dejino, Xukuumadduna noomay diran anaguna…” Xaaji Cabdi Waraabe

                            Hargaysa 07.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Guddida joogtadda Golaha Wakiiladda Somaliland Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (X. Cabdi-waraabe) ayaa nasiib-daro ku tilmaamay inuu Suldaan reer Somaliland ahi qoriga-qaato, isla markaana waxa uu ku taliyay in Golaha Guurtiddu ay xal ka galaan arrinta Suldaan Abubakar Cilmi Wabar . Sidaa waxa uu Xaaji Cabdi-Waraabe ku sheegay mar uu  warbaahinta…

                            Read More

                              Digniintii Madaxweyne Siilaanyo ee Siyaasiyiinta Kursigiisa ku Loolamaya Iyo Kulan uu la Qaatay Gudoomiye Muuse Biixi

                              Hargaysa 06.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa habeen hore qasriga madaxtooyada ku yeeshay kulankoodii u horeeyay, tan iyo intii uu Madaxweyne Siilaanyo toddobaadkan ka hadlay loolanka ka dhex jira xisbiga KULMIYE. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo ka soo baxay kulankaas, haddana…

                              Read More

                                Guddoomiyaha Mareykanka Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadashey Xaalada Guud Ee Dalku Maraayo DAAWO.

                                Hargeysa 06.Jan 2015 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Mareykanka ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Marwo:Muna Cali Fidhin oo muddooyinkii danbe ku sugneyd gudaha dalka Somaliland, ayaa si adag uga hadashey xaalada guud ee dalka, waxaana ay sheegtay in xukuumada dalka ka talisaa ay tahay xukuumadii ugu liidatay ee wadanka soo marta, iyada oo carabka ku dhufatay in ay…

                                Read More