Guddida Ilaalinta Iyo Dabagalka Hantida Qaranka oo Kulan la Yeeshay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Iyo Raali Gelinta Cukuse DAAWO
Hargaysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Guddida Ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiilada somaliland ayaa sheegtay in wasiirka warfaafintu Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse uu raali galin ka bixiyay hadalo uu hore warbaahinta u marayay guddidaasi, hadaladaasi oo uu wasiirku ku sheegay in guddidaasi ay taageerto Waddani islamarkaana warbixin guddidaasi ka diyaarisay wasaarada warfaafinta uu ku tilmaamay warbixin…
