Mooshinka Xaqdaradda Ah Waa Mid Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud Iyo Xulufadiisu: Uga Soo Horjeedaan ‘Xisaabtanka Iyo Geedi Soconka Nabada’

    Dulucda arimaha la isku haysto Soomaaliya, waxaa abuuray ama sii horinaayo – waa hugriga wayn ee uga jira shisheeyaha deegaanka Soomaaliyeed iyo khayraadkiisa oo leh dhul istaraajiyadeed oo Bad, Beri iyo Cir ka hodana ah. Si kastaba ha ahaatee, waxaa QurboJoogta Waqooyiga America isla dhexmarayaan,  in Wasiiro ka tirsan Xukuumada Prime Minister Abdiweli Sheik Ahmed, oo…

    Read More

      Maayarka Magaalada Berbera oo Su’aalo furan kaga jawaabay Cabashada Bulshada danyarta ah DAAWO

      Berbera 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Mayorka Magaalada Berbera C/Shukuur Maxamuud Ciddin oo waraysi dheer siiyey Weriye C/Salaan xariir ayaa ka jawaabay su’aalo furan oo ku saabsan cabashooyinka bulshada danyarta ah qaarkood iyo kaalinta ay dawladda hoose ka qaadato horumarinta Bulshada. Mayorka Magaalada Berbera Waxaa kale oo uu  faahfaahin ka bixiyey waxyaabihii u qabsoomay Dawlada hoose ee…

      Read More

        Ciyaartoyga Cristiano Ronaldo oo Madaxiisa lagu arkay Mid ka Mid ah Magacyada Eebbe DAAWO

        Hargaysa 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waa arrimo ku Cibrasho qaadasho Mudan Markaad aragto Calaamooyin alle ugu talo galay in Basharka uu abuuray ay Wax ku qaataan. Ciyaar-yahanka Cristiano Ronaldo ayaa Waxaa Madaxiisa ka Muuqatay Mid ka Mid aha Magacyada eebbe Gaar ahaan Allaah oo Af Carabi ku qoran,dhacdadan ayaa la arkay Xili uu ku dhex jiray Mid…

        Read More

          “Waxaa derejada la siiyaa kuwa Dhulka qasa, waxaa madax laga dhigaa kuwa wax wareeriya,Maanta laga Bilaabo La Iguma Oga wanaag” Fannaanada Ruun Xaddi DAAWO

          Hargaysa 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Fanaannada reer Somaliland Ee Ruun Xaddi Sabban Ayaa Sheegtay inay ku dhex dawakhday hab dhaqanka bulshadeena iyo wadiiqada ay ku abaal mariso shakhsiyaadka sama doonka iyo kuwa xumaha ka shaqeeya. Fanaannada Ruun Xaddi ayaa ka hadashay sida ay bulshadeenu madax iyo minjoba ay cidda xumaha ka shaqaysa kasoo dhawaysato cidda wanaaga…

          Read More

            Faahfaahinta Dhul-gariir Xalay Hurdada u Diiday Shacabka Reer Wajaale

            Wajale:Nov,24,2014(SDN/QJ)-Shacabka ku dhaqan deegaanka  Wajaale ee xuduudda somaliland iyo Ehtiopia, ayaa xalay Fiidkii hore dareemay dhul-gariir dhaqaaq ku sameeyey Guryaha Halkaas ku yaalla. Sida ay dadka deegaankaas ku sugani sheegeen, waxa uu dhul-gariirkani ahaa mid si weyn loo dareemay oo dadka geliyey shaki iyo baqdin, balse lama soo sheegin wax khasaare  ah oo uu geystay….

            Read More

            Daawo: Xoghayaha Xisbiga Wadani Oo Shaaciyey Xiliga Uu Xalada Soo Dhawaynta U Qabanayo Xubnihii Ugu CusCuslaa Ee Ka Soo Baxa Xisbiga Kulmiye

            Hargeisa 23/11/2014(SDN/QJ)Xisbiga waani  ayaa waxa ku soo biiraya  xubnihii ugu cuscuslaa ee  ka tirsanaa xisbiga kulmiye  xilal  cukculusna ka soo qabtay  xukuumada axmec  siiranyo https://www.youtube.com/watch?v=kkxmTBZtDWc&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiaspo

            Read More

              Muuse Biixi: Hoggaamiye Aan Iska Sharixi Karin Xisbigiisa?

              Waxa muddooyinkii la soo dhaafay soo baxayay dacaayado ay fidinayeen Ganacsadaha Maxamed Aw- Siciid iyo dilaaliintiisu, kuwaasi oo ku wajahnaa inay wadaan qorshe ay ku doonayaan inay ku qanciyaan Wasiirka Maaliyadda C/Casiis Samaalle inuu u daayo murrashaxnimadda madaxweyaha Guddoomiyaha xisbiga Muuse Biixi Cabdi oo ay taageereyaan. Dedaalkan  Ganacsade Maxamed Aw- Siciid Waxa uu dibada u…

              Read More

                Xisbiga Wadani Ayaa Shaaciyey Xiliga Uu Xaflada Soo Dhawaynta U Qabanayoo Tiradii Ugu Badnayd Ee Wasiradii Axmed Siiranyo Oo Ku Biiraya Xisbiga Wadani

                Hargeisa 23/11/2014(SDN/QJ)Xisbiga Mucaaridka   Wadani Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Maalinta Khamiista Aha Ay Xaflad Balaadhan Oo Ay Soo Dhawayn Balaadhan Ugu Samayn  Doonan  Mujaahidiin Iyo waliba Masuuliyiin Xilal  Culculus  Ka Soo Qabtay Xukuumada Madaxwayne Axamed Maxamed Maxamuud (Siilanyo)  Iyadoo Noqonaysaa Msauuliyiinti Ugu cus Cuslaa Ee Ku biira Xisbiga wadani Iyadoo Ay  Ka Mid Ahayeen…

                Read More

                  Kala Fadhigii Golaha Wakilada Somaliland Oo Si Caadiya U Furmay Uuna Shir Gudoominaayey C/raxman Ciro

                  Hargeisa 23/11/2014(SDN/QJ)Fadhigii  Maanta Golaha Wakilada Somaliland  Oo  Uu Shir Gudoominaayey  Gudoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland C/raxman maxamed C/laahi ciro ayaa  Waxa Fadhigani  Ka Soo Xaadiray  Badiba Xildhibanadii Golaha Wakilda Somaliland  Ayaa  Kala Fadhigani  Waxa Xildhibanada Loo  Qaybiyey  Ajandaha Kala Fadhiga  26 oo Dhamaa 9 Qodob Qodobada Mudanayaasha Golaha wakiilada loo qaybiyay ayaa waxa uu ka Koobnaa…

                  Read More

                    Daawo:Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Soo Dhawwyey Go,aanadii Ay Golaha Guurtidu Ku Soo Afjareen Jareen Khilaafkii Golaha Wakilada

                      Hargeisa 23/111/2014(SDN/QJ)Wasiirka Maaliyada Somaliland C/casiis Maxamed Samaale  Ayaa  Soo Dhaweeyey  Go,aanadii aya Golaha guurtida Somaliland Ku xaliyeen  Khilaafkii  Inta Mudada Ah  Ka Taagnaa Golaha Wakiilada  Isagoo Wasiirku Golaha guurtida Somaliland ugu Hanbalyey  Guushasi Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanewws.com

                    Read More

                      Xisbiga wadani Laantiisa Uk oo kulan balaran la qatay Gudoomiye ku Xigeenka Kowaad Axmed Muumin Seed iyo Xaruuntii Xisbiga ee Laanta Brent oo la ansaxiyey

                      London23Nov14(SDN/QJ)Kulan balaran oo ay isagu yimadeen xisbiga Wadani laantiisa Uk ayaa waxa ka qabsomay Galbeedka London ,kulan kan oo uu ka soo qayb galay Gudoomiyaha Kowaad ee Xisbiga Wadani Mudane Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha Xisbiga Wadani Marwo Yasmiin kulankan oo isku jira xogwaraysi xisbiga Uk laantiisa London oo dhamaan Lamaha Xisbiga ee London ka…

                      Read More

                        WAKIILADA XISBIYADA SOMALILAND OO GACANTA ISULA TAGAY DOOD KU DHEXMARTAY KALSAN TV DAAWO

                        London Nov 23,2014(SDN/QJ)-Barnaamij dood ah oo ka baxay TVga Kalsan oo lagu casuumay masuuliyiin kala metelayay xisbiyada Somaliland ayaa aheyd mid kulul oo hadalo dhiilo colaadeed xanbaarsan la isku adeegsaday. Barnaamijkan oo ay labada xisbi ee Kulmiye iyo Wadani ragii metelayay ku soo bandhigeen afkaar ay ka madhan tahay laxajeclo wadaniyad, halka Masuulkii qudha ahaa…

                        Read More

                          Why Somaliland Wants to be an Independent Sovereign State

                          It has been twenty three years plus since when Somaliland Withdrawn its Independence from Somalia. The case was denied by the International Community to consent this self-determined, democratic, stable country as a Nation State. The elected government of Somaliland led by the incumbent President Silanyo officially declared again to keep this self-governing State a self-regulating…

                          Read More

                            Salaadiinta Beesha Gudoomiye Cirro oo ka hadlay Go’aankii Golaha Guurtida ee Maaraynta Khilaafka Wakiilada DAAWO

                            Hargaysa 23.Nov 2014 (SDN/QJ)- Salaadiinta Gobolada Togdheer,Sanaag,Saaxil iyo Hargaysa oo Shir Jaraa’id ku qabtay Huteel Ambassador ee Magaalada Hargaysa ayay ku hambalyeeyeen Go’aankii Golaha Guurtidu ka soo saaray Khilaafkii Golaha Wakiilada. Salaadiinta Madashaasi ka hadlay oo ay ka mid ahaayeen Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani,Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar,Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray,Ugaas Xuseen Geele Abokor,Suldaan…

                            Read More

                              Tahriibayaal Tiro badan oo Somaliland ku Wareejisay Waddanka Itoobiya .DAAWO

                              Wajaale 23.Nov 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Laanta socdaalka ee Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali yuusuf (Ina Cambaro) oo ay wehelinayaan saraakiil ka tirsan xafiiskiisa oo labadoo maalmood ee u dambeeyey socdaal ku marayeye Deegaanada Galbeedka Somaliland ayaa Dhiggiisa Dalka Itoobiya ku wareejiyey tahriibayaal Itoobiyaan ah oo gaadhaya ilaa Boqol ruux, kuwaas oo dib looga celiyey Somaliland….

                              Read More

                                Tacsi:Marxuum Maxamed Cabdilaahi

                                Tacsi Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun   Anagoo ah qoyska reer Ahmed Abdi Qadhabo, Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, Ku xigeenka Wakaalada Qurbojoogta DDSI, Mudane Bashiir Maxamed Cabdilaahi oo Aabihii : Maxamed Cabdilaahi dhowaan ku geeriyoodey magaalada Addis-Ababa ee Dalka Itoobiya. Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu marxuumka Jannadii ka waraabiyo. Qoyskii, Qaraabadii ,…

                                Read More

                                  Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo ka hadlay Xuska Maalinta Caruurta Adduunka DAAWO

                                  Hargaysa 22.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md C/raxmaan C/hi Ismaaciil Saylici ayaa ka qayb galay munaasabada xuska Maalinta ilaalinta xuquuqda caruurta oo lagu qabtay Magaalada hargaysa. Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa sheegay in Xukuumad ahaan ay Ixtiraamayaan Qawaaniinta Caalamiga ah. dhinaca kale Wasiir ku Xigeenka Shaqada ayaa…

                                  Read More