Xeer No / 23 -2002/2003 Xeerka ismaamulka Gobolada iyo Degmooyinka Jamhuuriyada Somaliland ayaa Xukuumadu Jebisay oo u-baalmartay sife badheedh ah

    Somaliland Golayaasha Degaanka ee Degmo waliba waxaa loo doortey oo loo daayey in ay dejistaan laguna ixtiraamo xeerar kooda iyo xeegaanadooda heer gobol, degmo iyo tuulaba , xeerarkaas oo aan iyagu marna ka hor imaneyn shuruucda Dastuurka qaranka ee dalka u-yaala. Muwaadin bal-u-fiirso xeerarkan hoose iyo faraqyadoodan tirada badan oo xukuumadan talada haysa ee isku-hilan ay ramiimka ka dhigtey oo ay baalmartay. Qodobka…

    Read More

      “Waxaan is weydiiyaa Qoladan Saxaafada ahi Hadmay Jeebada Gacanta Gelinaysaa” Wasiir Cadami DAAWO

      Hargaysa 06.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed X. Cali Caddami ayaa Warbaahinta Somaliland qaybaheedda kala duwan ugu baaqay inay ka qayb-qaataan dhimaha wadadda Ceerigaabo, isaga oo sheegay inay dhaqaale ahaan kaga qayb-qaataan. Hadalkan ayaa Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigu Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami uu Maalintii shalay ka sheegay Kulan ay Gudida dhismaha wadada Ceerigaabo…

      Read More

        “Ninkaa Suldaanka ahi(Wabar) waa Nin God ku jira,Nin meel wax ka samayn karana ma aha, Nin ciidan Haystana ma aha, nin wax qabanayana ma aha, xukuumaddana waxan u dhaliilayaa…”Boqor Buurmadow

        Dudabi:Jan,06,2015(SDN/QJ)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa markale ka Hadlay Arrinta ka dhalatay Dhawaaqa Suldaan Wabar iyo caaddifadda uu ka dhaliyey Gobolka Awdal. Boqorka oo u warramay qaarkamid ah Warbaahinta Dalka, ayaa sheegay in aanay jirin in wax saamayn ah oo uu Suldaankaasi leeyahay, isagoo intaas ku daray in si weyn…

        Read More

          Daawo:Wasiirka Deeganka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Oo Maanta Soo Dhawaysay Xeerka Deeganka Ee Golaha Wakiilada Ansixiyeen

          Hargeisa 5/1/2015(SDN/QJ)wasiirka deeganka iyo horumarinta rer  mmiga ayaa maanta ka hadashay  soona dhawaysay xeerka deeganka ee maanta golaha wakiladu meel mariyeen iyadoo wasiirku aad uga mahad celisay  shir gudoonka golah iyo guud ahaan xildhibanada sida fiican eey  u ansixiyen xeerka deeganka https://www.youtube.com/watch?v=xNnn-X-qBig&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Daawo:Wasiiru Dawlaha Maaliyada Somaliland Dhismaha Wadad Ceerigaabo Waxaan Leeyahay Xisbiyada Mucaaridka Ah Yaan La Siyaasadayn

            Hargeisa 5/1/2015(SDN/QJ)Wasiiru dawlaha wasaarada maliyada somaliland cisman saradiid cadaani ayaa maanta maruu ka hadaalyey gudida dhismaha wadad ceerigabo ugu baaqay xisbiyada mucaaridka ah  inaan dhsimaha wadad cerigabo la siyaasadayn https://www.youtube.com/watch?v=9P8hcIpB6so Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Daawo:Xildhiban Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Maanta Ka Digay Qodobada Lagu Soo Daray Xeerka Booliska Ee Madaxwaynuhu Soo Celiyey

              Hargeisa 5/1/2015(SDN/QJ)Xildhiban  Ibraahim Mahdi buuba ayaa manta ugu baaqay  xildhibanada golaha wakilada somaliland inay ka soo xaadiraan fadhiyada lagu ansixinay xererka xili saddex casho ay  fadhigii golaha wakiladu  buuxsami waayey https://www.youtube.com/watch?v=qE9YRzpMFdc Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Xili Isku Shaandhayn laga Filayo u Shiraacanaya Ceerigaabo

                Hargaysa 05.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti Wasiirro ah ayaa safar shaqo ku tagaya Magaalada Burco, iyada oo la filayo inay uga sii gudbaan dhanka Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Madaxwaynaha iyo weftigiisa ayaa socdaalkoodu daaran yahay inay isha soo mariyaan isla-markaana soo kormeeraan dhismaha jidka Burco iyo…

                Read More

                  “Arrintaasi waxay ku koobnayd Musharaxa Xisbiga Jamaal Aniguna Guddoomiye ahaan xaal ayaan idinka siinayaa” Gudoomiyaha Ucid

                  Qorilugud 05.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka raali galiyay shacabka ku dhaqan  Degmooyinka Bari ee Gobolka Togdheer, cabashooyin ay gudbiyeen Musharaxa Xisbiga Ucid, Jamaal Cali Xuseen. Faysal Cali Waraabe oo si weyn loogu soo dhaweeyay degaanada ayaa raali galin buuxda siiyay shacabkaas mar uu ka…

                  Read More

                    DAAWO:Safiirka USN ee Canada iyo Jaaliyada reer Jabuuti oo taageeray heshiiskii Xukuumada iyo Mucaaridka

                    Ottawa Jan 05,2015(SDN/QJ)-Taageereyaasha dalada mucaaridka Jabuuti ee USN ee dalka Canada ayaa taageero buuxda u muujiyay heshiiskii dhawaanta dhexmaray xukuumada iyo mucaaridka Jabuuti. Safiirka dalada mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa sheegay in ay ku qanacsan yihiin in madaxda USN ay ka maro dhalin doonaan rabitaanka Shacabka reer Jabuuti ee guddo iyo dibeddba.

                    Read More

                      “Dhaqaalihi dalkana waxa qaybsaday Maato iyo caruur ku xeeran madaxtooyada, dadkii kale ee cashuurta laga qaadayey ee suuqa fadhiyey ee agoomaha ahaa ee ragoodii…..”Guuleed Daahir Samatar

                      Burco:Jan,05,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar, ayaa si weyn u naqdiyey Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo iyo Hannaankeeda maamul. Guuleed oo saxaafadda shalay kula Hadlay Magaalada Burco, ayaa sheegay inaanay xukuumaddu qabanin wixii xaqa loogu lahaa ee ay ahayd inay shacabka u qabato, isagoo intaas ku daray inay sheegashada wax aan jirin ay xukuumadda siilaanyo…

                      Read More

                        XOG: Xubno Madaxtooyada Awood ku Leh Oo La Ogaaday In Si Gaar ah Loogu Naasnuujiyey Warshadda Laydhka Ee Berbera, Cadadka Lacagaha Halkaas La Gelinayo Iyo Meesha ay Ka Timi

                        Berbera:Jan,05,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan Ilo xogogaal ah oo ay heshay Shabakadda Qurbejoog.com, waxa warshadda Laydhka ee Magaalada Berbera si qarsoodi ah oo aan la fahmi Karin xukuumaddu ugu wareejisay Xubno Madaxtooyada awood badan ku leh oo dalka ka wada qaadashada Mashaariic aad u tiro badan oo malaayiin lacag ah laga faa’iidayo. Xogaha aanu hayno, ayaa sheegaya…

                        Read More

                          Maareeyaha Madaarka Cigaal oo ka Hadlay Wax ka bedelka Cashuuraha Madaarka DAAWO

                          Hargaysa 04.Jan 2015 (SDN/QJ)- Maamulaha Madaarka Caasimadda Somaliland ee Egal Intranational Airport ayaa maanta shaciyey hanaan cusub oo loo dejiyey qaabka cashuuraha laga qaado dadka soo degaya iyo kuwa ka dhoofaya madaarka. Maamulaha Madaarka Cigaal Maxamed Yuusuf Ismaaciil oo maanta warbaahinta la hadlay, waxa hadaladiisii ka mid ahaa “Waxaanu guud ahaan Macaamiisha adeegsata Madaarka ku…

                          Read More

                            Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Kormeer ku Tegay Laamaha Dekhli soo saar ee Berbera

                            Berbera 04.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale iyo Madax sare oo ka Tirsan Wasaaradiisa ayaa maanta Kormeer ku soo maray laamaha Dekhli soo saarka ee Magaalada Berbera. Wasiirku Waxa uu Kulamo la Yeeshay Madaxda kala duwan ee laamaha dekhli soo saar ee Magaalada Berbera. Berbera SDN/QJ contact@qurbejoog.com

                            Read More

                              Qaliino Cisbitaalka Edna u Sameeyay 23 Haween ah oo Xannuunka Isku Furanku ku dhacay

                              Hargaysa 04.Jan 2015 (SDN/QJ)- Todobaadkii ugu danbeeyey ayaa waxa 23 dumura oo uu ku dhacey xanuunka Isku-furanka ee haleela haweenka qaliin bilaa lacag ah loogu sameeyey cisbitaalka weyn ee Edna Aadan Hospital, iyadoo qaarkood laga soo bixiyay lacagta ay diyaaradda ku soo raaceen, iyagoo ka yimid magaalada Muqdisho ee wadanka Somaliya. Bukaanadan qaliinka loo sameeyey…

                              Read More