Suldaanka Beesha Irir Samaale:Arinta Gobolka Awdal ee uu Suladaan Wabar ka hadlay waa Siyaasad ee ma aha arin Dhaqan xaaladana ha la dejiyo(DHEGEYSO)

    Edmonton Dec 14,20149SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelaha Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa ka waramay xaalada ka aloosan Gobolka Awdal ee ka dhalatay hadalka dhawaanta ka soo yeeray Suldaan Abiikar Cilmi Wabar ee uu ku sheegay in Awdal ay ka baxday Somaliland. Suldaanka ayaa xukuumada Somaliland iyo Suldaankaba u jeediyay in ay xaalada dejiyaan isla markaana…

    Read More

      Abaabulka Mudaharaaddo Ballaadhan Oo Lagu Taageerayo Suldaan Wabar Oo Borama Ka Socda iyo Ciidamada Ammaanka Oo Heegan La Geliyey

      Borama:Dec,14,2014(SDN/QJ)-Dhallinyarada iyo Xubno kamid ah Cuqaasha Gobolka Awdal, gaar ahaan kuwa ku Nool Magaalada Borama ayaa ku Hawllan Qorshe ay ku dhigayaan Mudaharaad Ballaadhan oo ay kaga soo horjeedaan Ciidamo Tiro Badan oo Xukuumaddu Halkaas Geysay. Sida uu sheegayo wariyaha Qurbejoog.com uga soo warrama Gobolkaas, waxa Habeenkii xalay Magaalada Laga Dareemayey Dhaqdhaqaaqyo xooggan oo ay…

      Read More

        “Ma Qarsanayno wada-hadal somaliland waa La Gelaynaa Cid aan uga fasax qaadanayno oo fiiso ii siinaysa inaan Hargeysa la Hadlaana ma jirto” Cali Khaliif

        Nairobi:Dec,14,2014(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Maamulka Dibad-wareegga ah ee  Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka Hadlay Xidhiidhada uu la leeyahay Maamulka Puntland iyo Xukuumadda Somaliland, isagoo Tabasho badan ka sheegtay Dhiggiisa Puntland oo uu dhaliilo badan u jeediyey. Cali Khaliif Galaydh oo la Hadlay Jaaliyadda Maamulkiisa ee Magaalada Nairobi, ayaa  sheegay inaanay mudnayn in shacabkiisu soo dhaweysto Maaulka…

        Read More

          Economic and Political Development Prerequisite the Enactment of National Political Parties

          Somaliland won the war against the vicious regime of Siyad Barre. Above and beyond, Somaliland gained hard earned peace through State formation and institutional building. The country, in due course bourgeoned and flourished to build its democratic pillars, national currency, public institutions, and armed forces. Although, the country has not yet been recognised by any…

          Read More

            Hargaysa oo lagu Gardaadiyay Darmaan Iyo Dalxiis waa Buug Cusub Oo Laga Qoray Taariikhda Iyo Suugaanta Cabdi Qays Sawiro

            Hargaysa 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- Munaasibad si heer sare ah loo agaasimay oo aanay u kala hadhin labeenta Bulshada Somaliland, ayaa lagu soo bandhigay Buug loogu wan-qalay DARMAAN IYO DALXIIS oo lagu ururiyey Taariikhda iyo Fanka Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi-Qays) oo kaalin mug leh ka soo qaatay Fanka iyo Suugaanta Soomaalida isla markaana si weyn…

            Read More

              Xaqiiqada 20 Hab ee CIA Maraykanku ku Ciqaabaan Maxaabiista ku Jirta Jeelka Argagixisada ee Guantanamo Bay

              Washington 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- Waa qaybtii labaad ee warbixintii Aljazeera ka soo koobtay warbixinta Kongareeska Maraykanku ka soo saaray hab-ciqaabeedkii CIA u mari jirtay maxaabiista ay ku tuhmayaan in ay xidhiidh la leeyihiin waxa ay ugu yeedhaan Argagaxisada; warbixintan oo uu Geeska Afrika soo turjumay ayaa lagu soo bandhigay 20 ka mid ah ciqaabahaas iyo…

              Read More

                “Qiyaastii in ka fog kilomitir ayaa la dhigay askar badan oo ay ku jiraan RRU. Si looga fogaado isku dhac, waxaan go’aansaday inaan gurigayga iska tago.” Gudoomiye Cirro Warbixin Xiiso leh

                Hargaysa 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka hadlay cabsi uu sheegay inay shacabka ku hayaan ciidamada RRU ee Booliska Somaliland. Sidoo kale xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka tirsan golaha wakiilada ayaa isna dawladda Ingiriiska ugu baaqay inay joojiso maalgelinta ciidamada RRU. Shabakadda caalamiga ah…

                Read More

                  Madaxweyne Ku Xigeenka oo ka qayb galay Kulan abaal marino lagu Gudoonsiiyay Suxufiyiin iyo Xubno kale

                  Hargaysa 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka ayaa maanta ka qayb galay Kulan loogu magac daray abaal marinta sannadka ee dadka guud iyo daryeelka Bulshada. Kulankan Waxaa ka qayb galay Xubno Wasiiro ah Waxaana Halkaasi abaal marino lagu gudoonsiiyay Xubno kala duwan oo Ururka Soo agaasimay Kulankaasi uu Abaal marino ku gudoosiisayay Koox Suxufiyiin ah….

                  Read More

                    Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Cusub ee Hanti dhawrka Guud ee Qaranka DAAWO

                    Hargaysa 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka JSL ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Dhisme cusub oo loo dhisay Xarunta Hanti-Dhowrka guud ee Qaranka. Xadhig ka Jarista Dhismahan Waxaa Madaxweyne ku Xigeenka ku Wehelinayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud C.risaaq Khaliif Axmed Hanti dhawraha Guud ee Qaranka…

                    Read More

                      Daawo:Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Arinta Ka Aloosan Gobalka Awdal Ee Dhawaan Suldaanku Ku Dhawaaqay Inuu Somaliland Ka Goostay

                      Hargeisa 13/12/2014(SDN/QJ)afhayeenka xisbiga mucaaridka ah  ee wadani ibraahim  mahdi  buuba ayaa maanta ka hadlay  sulaanka boorama ee ku dhawaaqay  inuu ka goostay somaliland isagoo xildhibanku  eedasi  dusha uga tuuray  xukuumada axmed maxamed siilanyo  sidoo kale  waxa uu ka hadlay hawada somaliland https://www.youtube.com/watch?v=UYp3si8W2tY&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Boqolaal Qof Oo Lagu Casuumay Arooska Gabadh Siilaanyo Dhalay Oo Cidhiidhi Geliyey Garoonka Hargeysa iyo Tigidhada Oo Laga Bixinayo Qasnadda Dawladda

                        Hargeisa:Dec,13,2014(SDN/QJ)-Boqolaal kamid ah Qurbejoog dibadaha ka yimi oo ujeeddadoodu tahay inay ka qaybgalaan Arooska Gabadh uu madaxweyne Siilaanyo  dhalay oo dhawaan Arooskeedu dhici doono, ayaa Mashquul geliyey Garoonka Cigaal International Airport. Sida aanu xogta ku helayno dadkan lagu casuumay Arooska Inanta madaxweynuhu dhalay ooh ore madaxtooyada dhexdeeda munaasibad kale ugu qabsatay, ayaa dadka lagu casuumay…

                        Read More

                          Tirsigii 3-aad Dhibaatooy​in Cakiran ee dabray Dhalinyara​da Somaliland iyo Fashilaada Qaawan ee dul hoganeysa Xukuumada Siilaanyo

                          Somaliland dhalinyarada ay da’doodu ka yar tahay 30 jirka waxaa lagu qiyaasaa Boqolkiiba 65% , ardeyda dugsiyada Somaliland dhigta guud ahaan sida Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare waxay Gaadhayaan ilaa iyo 220,000 oo ardey, Ardeyda dhigata 21- ka  Jaamacadood ee Somaliland waxay gaadhayaan Ilaaa iyo 27 ,000 oo ardey, kuwaas oo aan ceelna u-qodneyn cidina  umaqneyn.Taas oo hadana…

                          Read More

                            Meeliishaadka Shabaabka iyo kuwa Dawlada Soomaaliya oo Haween iska laayay, qiso ugub ku ah dhaqan colaadeedka Soomaalida

                            Tiyeegloow Dec 12,2014(SDN/QJ)-Meliishaadka kooxda Al Shabaab ayaa horaantii todobaadkan laba ruux oo haween ahaa madaxa uga jaray degaanka Tiyeegloow. Kooxda Shabaabka ayaa qabtay labadan haween oo midkood aheyd askeriyad ka mida ciidamada dawlada halka ta kalena ay aheyd haweeney u dhaxday askari ka mida ciidamada dawlada. Ciidamada dawlada oo arinkan ka jawaabay ayaa hawlgalo ay…

                            Read More

                              Wasiirro Xukuumaddu u Igmatay Arrinta Suldaan Wabar Oo Natiijo La’aan ah, Saraakiil Madaxtooyadu Qolujeed u Dirtay Oo Faro madhan soo Laabtay iyo Salaadiinta Oo Cadsi Cusub Keensaday

                              Borama:Dec,12,2013(SDN/QJ)-Jawiga Magaalada Borama ayaan wali isbeddel laga dareemin tan iyo intii uu Suldaan Wabar sheegay inuu qaddiyadda Somaliland dhinac iska dhigay, waxana aan wali natiijo kasoo bixin Kulamo isdaba joog ah oo Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u dirtay Halkaas. Wasiirrada ayaa kulamo badan la qaatay Salaadiinta iyo waxgaradka Reer Borama, waxana laga wada…

                              Read More

                                Wax ka Baro Labaatanka Nooc ee Maraykanku u Ciqaabo Maxaabiista ku Jirta Jeelka Guantanamo Bay

                                Washington 12.Dec 2014 (SDN/QJ)- Warbixintii uu soo saaray golaha odayaasha Maraykanku ee ka hadlaysay hababkii ka baxsanaa bani’aadamnimada ee ay wakaaladda sirdoonka Maraykanka ee CIA u ciqaabtay maxaabiista lagu xidhay Guantanamo Bay ee tuhunnada la la xidhiidha argagaxisada loo qabtay intii ka dambaysay weerarradii 11 Sebtamber 2001da lala beegsaday dalka Maraykanka. Hababkan arxan darrada ah…

                                Read More