Xildhibaano Xaaraan ku Tilmaamay Xisaab Xidhka Lix Sannadood oo Xukuumadu duuduub kaga ansaxsatay Golaha Wakiilada DAAWO

    Hargaysa 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa  cod gacan-taag ah ku ansixiyay Xisaab xidhada 2008 ilaa 2013-ka oo ah Xisaab xidhada muddo 6 sanno ah. Mudaneyaasha qaar kood ayaa ku macneeyay ansixintaasi mid aan haboonayn, una baahnayd akhrin iyo dood si looga baaraan dago balse aqlabiyada oo ahayd mudaneyaasha muxaafadka ah ayaa aqlabiyad…

    Read More

      Ganacsatada loo Gacan Geliyay Wershada Laydhka ee Hargaysa iyo Qaabka Saamigooda DAAWO

      Hargaysa 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xukumadda Somaliland ayaa Warshada Laydhka Dawladda ee Hargeysa si rasmi ah ugu wareejisay Ganacsato reer Somaliland ah. Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay Hotel-ka Maansoor ayaa lagu shaaciyay in Warshada loo maamulayo hanaan lagu tilmaamay wadaag oo ay wada maamulayaan dad ganacsato ah iyo Xukumadda. Xafladan ayaa waxaa ka qayb galay Madaxda…

      Read More

        Jig Jiga oo ay Fannaaniinta Sooraan iyo Jawaan Ku dhaanteeyeen iyo Hal hayso Qosol leh oo laga reebay DAAWO

        Jig Jiga 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Jilayaasha caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan oo safar ku jooga magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka soomaalida Itaabiya, ayaa waraysi xiiso badan oo uu la yeesha TV-ga Dawalada Deegaanka ESTV, kaga sheekeeyay horumarka uu ku talaabsaday deegaanku, islamarkaana ku soo bandhigay ciyaar dhaanto ah oo aad ay u jeclaysteen dadkii…

        Read More

          Dawlada Ingiriiska oo ka Hadashay Warar sheegaya inay Khubaro Milateri u dirayaan Somaliland

          Addis Ababa 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Dawladda Ingiriiska, ayaa war aan xaqiiqo ahayn oo aan iyaga ka soo bixin ku sheegtay inay khubaro ka tirsan milatariga dalkeeda u soo dirayso Somaliland, balse uu jiro qorshe ay dawladda Soomaaliya kaga caawinayaan dagaalka ay kula jirto Kooxaha Xag-jirka ah. War lagu baahiyey Wakaaladda wararka GA Online Arbacadii todobaadkii…

          Read More

            Laba Sanno kadib Mucaaridka Jabuuti oo Soo Fadhiistay Baarlamanka dalkaasi

            Jabuuti 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xubnaha Isbahaysiga Mucaaradka Jabuuti ee USN ugu jiray Baarlamaanka dalkaas, ayaa markii u horeysay muddo laba sanno ku dhow oo ay ka maqnaayeen iska xaadiray fadhi Khamiistii dorraad uu yahay baarlamaanku, ka dib markii heshiis dhexmaray dawladda Jabuuti iyo Mucaaradka dalkaas. Mudaneyaasha ka tirsan Mucaaradka Jabuuti, ayaa Golaha ka maqnaa wixii…

            Read More

              Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Kulan la Qaatay Wefti ka Socday dalka Turkiga iyo Arrimaha laga wada xaajooday

              Hargaysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda dalka Turkiga oo dalka ku sugnaa maalmahan ujeedadooduna ahayd sidii ay xidhiidh ganacsi ula yeelan lahaayeen Somaliland weftigaasi oo uu hogaaminaayey Mr mohmeh tors.   Madaxweynaha oo kulankaasi ka hadlayna waxa uu weftiga  uga mahadnaqay imaatinkooda,…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti Sweden ah oo Kulan ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada DAAWO

                Hargaysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda dalka Sweden weftigaasi oo uu hogaaminaayo, Xoghayaha Dawlada Hoose ee Magaalo madaxda Sweden ee Stockholms Mr. lars radh. Madaxweynaha oo ugu horayn halkaasi ka hadlay ayaa weftiga ku soo dhaweeyey dalka ugana mahadnaqay imaatinka ay dalka…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaare Cumar oo maanta soo xiray shirkii 53-aad ee Wasiiradda Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD

                  Muqdisho, 10. Jan, 2015(SDN?QJ)Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta soo xiray shirka aan caadiga ahayn ee Wasiirrada Arrimaha Dibedda dalalka IGAD oo sanadkan lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in shirkani fursad muhiim ah u yahay Soomaaliya oo markale dib usoo ceshatay sumacadii ay ku dhex lahayd bulshada caalamka gaar…

                  Read More

                  Daawo:Xukuumada Oo Warshadii Laydhka Hargeisa Ka Iibisay Shirkado Gaar Loo leeyahay iyadoo Dawladu Dawladu Ka Faalo Qaadi Kar

                    Hargeisa 10/1/2015(SDN/QJ)madaxwayne ku xigeenka somaliland c/raxman saylici ayaa maanta ka qayb galy  munaasiba ay  wasaarada hawl;aha guud  kaga iibinayso warashadii laydhka magalada hargeisa shirkado gaar loo leeyahay https://www.youtube.com/watch?v=2Ho7RFEwwxo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    “Somaliland Cida ay Heshiiska Wada Galeen Waa Somalia,Dee Punt land Waxay ka Mid tahay Somalia,Markaas..” Wasiir Caddami

                    Hargaysa 09.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda  Somaliland, ayaa   beenisay hadal ka soo yeedhay madaxweynaha maamul-goboleedka Somalia ee Puntland oo sheegay in firxadka kooxda Al-shabaab oo ay ciidamadoodda ku dagaalameen buuralayda Gal-gala  shalay (doraato),  ay u soo gudbeen dhinaca Somaliland.   Wasiirka Gaashaan dhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, oo u waramay warbaahinta dawladda ayaa arrintaasi waxba…

                    Read More

                      Dareenada ku Xeeran Wareejinta Wershada Laydhka ee Berbera iyo Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil oo ka Hadlay DAAWO

                      Berbera 09.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Xisbigaasi oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Berbera ayaa ka hadlay muranka ka taagan Warshadda Korontadda Magaaladda Berbera oo la sheegay inay Xukuumaddu siisay masuuliyiin iyo dad ganacsato ah.

                      Read More

                        Waa maxay Siyaasaddu?

                        Mushtamaca Somaliyeed meel kasta ha joogo e, in badan bay maqleen ama iskoodba u isticmaaleen erayga siyaasad, yagoo ka faaloonaya barnaamijka siyaasadda, dhaqaalaha ama arrimaha bulshadda ee Somalida gaar ahaan Somaliland iyo Somaliya. Haddaba, maqaalkeenan maanta waxaan si gun dheer oo faahfaahsan ugu lafa guri doonaa, macnaha iyo ujeedadda siyaasadda ee dadkeena reer Somaliland ay…

                        Read More

                          Maamulka ROYAL TV Oo Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Warbaahinta Lagaga Baahiyay

                          Hargeysa 8/1/2015(SDN/QJ) Mamuulka Tvga Caalamiga ah ee Royal TV Ayaa baro bagaando iyo been abuur ku tilmaamay Warar lagaga baahiyay qaar kamid ah mareegaha Internetka. Warsaxafadeed kooban oo uu soo saaray agaasimaha Somaliland Telefishankaasi Yaxye Sheikh Ismaciil ayuu luuqad adag ku beeniyeen War sheegayay In Wasiiro ka tirsan xukumada Madaxweyne SIILAANYO %60 Iibsadeen ROYAL TV….

                          Read More