Sideed Dagaal oo La Filan karo Sannadka Cusub ee 2015 inay Dunnida ka Qarxaan iyo Meelaha loo Saadaalinayo
Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- In kasta oo ay dunidu abidkeedba dhib u joog ahayd, mar kastana colaado lagu hoobta ay jireen, haddana dadka taariikhda sida aadka ah u akhriyaa waxa ay in badan ku doodayaan in ay u muuqato in dunidu ay 2 boqol ee sano ee u dambeeyey sii gelaysay xaalado colaadeed oo ka…
