Daawo: Soo Dhawayntii Saaka Ee Musharaxa Madaxwayne Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Saaka Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeisa

    Hargeisa 15/12/2014(SDN/QJ)Daawo Muuqaal Soo dhawayntii saaka ee musharaxa madaxwayne ee xisbiga ucid jamaal cali xuseen oo saaka si heer sare ah  loogu soo dhaweeyey  magaalada hargeisa iasoo musharaxu mudoyinkii u danbeeye safar ugu maqnaa qaar ka mida qaaradaha yurub iyo america Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Golaha Wakilada Somaliland oo Duuduub ku Meel Mariyay Miisaaniyada Sannadka 2015 DAAWO

      Hargeisa 15/12/2014(SDN/QJ)xildhibaanada golaha wakiilada somaliland  ayaa saaka an sixiyey miisaniyada qaranka ee 2015ka iyadoo misaniyadai ay  xildhibanau  maalintii shalayto ahayd su,aalo ka waydiiyen wasirka maaliyada somaliand c/raxman ciro isagoo guddomiyuhu ku dhawaqay ansixintasi https://www.youtube.com/watch?v=l_j46cSkooA&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Musharax Ka Mida Musharaxiinta Ka Sharaxan Gobolka Maroodijeex oo Musharaxnimadiisa Shaaciyey Musharax Maxamed Maxamuud Xirsi CARWO

        London 15Dec14(SDN/QJ) Musharaxa Mahamed Maxamud Xirsi Carwo ee Gobolka Maroodijaax 2015 kaWaa musharax  Aqoon yahan ah soona bartay sharciga ( law ) ilaa hadana ka shaqeeya  Maxkamada Gobolka Maroodijeex halkaa oo uu ka kororsaday aqoon iyo  waayo aragnimo oo la xidhiidha dhinaca sharciga iyo diyaarinta go’aamada xukunkoodu u dhacay ama qaabka loo galayo dacwadaha taagan. Sidaa…

        Read More

          Ethiopia Oo Ka Hadashay Maleeshiyada La Sheegay In Suldaan Wabar Ku Urursaday Xuduudka

          Ethiopia 15Dec14 (SDN/QJ)Dawladda Itoobiya oo markii u horaysay ka hadashay xaaladda ka taagan Gobolka Awdal iyo Suldaanka la sheegay inuu Gudaha Itoobiya ku urursanayo maleeshiyo beeleed ayaa sheegtay inaanay marnaba ogolaanayn Maleeshiyo dawladda Somaliland ka soo horjeeda in halkaasi laga abaabulo. Safiirka Dawladda Ethiopia u fadhiya Hargeysa Jeneral Berhe Tesfay, ayaa tilmaamay inaanay hayn xaqiiqo…

          Read More

            Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Gudoomiye Cirro ku eedeeyay Qabyaalad iyo Sababta uu uga hadli waayay Khilaafkii Wakiilada DAAWO

            Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa markii u horaysay ka Hadlay Sababta uu Mawqif cad uga qaadan Waayay Qadiyadii Khilaafka Golaha Wakiilada ee la Xaliyay oo laga filayay inuu Go’aan Cad ka qaato . Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Waraysi gaar ah siiyay Telefishanka Universal ayaa…

            Read More

              “Dalkeenna waatan la leeyahay Nimcaa fadhida, waa lagu kaftamaaba kelmaddaa ,Nimcadaa 54 sano ayeynu dul-taagnayn, wax allaaliyo wax ka soo baxayna weli ma jiro” Wasiirka Macdanta

              Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa sheegay in 54 sannadood la leeyahay dalkeenna nimcaa fadhida, isla maraana aanay jirin illaa hadda wax nimcadaas ka mid ah oo ka soo baxay ama laga soo saaray oo la hayaa, hase-yeeshee, ay rejadu hadda ugu dhawdahay hadal-hayntaasi. Wasiirka Macdantu waxa…

              Read More

                Dhallinyaro ka Gadooday Garoonka Kubada Cagta ee Xarunta Agoomaha ee Hargaysa oo lagu Wareejiyay Turkiga iyo Wadooyin ay Xidheen DAAWO

                Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Garoonka Kubada Cagta ee Dhalinta, gaar ahaan Garoonka gaarka u ah Carruurta Agoomaha ah, ee Dhalinta, ayaa laga baabiyey Garoonkii ay ku ciyaari jireen, iyada oo lagu wareejiyey Turki. Caruurtan Agoomaha ah ee ku jira Xarunta Agoomaha ah ee Hargeysa, ayaa waxa ay sheegeen in dulmi iyo xaq daro lagu sameeyey,…

                Read More

                  Dariiqooyinka la Fashiliyay ee CIA Maraykanku ku Jidh dilaan Maxaabiista ku Jirta Jeelka Guantanamo Bay Iyo Maxbuuska Qudha ee ay Loodin Waayeen Qaybtii 3aad

                  Washington 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Waa qaybtii 3aad ee warbixintii Aljazeera ka soo koobtay warbixinta Kongareeska Maraykanku ka soo saaray hab-ciqaabeedkii CIA u mari jirtay maxaabiista ay ku tuhmayaan in ay xidhiidh la leeyihiin waxa ay ugu yeedhaan Argagaxisada; warbixintan oo uu Geeska Afrika soo turjumay ayaa lagu soo bandhigay 20 ka mid ah ciqaabahaas iyo…

                  Read More

                    “Md:Axmed Siilaanyo dumar iyo caruur ayaa darajadii ka qaatay, waad duqowday ku canaanan mayno ,waad xanuunsanaysaa odhan mayno Illaahaybaa keena” Xil Bashiir Tukaale

                    Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale oo ka tirsan mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay xaalada dib uga soo cusboonaatay gobalka Awdal oo dhawaan suldaan ka tirsan madax dhaqameedka gobalkaasi uu ku dhawaaqay in uu ka goostay Somaliland. Waxaana ay masuuliyada arrintaasi ay eedeeda…

                    Read More

                      “Wasiir Samaale Urur Diimeed ma Ka Tirsan tahay,Sheekh-nimadase maxaad ku diidaa” Su’aal Xiiso leh DAAWO

                      Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Maaliyada Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay in uu ku jiro urur diimeedyo,kaasi oo uu sheegay inay soo ifbaxday markii aan sheegay inaan Madaxwayne Axmed Siilaanyo dabadii sharaxanay kuwaasi oo dhaliil iiga dhigay,Waxa uu sheegay in hore Madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale ku dhaleeceeyay taasi iska difaacay wakhtigaasi…

                      Read More

                        (IS Af-Garan Waaga Reer Miyiga Iyo Reer Magaalka) Masrixiyad Dhinacyo badan loo Micnaystay DAAWO

                        Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dhalinyaro Cusub Oo Ah Mujaajilaystayaal Reer Gabiley Ah Ayaa Dhawaan Daawaha Ka Soo Qaaday Mujaajilo Aad U Qosol Badan Oo La Magac Baxday Is Af Garanwaaga Reer-Miyiga Iyo Reer Magaalka Oo Ay Dadweynaha Qaar Ku Macneeyeen In Ay Sarbeeb Ahayd Oo Ay U Jeedeen Is Af Garanwaaga Dawlada Iyo Shicibka Somaliland Oo…

                        Read More

                          Mid ka Mid ah Eedaysanayaashii Dilay Fannaanadii Saado Cali Warsame oo ka Warbixiyay Sidii ay u Fuliyeen Falkaas Jariimada ahaa DAAWO

                          Muqdisho 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Sannadkan Gabaabsiga sii ah iyo Maalmahan Is Gurayaa Waxay bulshada ku hadasha Afka Somaliga ugu Suntanayd dhacdooyin Xanuun badan oo soo Maray,Dilka Biri magaydada ah ee lagula kaco dadka aan waxba galabsan iyo Hormoodka ummadu ku dhiirato intuba waa Cudurada Geyigan ku faafay ilaa iyo haatana aanay Jirin Gacan dawladeed oo…

                          Read More

                            Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani oo Mas’uul Cusub Degmada Sheekh u Magacaabay Kadib Markii Gudoomiyihii Waddani ee Sheekh uu Kulmiye Galay DAAWO

                            Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xoghaya Guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde ayaa xilkii ka qaaday guddoomihii Degmada Sheekh ee Xisbigaas Cali Jaamac Ibraahim (Cali Guray), waxaanu beddelkiisa si ku-meel-gaadh ugu magacaabay Cali aw-Maxamed Xasan. Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani ma sheegin sababta uu masuulkaas uga qaaday xilka uu xisbiga ugu qaabilsanaa…

                            Read More

                              Wadani oo cagta Saaray Dhabihii Mucaarednimada ee Kulmiye caanka ku ahaa

                              Hargeysa Dec 14, 2014(SDN/QJ)-Warbixin ay barta Internetka ee Vice ay ka diyaarisay hawgalada ciidamada RRU da ayaa lagu xusay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbiga Wadani iyo xildhibaano kale oo xisbigaa ka tirsani ay dawlada Britain ku dhaliileen taakulada ay siiyaan Somaliland. Cabdiraxmaan Xoog oo ka mida Gollaha Wakiilada isla markaana ka mida xisbiga…

                              Read More

                                Daawo: Xildhibanada Golaha Wakilada Oo Maanta Su,aalo Uu Wasiirka Maaliyadu Maarayn Waayey Ka Waydiiyey Miisaniyada Sanadka 2015

                                Hargrisa 14/12/2014(SDN/QJ)Qaar  kamida xildhibanada golaha wakilda somaliland  ayaa  wasiirka  maaliayada c/casiis maxamed samaale  oo ka war bixiyenayey  miisaniyada sanadka 2015 iyo shaqalaha dawlada ayaa xildhibanadu su,aalo uu maare u waayey  waydiiyen Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporananews.com

                                Read More

                                  Daawo: Xildhiban Cali Aareye Dadka Reer Boorama Xukuumadani Dhago Wax Maqla Ma Lahee Midnimadiina Ilaaliya Isbadal Khayr Qabaa Soo Socdee

                                  Hargeisa 14/12/2014(SDN/QJ)Xildhiban cali aareye oo ka mida xildhibanada golaha wakilada somaliland ayaa maanta ka hadlay  tabashadi odayaashi rer boorama ee xukuumadu  dhagaha ka furaysatay taasi  oo uu xildhibanku  ugu  baaqay  in  aan  dadka rer  boorama  ay  ilaaliya nabad  galyadooda iyo midnimadooda https://www.youtube.com/watch?v=7Ip1NJRNTAg&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                  Read More