Shirkadii Samaysay Waraaqaha Codbixinta Somaliland iyo Sadex dal oo Kale oo Dacwadi uga Furantay Maxkamad Ingiriiska ku taala

    London 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xafiiska la dagaalanka Musuqmaasuqa ee Dawladda Ingiriiska, ayaa Dacwad ku Oogay Shirkad lagu magacaabo Smith and Ouzman Limited oo ah Shirkaddii Daabacday Waraaqihii Doorashooyinka Madaxtooyada sanadkii 2010 iyo Degaanka 2012 ee Somaliland. Shirkaddan ayaa loo haystaa inay Afar dal oo Africa ah Somaliland na ka mid tahay hab musuqmaasuq ah ku…

    Read More

      Qoraalo Sir ah oo Xildhibaanada Mooshin diidka raacsan Raysal Wasaaraha Somalia u Gudbiyeen Beesha Caalamka

      Muqdisho 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Qoraallo sir ah oo ay qoreen Xildhibaannada ka soo-horjeeda Mooshinka, isla markaana ah kuwa taabacsan Raysal-wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sh. Axmed ayaa Beesha Caalamka u diray Qoraal ay kaga codsanayaan ina farro-gelin lagu sameeyo Khilaafka u dhexeeya Madaxda Somaliya, kuwaas oo sheegay in uu khatar ku yahay jiritaanka Somaliya Qoraalladan oo laba…

      Read More

        Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax dhigay Wejiga labaad ee dhismaha Wadada Hargaysa iyo Berbera DAAWO

        Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Madax kale oo ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa Maanta Dhagax dhigay Goobta uu ka bilaabmayo wejiga labaad dhismaha Wadada isku Xidhaysa Hargaysa iyo Berbera gaar ahaan Deegaanka Xamaas. Madaxweynaha iyo Mas’uuliyiinta Wehelinaysay Waxaa si diiran u soo dhaweeyay Mas’uuliyiinta Heer Gobol,iyo Mid…

        Read More

          Wasaaradda Ganacsiga oo Gobolka Sool ka Bilowday Hawl gal ku Wajahan Bixinta Liisamada Ganacsiga iyo kala Xadayntooda

          Laascaanood 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Isuduwaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga ah ee Gobolka Sool Md Cismaan Saleebaan Bootaan (Faro Tiriye) oo Warbaahinta ugu waramay xafiiskiisa Magaalada Laascaanood ayaa ugu baaqay Ganacsatada Gobolkaasi inay u diyaargaroobaan bixinta liisanada Ganacsiga iyo kala xadaynta baayacmushtarka oo bilaabmi doona dhowaan, waxana uu ugu baaqay inay Xukuumadda kala qayb qaataan…

          Read More

            Xisaabiyeyaasha Dawlada iyo Agaasimayaasha Hay’adaha Madaxa bannaan ee Somaliland oo Hargaysa Tababar loogu soo Xidhay DAAWO

            Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xisaabiyaha Guud ee Qaranka  Md Maxamed Cabdi Bede & Gudoomiyaha Hay;adda shaqaalaha Dawladda Md Nuux Sh Muuse Ducaale ayaa  Mac-hadka tababarka shaqaalaha Dawlada tababar ugu soo xidhay dhamaan Xisaabiyayaasha Wasaaradaha iyo hay’adaha Madaxa banaan ee dawladda Somaliland. Tababarkan Waxaa Agaasinkiisa leh Ururka ay ku bahoobeen Xisaabiyeyaasha Somaliland.

            Read More

              Abwaanka Qarniga Abwaan Siciid Ilko Jiir oo Ku biray Xisbiga Wadani Guubabo u Diray Tageerayasha Wadani iyo Maanso u ugu talagalay daawasho Wacan

              London26Nov14(SDN/QJ)Gudoomiyaha Kowaad ee Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa soo dhaweeyey Abwaanka Qarniga SIciid Abukar Ilko Jiir oo ku soo biray Xisbiga wadani , waxa kale oo ka soo qayb galay dhamaan laamaha Xisbiga wadani ee Uk waxanay gacmo furan ku soo dhaweyeen Abwaanka Qarniga oo lagu xasuusto Heeso wadaniya iyo heeso kale u sameyey…

              Read More

                Xukuumada Somaliland oo ka Qaylisay Xadgudubyada Haweenka Lagula Kaco oo Figtii u Saraysay Maraya DAAWO

                Hargaysa 25.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa soo saartay war saxaafadeed ku saabsan tacaddiyada loo gaysto haweenka kaasoo lagu beegay maalmaha caalamiga ah sanad walba la xuso joojinta tacadiyadaasi. Sida lagu Sheegay Warsaxaafadeedka Wasaarada Shaqada Xadgudubyada Haweenka la soo dersay ayaa kala ahaaa Sannadkii 2010kii 105 Kiis,Halka Sannadkii 2011kii uu ahaa 130…

                Read More

                  Mudanayaal ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Xaaraan ku Tilmaamay Cashuuraha lagu soo rogay Saxaafada Madaxa Bannaan Daawo

                  Hargaysa 25.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanno ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland,ayaa sharci darro ku tilmaamay cashuurta lagu rogay warbaahinta madaxa bannaan. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble,Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa,ayaa dhammaantood sheegay in ay sharci darro tahay qaadista cashuur aan golaha wakiiladu sharciyayn. Ugu horrayn Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro…

                  Read More

                    Daawo:Wasiirada Deeganka Oo Maanta kulan La Yeelatay Agasimayasha Waxyaha Wasarada Deeganka Iyo Hayadaha Wasrada Dhinaca Deganka Kala Shaqeya

                    Hargeisa 25/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Wasaarad Deeganka Iyo Horumarinta Somaliland Shugri Isnacii Bandare Ayaa Saaka Kulan Ay Isagu Yeedhay Agaasimayaasha Waxahaa Kala Duwan Ee Wasarada Iyo haayadaha Wasaraa Kala Shaqeya Dhinacyada Deganka  Ayaa  waxa Kulankaasi Kaga War  Bixisay Waxii U Qabsoomay  Mu7adadii Ay Wasaradsi  Joogtay Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Daawo:Gudoomiyaha Golaha Wakilada Oo Sharci Daro Ku Tilaamay Lacagaha Wasarada Maliyadu Ku Soo Rogtay Saxafad Madaxa Banaan

                      Hargeisa 25/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha BaarlamaankaSomaliland C/raxman Maxamed C/laahi Ciro Ayaa Saka  Ka Hadlay  Xerka Cshuuraha Saxafa Ee Wasiir C/alhi Cukuse Dhawaan Dhaqanjliyey  Taasi Saxaafada Somaliland Si  Cad Uga Soo Hor Jeestee Isagoo guddmiyuhu Tilamaamay Inuu Xerku Ansax Noqonayo Markuu Goluhu Ogolaado Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Daawo jaamac Riyo oo si adag u dhaliilay Xukuumada

                        Hargeysa Nov 25,2014(SDN/QJ)-Abwaan jaamac Riyo oo ka mida golaha guurtida ayaa Xukuumada ku eedeeyey inay gaf ka gashay degmada axmed dhagax, iyadoo Xukuumadda Wakhtigeedii Gabaabsi  yahay, Haddana waxbaa u sii dheeroo Waxad Mooddaa qaab warwar inay ku jirto, kuwaas oo ay kamid yihiin Reer Soo Dhawee, Reerna Geeska Yara Geli, taas oo  ah Astaamaha Digtaytarka.”…

                        Read More

                          “Iska ilaaliya Kamaradaha la idinla soo dhex galayo Markaad Xaflada aroos leedihin,waxaa loo Rogayaa Taageerayaal……….” Xoghayaha warfaafinta Xisbiga UCID

                          Hargeysa Nov 25,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Yusuf Keyse ayaa daboolka ka qaaday khidad ay TVga qaranku isticmaalaan oo ay ku muujinayaan in xisbul xaakimka ay ku biireen dad laga been abuuray oo UCID ka digo rogtay. Xoghayaha ayaa shicibka uga digay in Tvga Qaranku aroosyadooda doobaan ka dibna ay ka beensheegaan oo…

                          Read More

                            Marxuun La Dhashay Madaxweyne Siilaanyo oo Ingiriiska ku Geeriyooday iyo Madaxda Qaranka oo Safaf u GalayTacsi u dirida Madaxweynaha DAAWO

                            Hargaysa 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxda Qaranka JSL oo uu ugu horeeyaan Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil & Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir, Madaxda Axsaabta Qaranka, Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan, Golaha Wasiirada, Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida, Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka, Ururada samafalka Wadaniga ah iyo Qaybaha kale ee  Bulsho-weynta Somaliland ayaa…

                            Read More

                              “Saaxiibka Xukuumadu Waa Bishoo Sadexee intii Suuqa ha isa Seegina” Cali Guray oo la Hadlay Wasiir Cukuse DAAWO

                              Hargaysa 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa ku dooday in Xeer nidaamiyaha uu Wasiirka Warfaafintu sheegay in lagu abuurayo Gudi anshax marisa Warbaahintu uu yahay Sharci daro. Mujaahid Cali Guray waxa uu Xusay in Xeerka Saxaafadu uu yahay mid dhaqan gal ah waxaa kale oo uu…

                              Read More

                                DAAWO:KHUDBADII XILDHIBAAN REYTE EE SHIRKII XISBIGA WADDANI EE SWEDEN

                                Orebro Nov 23,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali oo haatan ka mida xisbiga Wadani ayaa dalka Sweden uga qeybgalay shir ay dalkaa ku qabteen xisbiga Wadani ayaa waxa uu ka jeediyay khudbad uu si ba’an uGu weeraray hogaanka madaxweyne Axmed Siilaanyo. Xildhibaanku waxa uu sidoo kale amaan dusha kaga tuuray Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada isla markaana ah Guddoomiyaha xisbiga…

                                Read More