Daawo:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo maanta Dhigiisa Jabuuti Ku Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeisa

    Hargeisa 28/11/2014(SDN/QJ)wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh C/laahi Oo Ayaa  Maanta Dhigiisa  Dawlada Jabuuti Ku Soo Dhaweeyey Maanta  Magaalada Hargeisa Ee caasimada Somaliland Wasirka Diinta Iyo Awqaafta Dalka Jabuuti Isagoo Uga Mahad Celiyey  Waftiga Booqashada Ay Somaliland ku Yimaaden https://www.youtube.com/watch?v=g2bfxBhWa_o&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Wasiirka Ciyaaraha Cali Siciid Raygal Oo Kormeer Ku Maraaya Gobalka Saraar Iyo Kulan Uu La Yeeshay Waxyaha Haayadaha Dawladaha Ee Caynaba

      Caynaba 28/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Somaliland Ayaa Ayaa Socdaal Ku Maraayey Magaalada Caynaba Ayaa Maanta Kulan Balaadhan La Yeeshay Caaqilada wax garadka iyo isuduwashaysha  dawlada ayaa kulankasi  waxa uu ahaa mid  uu  kaga xog ururinayey  bahiyaadka iyo sida ay  hawlaha gobalka sarar  u socdan Caynaba SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Daawo: Wasiirka Warfaafinta Diinta iyo Awqaafta Jabuuti Oo Ka Hdalay Sida Loogu Soo Dhaweeyey Somaliland Isaga Iyo waftigiisa

          Hargeisa 28/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Dawlada Dalka Jabuuti Ayaa Ka hadlay  Sida Loogu Soo Dhaweeyey  Somaliland iyadoo Wasiirka uu La Socday  Safiir  somaliland u fadhiyada dawlada jabuuti https://www.youtube.com/watch?v=gGVB6iurQRM&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Daawo:Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Maanta Dalka Ku Soo Dhaweeyey Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dawlada Jabuti

          Hargeisa 28/11/2014(SDN/QJ)Waftigan ka socday Jamhuuryada Jabuuti oo maanta soo gaadhay Magaaladda Hageysa ayaa waxa hoggaaminayay Wasiirka Diinta iyo awqaafta Jabuuti Xasan Balale, waxaana Maadarka ku soo dhaweeyay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland iyo Masuuliyiin kale oo ka tisan Xukuumadda Somaliland.Wasiirada Arrimaha Guddaha, Warfaafinta Somaliland ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Waftigan ka socda Dalka Jabuuti.Wasiirka…

          Read More

            Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C/raxman Maxamed C/laahi (Ciro) Oo Xisbiga Wadani Ku Soo Dhaweeyey Xubnihii Ugu Cuslaa Ee Ka Soo Baxay Xisbiga Kulmiye

            Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in dhawaan la arki doono Xubno badan oo ka tirsan Madaxda xilka ka haya Xukuumadda talada haysa ee Madaxweyne Siilaanyo oo ku soo biiraya WADDANI, waxaanu soo dhaweeyey Siyaasiyiin xilal kala duwan oo Wasiirro,…

            Read More

              Qaybtii 2aad “Cahdigii Wacad Furka Iyo Go’aamo is Burinaya oo laga Guntay Madaxweyne Siilaanyo{DHAGAYSO}.

              Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waa Dabeecada Siyaasiga Qaaradan Africa ee afkiisa iyo dhegihiisu aanay is maqal. Waa Siyaasigeena ka faa’iidaysta Laxanka Dhabaqsan ee Bulshadiisa u Cumaamada kuna aaminta aayahooda si uu uga Midha dhaliyo Himilooyinka ay Higsanayaan isla markaana ay ka filayaan inuu ka saaro duufaan kasta oo Siyaasadeed oo dalka ka Jira. Waa Isbarbar…

              Read More

                Aragtida Togan ee Madaxdii Waddani Ku Biirtay oo Soo Bandhigay Bisayl Siyaasadeed {Warbixin}.

                Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madax Xilal Heer Wasiir, Gudoomiye Gobol,Agaasimayaal, Iyo Maareeyeyaal ka soo qabtay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo Shalay ku Biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa bulshada u soo bandhigay Siyaasad ay ka dhex muuqato Qaangaadhnimo iyo Bisayl Siyaasadeed isla Markaana ay haboon tahay sidii loogu dhaqmi lahaa. Siyaasiyiintan oo sheegay inay yihiin…

                Read More

                  Magacyada 13-Ka Mid ah Dhallinyarada Soomaalida Bristol Oo Maxkamadi Ku Heshay Dembiyo Kufsi La Xidhiidha

                  Bristol:Nov,28,2014(SDN/QJ)-Maxkamad ku taalla Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska, ayaa dembiyo la xidhiidha arrimo Kufsi ku Heshay 13-ka mid ah Da’yarta soomaaliyeed ee halkaas ku nool. Da’yartan ayaa la sheegayaa inay kufsi kula kaceen afar Gabdhood oo dhallinyaro ah, kuwaas oo saddex kamid ahi ay ahaayeen caddaan, halka midda kalena ahayd dadka loo yaqaanno iska dhalka….

                  Read More

                    Dalada Ururada Bulshada ee Sonsaf oo Wacyigelin ku saabsan qaadashada Kaadhka Muwaadinka Hargaysa ka fuliyay DAAWO

                    Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Daladda Isku Xidhka Ururada iyo hay’adaha samafalka ah ee Ka hawlgala JSL ayaa  kulan wacyigelin ah oo ku aaddan ka qayb qaadashada diiwaangelinta madaniga ah ku qabatay Caasimadda Somaliland. Dalada ayaa Hawshan uga dan leh Sidii ay Bulshada u fahamsiin lahayd ahmiyada uu Qaranka u leeyahay Kaadhka Jinsiyada oo ah Mid…

                    Read More

                      Madaxweynaha Somaliland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiir ku Xigeenka Japan u Fadhiya Nairobi iyo Wefti uu Hogaaminayo DAAWO

                      Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud (Siilaanyo) ayaa  qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dalka Japan u fadhiya wadamada Somaliland iyo Somaliya iyo wefti uu hogaaminayo oo mudooyinkan booqasho ku joogay Somaliland,Socdaalka weftiga reer Japan oo ku aaddan soo indha-indhaynta mashaariicda ay Japan ka taageerto Somaliland ayaa waxaa kulankii ay Madaxweynaha la…

                      Read More

                        “Waxanu ka Duwanahay Haakah Sugtada, waxanu nahay dad ka khatoobay filimada lasoo celceliyo ee sidii musalsallada loosoo celceliyo ee Indhihii iyo Dhegihiiba ka daalleen.” Muj Boobe Yuusuf Ducaale DAAWO

                        Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Boobe Yuusuf Ducaale oo ahaan jirey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta ka Hadlayay Madal Siyaasiyiin uu ku Jiro oo is bedel doon ahi kula Midoobayeen Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa si  Hadoodilan oo aanu cid magacaabin u sheegay inuu hankiisa ka…

                        Read More

                          “Walllaahi Ninka Dulmi dugsaday ee Caddaalad daro dugsaday ee Musuqmaasuq dugsaday,isagaa wax is-yeelay If iyo Aakhiraba”. Dr Xuseen Xoog DAAWO

                          Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Caafimaadka ee Xukumadda Siilaanyo Dr Xuseen Xoog, Ayaa khudbad ka jeediyay Munaasibad Xubno Siyaasiyiin isbedel doon ah oo Kulmiye ku jiray ay kula midoobayeen Xisbiga Waddani ayaa waxa uu sheegay in sababta ay ugu biireen Waddani ay tahay sidii isbedel caafimaad qaba oo dawladdeed loo heli lahaa islamarkaana…

                          Read More

                            “Xisbigayagii Waxa uu Ku Jiraa Fadlan Kor u hay” Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Duur DAAWO

                            Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa sheegay inuu Xaalad adag Maanta ku Sugan yahay Xisbigii uu Hore uga Tirsanaa ee Talada Somaliland Haya ee Kulmiye. Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur Waxa uu Tilmaan ka Bixiyay Waxyaabaha ay ka doonayaan Xisbiga Waddani inuu ku Sifoobo .

                            Read More

                              Mujaahid Boobe Hadallo Miisaan Leh Ku Ganay Xubno Hankooda Siyaasadeed u Dabray Madaxweyne Siilaanyo

                              Hargeysa:Nov,27,2014(SDN/QJ)-Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo ahaan jirey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa  tilmaamay in isaga iyo rag kale oo ay isku fikir yihiin ay ka xishoodeen inay Hankooda siyaasadee cid kale marti uga noqdaan. Mujaahidka oo ka Hadlay Munaasibad loo qabtay Siyaasiyiin uu isagu ka mid yahay …

                              Read More

                                Xarunta Dhaqanka Ee magaalada Hargeisa Ayaa Xalay lagu Soo Bandhigay Buug Ka Hadlaaya In Somaliland Iyo Dhulka Soomaliduba Uu Ahaa Dhulkii Uduga Ama Faraaciinta

                                Hargeisa 27/11/2014(SDN/QJ)Xarunta Dhaqanka hargeisa Ayaa Xalay lagu soo Bandhigay Buug  Uu Qoray Axmed Ibraahim Cawaale  Oo Lagu Soo Bandhigay Xaruntaasi Ayaa Waxa Uu cadayna In Dhulka Somaliland Iyo Guud Ahaan Dhulka Somalida Uu Ahaa Dhulkii Faraacnida Ama Masaaridii Hore Oo loo Yaqaanay  Dhulkii Ugu Ama (ARLADA PUNT) Buugan Oo Uu Soo Saaray Axmed Ibraahim Cawaale…

                                Read More

                                  Cahdigii Wacad Furka Iyo Go’aamo is Burinaya oo laga Guntay Madaxweyne Siilaanyo{DHAGAYSO}.

                                  Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waa Dabeecada Siyaasiga Qaaradan Africa ee afkiisa iyo dhegihiisu aanay is maqal. Waa Siyaasigeena ka faa’iidaysta Laxanka Dhabaqsan ee Bulshadiisa u Cumaamada kuna aaminta aayahooda si uu uga Midha dhaliyo Himilooyinka ay Higsanayaan isla markaana ay ka filayaan inuu ka saaro duufaan kasta oo Siyaasadeed oo dalka ka Jira. Waa Isbarbar…

                                  Read More

                                    War Farxad Leh Oo Kasoo Baxay Tallaalka Loo Samaynayo Cudurka Ebola Oo Tijaabo ahaan Usoo Baxay

                                    New york:Nov,27,2014(SDN/QJ)-Dhakhaatiirta iyo dadka aqoonta Durugsan u leh Cudurka Ebola, ayaa muujiyey farxaddooda ku aaddan tallaalka cudurkaas lagula tacaalayo oo Haatan si tijaabo ah loosoo saaray. Waxay ay Khubaradani sheegeen in tallaalkani yahay mid suurtagelin kara in Jidhka Ban’aadamku aqoonsado, isla-markaana ka hortagi karo markasta oo uu xanuunku soo weeraro. Labaatan qof oo mutadawiciin ah…

                                    Read More