OGEYSIIS- OGEYSIIS KU SOCDA DHAMAAN SHACABKA BEELAHA SUBEER AWAL EE CARIGA INGIRIISKA IYO NAWAAXIGIISA

    Dhamaan waxa la ogaysiinayaa Dadwaynaha ku dhaqan gobalada Ingiriiska ee UK  in uu Qabsoomi doono Hadii Alleh idmo Shirweynihii (SAMATALIS) Ee Mideynta Bahweynta Subeer Awal  Maalinta Sabtida ee bishan December tahay  20/12/14 oo ku beegan Sabtidan soo socota  Saacadu marka ay tahay 3: 00 Galabnimo  ilaa iyo 12:00-ka Habeenimo  Goobtuna  waa tan Hoose: 68 Milan Palace.Southall Middle Sex. UB2 4BG  Wixii…

    Read More

      A Drown Man Catches At A Straw

      I wish I could be a poet who adorns and worships beauty – pageants from Borama.  Praise and admire those pageants with heavenly bodies that are in their puberty stage.   Blessed with romantic eyes that are  dressed with bushy eyes brows, rosy cheeks, and golden smile.   Those pageants that are born and raised in Borama;…

      Read More

        “Xukuumaddanu ha iska dayso fal celinta degdeg ah qof wax tirsaday oo meel galay Somaliland waxba ma yeeli karo” Faysal Cali Waraabe

        Hargaysa 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo safar ugu maqnaa dalalka jabuuti iyo ethopia ayaa galabta dib ugu soo laabtay Dalka . Waxaana madaarka hargaysa kaga hor tagay masuuliyiinta ugu saraysa xisbiag ucid oo uu hor kacayo murashaxa madaxweyne ee xisbiga ucid Aqonyahan Jamaal Cali Xuseen  . Murashaxa Madaxweyne Ku…

        Read More

          Xukuumada oo Xisbiga Waddani u diiday Xaflad uu qabsanayay iyo Gudoomiye Cirro oo Sheegay in arrimahani Muujinayaan Hungada Kulmiye Akhri

          Berbera 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo aanay lahayn awoodd ay ku xakamayso Taageerayaasha ku soo biiraya Xisbiga WADDANI ee ka soo diga-roganaya Xisbiga taladda haya ee KULMIYE. Guddoomiye Cirro ayaa hadalkan ka sheegay Munaasibad uu maanta Xisbiga WADDANI u qabtay Taageerayaal…

          Read More

            “Wasiir Samaaloow bal ukuur gal Cabashada Reer awdal Waa Warsame Indhooloow soo Indha indhee Abaarta Awdal ku Dhacday” Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle oo Soo Qufay Tabashada Reer Awdal DAAWO

              Hargeisa 18.Oct .2014(SDN/QJ)- Xildhiban Axmed Yaasin Sheekh Cali Ayaanle oo Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada Xisbiga Kulmiye kana Soo Jeeda Gobolka Awdal ayaa maanta si qoto dheer uga hadlay Qadiyada Tabashada ee Gobolka Awdal Waxa uu Xildhibaanku Soo taxay Tabashada Gobolkiisa iyo Sida Xisbigiisa Kulmiye ugu Guuldaraystay inuu Bulshada Gobolkaasi…

            Read More

              Daawo: Musharaxinta Xisbiga Ucid Oo Maanta Qaaban Hore Looga BaranSiyaasiyiinta Iyo Musharaxiinta Xisbiyada Wakhti Kula Qaatay Ganacsatada Suuqa Hargeisa

              Hargeisa 18/12/2014(SDN/QJ)Labada Musharax ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka ucid ayaa maanta qaaban hore looga baran musharxinta iyo siyaasyiinta waxay  bulshada kala duwan u raacen basaska magaalada  hargeisa iyagoo intaa ka dib suuqa magaalada hargeisa dadka kun ganacsada wakhti kula qaatay Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Taageereyaashii Raiisul Wasaare C/Weli Sheekh Axmed oo ogaaday in Puntland xilkiisa dooneysay kana shaqeysay riditaankiisii

                Muqdisho Dec 18,2014(SDN/QJ)-Taageereyaashii Raiisul wasaare C/Weli Sheekh Axmed oo dhawaan baarlamaanka Soomaaliya kalsoonidii kala noqday ayaa haatan ku baraarugay ujjedadii dhabta aheyd ee maamul Gobileedka Puntland ka lahaa taageeradii maamulkaas u muujinayeen xiligii ay is hayeen madaxweynaha Soomalaiya. Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka miro dhaliyay dedaal ay u galeen saacado ka dib kolkii la riday…

                Read More

                  DAAWO:Raiisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo wareysigiisii ugu horeysay ku sheegay qorshihiisa iyo naxdin ka muuqatay

                  Muqdisho Dec 18, 2014(SDN/QJ)-Raiisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Md Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa bixiyay wareysigiisii u horeeyay oo uu ku soo bandhigo qorshihiisa ku wejahan xukuumada cusub iyo waxa uu is leeyahay aad qabatid mudada uu xilka hayo. Raiisul wasaaraha ayaa sidoo kale waxa wejigiisa laga dheehan karayay walaac faro badan oo uu ka…

                  Read More

                    “Suldaanka(wabar) Waxanu Leenahay Haddii aad katimi Maraykan oo Carruurtaadii iyo Ehelkaagii aad halkaas geysay, waa inaad ka daysaan bulshada Hagardaamada iyo.” Wasiir Waran-cadde.

                    Hargeysa:Dec,18,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa weerar afka ah ku qaaday Suldaan Wabar oo dhawaan ku dhawaaqay arrin ka dhan ah qaranimada somaliland, isla-markaana ciidamo Hubaysan Buuraha la galay. Wasiir Warac-cadde oo shalay ka hadlayey Garoonka Cigaal xilli uu kasoo laabtay safar uu ku tegay dalka Ethiopia, ayaa si cad u weeraray…

                    Read More

                      “Xisbiga Kulmiye ayaa Qabyaallada Inoo Keenay Ilaa Halkii Lagu Soo Dhisay Dib Loogu Celiyana Innaga Dhammaan Mayso” Xoghaye Ku-xigeenka Xisbiga UCID Mustafe DAAWO

                      Washington 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xoghaye ku xigeenka Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Ee UCID Mustafe Axmed Sheekh Cismaan ayaa shaaciyey in Xisbiga uu ka tirsan yahay ee UCID ay taageeraan, isla markaana ay garab taagan yihiin  guud ahaan-ba Shacbiga reer Somaliland, gaar ahaanna Inta Aqoonta iyo aragtida dheer leh. Xisbgia UCID maaha sida Xisbiga KULMIYE ee…

                      Read More

                        Wasiir Warancade oo Luuqad adag Kula Hadlay Qurbejoogta kuna Sifeeyay Fidno Wadayaal,iyo In aanay Garanayn Waxa la isu Yahay DAAWO

                        Hargaysa 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaaradda Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Faahfaahin ka bixiyay Socdaal uu Isaga iyo Taliyaha Sirdoonka Somaliland in Mudo ah ugu Maqnaayeen Dalalka Kenya iyo Itoobiya. Wasiir Cali Maxamed Warancade Waxa uu ka Hadlay Arrimo ay ka Mid Yihiin Wada hadalo ay la Yeesheen Madax iyo…

                        Read More

                          “Beelna anigu uma ahi Musharax waxaanse Musharax u ahay Somaliland oo dhan” Wasiirka Arrimaha Dibada DAAWO

                          Hargaysa 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay Go’aankii ay Shalay Guddida Beesha Sacad Muuse ee HOODAALE ay ku kala reebeen Musharixiinta Beeshaasi ee Xisbiga KULMIYE, waxaanu tilmaamay inuu Musharax yahay marka uu Madaxweyne Siilaanyo hankiisa Siyaasadeed dhamaysto. Wasiirka Arrimaha dibaddu waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu Shalay…

                          Read More

                            “Waxa aan Cambaareynayaa Falalka Wasiiradu ka waddaan Awdal, “Ciiddanku Xeryahooda Ha Joogaan” Murashax Xigeenka Ucid

                            Hargaysa 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa Xukuumadda Somaliland u soo jeediyay in arrinta Suldaan Abubakar Cilmi Wabar ay u madaxbanaanayso oo laga war sugo sidii ay xal ka gaadhisteedda.   Cabdirashiid Xasan Mataan oo  Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa waxa kale oo uu sheegay…

                            Read More

                              Daawo:Gudida Horumarinta Beesha Sacad Muuse oo ka Hadlay Go’aan ay Qayb ka Mid ah Gudidoodu ku Midi Roorteeyeen Qaraar la isku ogaa

                              Hargeisa 17/12/2014(ASDN/QJ)Gudida Horumarinta  beesha sacad muuse  ayaa kala saaray musharaxiinta beeshasi  oo in badani  muarn ka taagna  taasi  oo salaadinta beeshasi aad uga cahooden taasi  oo sheegay inaanay  iayagu ku raacsanayn  kala saarida gudidaasi https://www.youtube.com/watch?v=xT6NCJZYR1w&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Gudidii Shirkii Hodaale ee Sacad Muuse oo Beeniyey in ay doorteen Musharax Reerka ee Xisbiga kulmiye SAWIRO

                                Hargaysa 17.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudidii Shirkii Hodaale ee Beesha Sacad Muuse ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Warar Warbaahinta la soo galiyey oo sheegay in Gudidu ay isku raaceen Shalay in Musharax Beeshu yahay Muuse Biixi, waxanay Warkaasi ku tilmaameen in uu yahay mid been cad oo aanay waxba ka jirin. Gudidu waxay sheegen in…

                                Read More

                                  Maxaa la Gudboon Siyaasiga Hunguri uu ka hayo Jagada Raiisul wasaaraha Soomaaliya?

                                  Muqdisho Dec 17, 2014(SDN/QJ)-Dawladihii Soomaaliya ee la dhisay intii ka danbeysay shirkii Carta ee Jabuuti lagu soo dhisay ayaa waxa ay ka sinaayeen isku doodaha soo noqnoqda ee u dhexeeya madaxweynaha iyo Raiisul wasaaraha. Doodahaas oo sababayay in laga takhaluso kolba ruuxa haya xilka Raiisul wasaaraha kolka laga reebo dawladii madaxweyne Cabdulaahi Yusus oo iska…

                                  Read More

                                    Loolanka Musharaxiinta Kulmiye ee Beesha Woqooyiga Hargeysa maxey Xisbiga iyo Nidaamka Dimuqraadiyada dhaxalsiin kartaa?

                                    Hargeysa Dec 17,2014(SDN/QJ)-Xisbiga haya talada dalka Somaliland ee Kulmiye ayaa dhawrkii sanadood ee ina dhaafay wax aka dhex aloosan tartan loogu jiro cidii noqon laheyd musharaxa madaxweyne ee xisbigaas doorashooyinka ina soo haya. Doodan oo laba daraf ku kooban ayaa waxa dhan ka mida labadaa dhan waxa uu abuuray dood la isku weydiinayo waxa ay…

                                    Read More