Walaaca Sicir Bararka Nolosha Bulshada, Danaysiga Ganacsatada ,Daawashada Xukumadda Iyo Dooda Guurtida

    Hargaysa 14.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaanada Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa lafo gur adag ku sameeyay Xaalada dhaqaale ee dalku maanta ku sugan yahay  waxaana badiba mudaneyaasha dooda ka qayb qaatay sheegeen in Dhaqaalaha Bulshadu hooseeyo islamarkaana Ganacsatadu siday doonto ka yeesho, Xukumadduna doorkeedii xakamaynta gabtay. Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye,XildhibaanSiciid Cabdillaahi iyo Xildhibaan Sahal Iidle Dirir,…

    Read More

      11 Xubnood oo Somaliland u dhashay oo ka Mid Noqday Dhismaha Cusub ee Golaha Wasiirada Somalia iyo Deegaanada ay ka soo Jeedaan

      Muqdisho 14.Jan 2015 (SDN/QJ)- Liiskii golaha xukuumadda Somaliya ee uu habeen hore ku dhawaaqay raysalwasaaraha Somaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa ka dhex muuqda xubno u dhashay Somaliland oo ka mid noqday xukuumadaas. Xubnahan ayaa isugu jira kuwo ku cusub siyaasadda Somaliya iyo kuwo hore ugu soo jiray.  Tirada guud ahaan wasiirada, wasiirul dawlayaasha…

      Read More

        Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Wajigii Koowaad Ee Dhismaha Wada Dawga Cad Ee Waqooyiga Hargeisa(Sawiro)

        Hargeisa 13/1/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflad qiimo badan oo xadhiga uu kaga jaray Wejigii koowaad ee Dhismaha Dawga-cad Madaxweynaha oo saaka ka amba-baxay Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa intii uu dhex maraayey jidadka waa weyn ee caasimada waxa si weyn ugu soo dhaweeyey shacbiga caasimada isaga oo…

        Read More

          Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Maanta Ka Hadlay Faro Galin Siyaasaded Oo Uu Sheegay Inay Xukumada Somalia Ku Hayso Somaliland

            Hargeisa 13/1/2015(SDN/QJ)wasirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa maanta ka hadlay faro galinta siyasadeed ay xukuumada somalia ku hayso  somaliland waa sida uu wasiirku hadalka u dhige  isagoo wasiirku sheegay  in wiga soo socdana wadooyinka hargeisa sidoodi fulin doonan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Guurtida Oo Beeniyey In Komishank Doorashooyinku Soo Gaadhsiiyey Warqad Mudo Kordhin Loogu Sameeyo Xukuumada Axmed Siilanyo

            Hargeisa 13/1/2015(SDN/QJ)Gudoomiye Xigeenka koowaad ee golaha guurtida somaliland ayaa maanta beeniyey in ay  xukuumadu soo gudbisay mudo kordhin ay xukuumada ugu darayan iyo dib udhac doorasahada ah isagoo gudoomiyuhu sheegay  in hadii la soo gaadhsiiyo  inay ka fiirsan doonan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Gudi Hoosaadka Ilaalinta iyo dabagalka Hantida Qaranka oo Soo Bandhigay Lunsiga Malaayiin Dollar DAAWO

              Hargaysa 13.Jan 2015 (SDN/QJ)- Gudi Hoosaadka Ilaalinta iyo dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa si adag uga Hadlay ansixinta Golahooda ee Xisaab Xidhadii Lixdii Sannadood ee u danbeeyay iyagoo ku eedeeyay Shirgudoonka inuu marin habaabiyay Talo bixintii ay Gudidoodu ka soo jeediyeen Xisaab xidhadan oo ay xuseen in qaarkood uu Mad madow badani…

              Read More

                Qoraal is burinaya oo Maxkamada Racfaanku Xayiraad Wakhti hore ah dib u saartay Wargayska Hubaal AKHRI

                Hargaysa 13.Jan 2015 (SDN/QJ)- Maxkamada racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa xayiraad sharci daro oo aan geedna loogu soo gaban dib u saartay wargeyska madaxa-bannaan ee Hubaal oo kasoo baxa magaaladda Hargeysa kaas oo doraad ay maxkamada Gobolku ka qaaday xayiiradii saarneyd wargeyska islamarkaana shalay wargeysku bilaabay shaqadiisii hasa yeeshee Habeenkii Xalay ayaa loo keenay Xayiraad kale…

                Read More

                  Hogaanka Sare ee Xisbiga Ucid oo Xabsiga Mandheera ku booqday Xildhibaano 45 Cisho ku Xidhan Xabsigaas DAAWO

                  Hargaysa 13.Jan 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid oo uu Weheliyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbigaas ayaa maalintii shalay Waxay Booqasho ku tageen Xabsiga Mandheera oo ay ku xidhan yihiin Xildhibaano ka Tirsan Golaha Deegaanka ee Magaalada Boorama kuwaas oo Xukuumada Somaliland ay ka soo qabatay isla markaana aan la…

                  Read More

                    Musigii Astaanta Qaranka ee Warka Idaacada iyo Telefishanka Qaranka oo la Bedelay iyo Sababaha Keenay

                    Hargaysa 12.Jan  (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa Dikreeto Wasiir ku dhaqangeliyey Bedelaadda Astaanta Warka ee Warbaahinta Dawladda. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir “Cukuse” ayaa ka hor intii aanu soo saarin wareegtadiisa waxa uu la tashi balaadhan la sameeyey Madaxda kale ee wasaaradda iyo Khubarada Saxaafadeed ee…

                    Read More

                      Akhri Magacyada Golaha Wasiirrada Cusub ee Dawladda Federal-ka Oo Xalay La Shaaciyey Iyo Wasiirro Badan Oo Xilalkoodii Dib u Helay

                      Mudisho:Jan,12,2015(SDN/QJ)-Ra’isal Wasaare Cumar Cabdirshiid Cali Sharma’arke, aya ugu dambayntii ku dhawaaqay liiska Golihiisa Wasiirrada kadib tashi badan oo uu muddo ku maqnaa. Munaasibad Kooban oo xalay saacadihii dambe lagu qabtay Aqalka Madaxtooyada, ayaa lagu shaaciyey magacyada Wasiirrada, ku-xigeennada iyo Wasiiru dawlayaasha, waxana Halkaas ku soo afjarantay magacyada iyo tirada Golaha Wasiirrada oo muddo dheer la…

                      Read More

                        Daawo:Waxanu U Sheegaynaa Xukuumada Hantida Umade Sidaa Loogu Takri Falayo Inaanu Sidaa Kaga Hadhayne Aanu Maxkamad La Tiigsan Doono “Boqor Raabi Yuusuf C/laahi

                        Hargeisa 11/1/2015(SDN/QJ)Boqor Raabi Yuusyf c/laahi jiilaal ayaa maanta ka hadlay warshadii korontaa ee ay xukuumadu maalintii shalay ahayd ka iibisayqaar ka mida ganacsatada  somaliland isagoo boqorku  xukumad ku dhaliilay hantidan umadee lagu takri falayo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Daawo:Wasiirka Dibada Somaliland Oo maanta Ka Hadlay Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Urur Gobaleedkii Igad Oo Uu Sheegay inaa Wax Saamayna Ku Yeelan Qadiyada Somaliland

                          Hargeisa 11/1/2015(SDN/QJ)wasiirka arimaha dibada somaliland maxamed biixi yoonis ayaa maanta ka hadlay qodobadii maalinti shalay ahayd a soo baxay urur gobaleedkiin lagu soo gabgebaey xarunta muqdisho ee somalia https://www.youtube.com/watch?v=t74pa1-isSA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Hambalyo Aroos: Boqor Aadan C/rxmn C/hi iyo boqoradiisa Fadumo Faarax Cumar

                            Waxa dhamaan dadka hoosta magacyadoodu ku taxan yihiin ay habalyo aroos hawada u marinayaan Boqor Aadan C/raxmaan iyo Boqorada uu calmaday Faadumo Faarax Fadhiyare oo arooskoodu ka dhacay dalka Sucuudiga.   hoyo Fadumo Tarabi Faarax Maxmed C/raxmn C/ahi Fa’isa  C/raxmn C/ahi Fardus C/raxmn C/ahi Layla C/raxmn C/ahi Xildhiban. Khadar Aadan Xuseen iyo xaskisa Muna C/raxmn…

                            Read More

                              War Lama Filaan ah Oo Kooxda Al-shabaab Kasoo Saartay Weerarkii Faransiiska Lagu Qaaday

                              Baardheere:Jan,11,2015(SDN/QJ)-Ururka  Al-shabaab eek a jirta Gudaha Somalia, ayaa markii ugu horraysay ka Hadashay Weerarkii Labada nine e Walaalaha ahi ku qaadeen Xarunta Wargeys hore u aflegaadeeyey Nebiga oo  lagu laayey Tiro kamid ah Dadkii arrintaas loo aanaynayey. Kooxda Al-shabaab ayaa weerarkaas ku tilmaamtay mid geesinimo ahaa oo waajib ay tahay in dadka Muslimiinta ahi ku…

                              Read More