Wasiir Cukuse oo Maanta Hargaysa ku Soo Laabtay Amar Cusubna ku soo rogay Warbaahinta Xukuumadu Maamusho DAAWO

    Hargaysa 01.Jan 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo in Mudo ah Socdaal ku marayay Wadamo ka Tirsan Qaarada Yurub ayaa Galabta dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa. Wasiir Cukuse Waxa uu Tilmaamay in Tabashada ugu Weyn ee Qurbejoogta Somaliland ee uu la Kulmay ay si weyn…

    Read More

      Wasiirka Madaxtooyada oo Safar Kadis ah ku tagay Magaalada Burco iyo Nuxurka Kulan uu la Yeeshay Hogaanka Dhaqanka Gobolkaas DAAWO

      Burco 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Magaalada Burco Kulan balaadhan kula qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Togdheer. Wasiirka Madaxtooyada oo uu Weheliyo Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Maaliyada Mudane Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa Waxaa kale oo Kulankaas kala qayb galay Maamulka Heer Gobol iyo Mid Degmo ee Gobolka Togdheer iyo…

      Read More

        Haweenka Magaalada Arabsiyo iyo Xuska Dhalashada Ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH DAAWO

        Arabsiyo 01.Jan 2014 (SDN/QJ)- Munaasibad loogu sii diyaargaroobayo Xuska Dhalashada Nebigeenii Suubanaa ee Muxamed oo Ku Beegan 12-ka Bishan Rabiicul-awal ayaa Maanta Haweenka Magaalada Arabsiyo ay si weyn u soo agaasimeen. Magaalada Arabsiyo ayaa ka Mid aha Deegaanada Hayb sooca u leh qaban qaabada Xuska Dhalashadii Nebigeenii Suubaanaa ee Muxamed NNKH.

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo Oo Curashada Sanadka Cusub La Diyaar ah Isku-shaandhayn Golihiisa Wasiirrada ah Iyo Reer Awdal Oo Dhaxli Doona Wasaarado Muhiim ah

          Hargeysa:Jan,01,2015(SDN/QJ)-Curashada Sanadka cusub ee Maanta Bilowga ah, ayaa la filayaa in Madaxweyne Siilaanyo ku ibo furo isku shaandhayn laxaad leh oo uu ku samayn doono Golihiisa wasiirrada, iyadoo la sugayo inay arrintaas sababteeda koowaad leedahay Culayska xukuumadda madaxweyne Siilaanyo kasoo food saaray dhinaca shacabka reer Awdal oo si weyn ukacsan. Isku shaandhayntan, ayaa la sheegayaa…

          Read More

            Somaliland oo Sannadka dhamaaday Ku Sagootiday Khilaafyo Sharci (Barnaamij Gaar ah iyo Qurbejoog DHAGAYSO}

            Hargaysa 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Sannadka dhamaaday ee 2014 ayaa Somaliland ugu Suntan inay Soo mareen Khilaafyo Sharci oo ka dhex dhashay Hay’ado uu Distoorku Waajibiyay Wada Shaqayntooda . Khilaafyadani Waa kuwo ka dhex dhashay Golaha Wakiilada oo Sannadkii Tegay uu laba Jeer Muran adagi soo Kala dhex galay,Sidoo kale Xisbiga Kulmiye ee Hogaaminta Somaliland haya…

            Read More

              Lafo Gurkii ugu Cajiibsanaa ee Dhacdooyinka Caalamka ee Sannadkii Tegay ee 2014 Iyo Weriyihii Ruug Cadaaga ahaa ee C.laahi Xasan Mosko {DHAGAYSO}

              Hargaysa 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Sannadkii dhamaaday ee 2014 Wuxuu Caalamka ku soo Kordhiyay Xaalado Cusub Waxaa Meelo badan uu Isbedel ku yimid Dublamaasiyada Caalamiga Waxaa soo Siyaaday Cabsida Kooxaha Argagixisada oo ay ugu Mudan tahay Ururka Daacish Waxaa isu soo dhawaansho laga arkaa Xulufo markii hore Mawqifyo adag Kala Taagnaa. Weriye Sakariye Axmed Muxumed oo…

              Read More

                “Waxaad Arkaysa Qaar Casuumad Sameeyay Oo Musharixiin Ah Oo Hadana Ku Dhawaaqaya Madaxweynaha Murashax Ah, Oo…” Wasiir Cukuse

                London 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Daahir Cakuse, oo in muddo ahba dibad wareeg ahaa ayaa ku tilmaamay labada wasiir iyo gudoomiyaha Kulmiye ee loolanka adag ee murashaxnimadu ka dhexeeyo, ficiladdoodu inay yihiin qaar qarinaya waxqabadka xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Wasiirku wuxuu sidaa ka sheegay khudbad uu u jeediyay jaaliyada ku dhaqan dalka Sweden,…

                Read More

                  Ganacsade Maxamed Aw Siciid oo la Wareegay Wershada Laydhka ee Berbera,Sida ay Xukuumadu u dhigtay iyo Madaxweyne Xigeenka oo ka Hadlay DAAWO

                  Berbera 01.Jan 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa  Magaalada Berbera kaga qayb galay Kulan Maamul Wadaag ah oo dhexmaray Wershada Laydhka ee Berbera iyo Shirkad Gaar loo leeyahay.

                  Read More

                    DAAWO:Ururka Samofalka Gaaroodi oo soo bandhiagay waxqabadkiisii sanad laha ahaa ee 2014kii

                    Hargeysa Dec 31,2014(SDN/QJ)-Ururka Samafalka Gaaroodi oo ka hawgala Guud ahaan Jamhuuriyada Somaliland  gaar ahaan degaanka Maroodijeex ayaa waxa uu bulshada uu u adeego iyo kuwa bixiya Aduunka uu ku hawlagolaba u soo bandhigay waxqabadkoodii sanadkan haatan dhamaanaya. Ururka Gaaroodi oo ah ka ku dayashadiisha loo abaabulay ururadii dabadii la yagleelay isla markaana ku suntan inta…

                    Read More

                      Daawo:La TaliyahaXoghayaha Arimaha dibada Xisbiga Wadani Marwo Faadumo Siciid Oo Ka Hadashay Qaabkii Ay Xukuumadu Faro Galinta Ugu Samaysay Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo

                      Hargeisa Dec/31/2014(SDN/QJ)La taliyaha xoghayaha arimaha dibada  xisbiga wadani marwo faadumo siciid ayaa maanta ka hadlashay  qaabkii doorasahada ururka dhalinyarada somaliland sonyo o ay sheegay inay xukuumadu  faraha  kula jirto isagoo ugu baaqay inay xukuumadu faraha ka dayso ururka dhalinyarada  somaliland ee sonyo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Daawo: Xoghayaha Xisbiga Wadani Maaha Xaq In Mudo Kordhin Loogu Daro Nin Shaqadiisii Hore Ka Soo Bixiwaayey Anaguna Yeelimayno

                        Haegreisa Dec/31/2014(SDN/QJ)xogyahaha xisbiga mucaaridka ah wadani c/laahi uur cade ayaa maanta ka hadalay  mudo kordhi  loo sameeyo xukuumada uu gadhwadeenka  ka yahay  madaxwayne axmed amaxamed maxuud siilanyo  iyadoo maalmihii ugu danbeysay  aad loo hadal hayey  in xuukamada mudo  loogu daraayo  swaxa uuyidhi  maaha in loogu daro xukumad  horeba shaqadeedi uga soo bixi kari wayday Hargeisa…

                        Read More

                          Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Maanta Soo Saaray Go,aamo Kor Loogu Qaadayo Bilicda Hargeisa Iyadoo Kuwii Horeba Aan Sidodii Loo Fulin

                          Hargeisa Dec/31/2014(SDN/QJ)wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa maanta shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada hargeisa ayaa waxa uu go,aamo kor ;oogu qaadayo bilcda magaalada hargeisa  iasgoo wasiirku  iasgo wasiirku  sheegay  in wada wadnaha hargeida ee hor marta qaasriga madaxtooyada ay  noqon doonto  hal haad  iyadoo hore  u ahaan  jirtay  mid laba…

                          Read More

                            “Meel kasta waxaan ka maqlayaa Qabiil, Qabiil waxa aynu goosan doonaa ama go’aan ku gaadhi doonaa inaynu horumarno” Prof Axmed I.Samatar DAAWO

                            Hargaysa 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- -Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar oo doraad ku soo laabtay wadanka ayaa habeenkii xalay hadal ka jeediyey xarunta dhaqanka ee Hargeysa(Hargeisa Cultural Center), kaasi oo uu kaga hadlayey horumarka iyo dhaqanka. Profs Axmed Ismaaciil Samatar ayaa khudbadiisa waxa uu ku soo qaatay xaalada uu dalku marayo xilligan oo ay ka mid yihiin…

                            Read More

                              Garabka Dalada Sonyo ee Xukuumada Taageersan oo Sheegay in Hogaanka ay Doorteen uu Yahay Gobolada Awdal iyo Sool

                              Hargaysa 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dhalinyaradda Somaliland ee Sonyo ayaa si rasmi ah u dooratay Hogaan ka kooban Guddoomiye guddoomiye ku xigeen loo doortay laba xubnood oo ka soo kala jeeda goboladda Galbeedka iyo Bariga Somaliland ee Awdal iyo Sool iyo Xubno  19 ka kooban oo Boodhka urur weynaha Dhalinyaradda Somaliland yeelandoono mudadda 2-badda Sanno ee…

                              Read More

                                “Shaadhka Xukuumada ha Bixiyaan Hadii Labaatan Wasiir la Tartamayaan Muuse Biixi Gudoomiyaha Kulmiye” C.rashiid Riyo Raac

                                Hargaysa 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha Qorsheynta ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Cabirashiid Maxamuud Cali (Riyo Raac), ayaa Xukuumadda  ku eedayey inay keligeed isku koobto wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Xoghayaha Qorsheynta ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Cabirashiid Maxamuud Cali (Riyo Raac), oo Wargeyska Geeska Afrika u waramay ayaa sidoo kale ka hadlay loolanka Musharaxnimo ee…

                                Read More

                                  “Imikana waxaaba Doorashada ka hadhay lix Bilood oo kaliya,Laakiin marka ay mudo Kordhinta gaadho cidna kama abaashano” Xildhibaan Indho Indho

                                  Hargaysa 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtidda ayaa ka ayaa ka hadlay sidda uu u arko hadal  uu Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe uu Guurtidda uga digay in ay muddo kordhin u sameeyaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Xildhibaan Indho-indho oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa, waxa…

                                  Read More

                                    Dawlada Madaxweyne Siilaanyo oo Gacanta ku dhigtay Ururkii Solja iyo Daladdii Sonyo Iyo Dareenada ka dhashay

                                    Hargaysa 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xukuumaddda Somaliland waxay Sadqeysay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo Dallada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo ahaa Ururo aan dawli ahayn oo siyaasada ka madax-banaan, ayaa waxay xukuumadda Axmed-Siilaanyo ay si toosa iyo si dadbanba u farogelisay Shirweynayaashii lagu dooranayay hogaamada Cusub. Waana markii ugu horeysay ee xukuumad Somaliland ka talisaa…

                                    Read More

                                      Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo ka Hadlay Isbedelka Xisbigiisa iyo Siyaasiyiinta ku Soo Biiray Sannadkan Maanta dhamaaday ee 2014

                                      Hargaysa 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha golaha wakiilada, ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (cirro), ayaa iftiimiyay in siyaasiyiin culus oo wadanka magac ku lihi ay dhawaan ku biiri doonaan xisbiga uu hoggaamiyo. Md. Cirro, ayaa qoraal kooban oo uu soo geliyay barta uu ku leeyahay facebooka, wuxuu ku yidhi “Bishii…

                                      Read More

                                        Siyaasiga Cabdiqaadir Jirde Aw Cali Oo London Ka Sheegay Inuu Ku Biirayo Xisbiga Waddani Iyo Qabanqaabadda Munaasabadda Hargeysa

                                        London 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku xigeenkii golihii hore ee Wakiiladda,isla markaana imika ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiiladda Cabdiqaadir Jirde Aw-cali, ayaa sheegay inuu ku biirayo Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, oo Ururkii Xaqsoor oo uu ka tirsanaan jiray kadib aan mawqifkiisa caddayn ayaa Kulan ka dhacay Magaalada London ee Carriga…

                                        Read More