Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Seylici muxuu uga aamusay hadalkii ka soo yeeray Suldaan Wabar?
Hargeysa Dec 17,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayaa afka ka xidhay dhwaaq dhiilo colaadeed xanbaarsanaa oo ka soo yeeray mid ka mida Salaadiinta Gobolka uu ka soo jeedo ee Awdal. Suldaan Abiikar Cilmi Wabar ayaa sheegay in beesha Samaroon ee Awdal ay ka hoos baxday maamulka uu Cabdiraxmaan Seylici madaxweyne ku-xigeenka ka yahay…
