Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Dhawayn U Sameeyey Qar Ka Mida Ardayda Jaamacada Hargeisa Oo Ka Soo Diga Rogtay Xisbiga Wadani

    Hargeisa 22/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Ayaa Saaka Soo Dhawayn  Balaadhan U Sameeyey Qaar  Ka Mida Ardayda Jaamacadaha Somaliland Oo Ku Soo biiray Xisbigaa Muxaafidka Kulmiye Iyagoo Hore  Ugu Jiri Jiray Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani https://www.youtube.com/watch?v=lIEgt4lx0DE Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Gudoomiyaha Golaha Wakilada Oo Aqbalay Go,aankii Golah guurtida Somaliland Ka Soo Saaren Khilaafkii Golaha Wakilada Somaliland

      Hargeisa 22/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland  C/raxman Maxamed C/laahin Ciro Ayaa Saaka Soo Dhaweeyey Go,aamadii Ay Gudidii Golaha  Guurtida Somaliland  Dhanka Kale Gudoomiyaha  Ayaa  Shacbiga Reer Somaliland Ku Beer Laxawsaday  Inuu waxwalba Danta Qaranka Ka Horaysiinay Isagoo cod Dheer Ku Sheegay  Inanu xisbigisu Xisbi Qabyaladed  Ahayn https://www.youtube.com/watch?v=seD9IxnWoWg&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somaldiasporanews.com

      Read More

        Musharaxa Madaxweyne ee UCID oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Minneapolis(SAWIRO)

        Minneapolis Nov 22,2014(SDN/QJ)-Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa booqanaya Gobilka Minnesota, waxaana halkaa ku soo dhaweeyay taageereyaasha xisbiga ee magaalada Minneapolis. Musharax UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa lagu wadaa in uu caawa kulan magaalada Minneapolis kula yeesho jaaliyada reer Somaliland ee halkaa ku nool.     SDN/QJ-Hargeysa contact@qurbejoog.com…

        Read More

          Daawo:Oo Dib U Milicso Weedhihii Madaxwayne Axamed Siilanyo Xilgii Uu Mucaaridka Ahaa Iyo Talloyinkii Qaran Ee Uu Xiligaa Uu Ku Baaqi Jiray Nacaybka Maanta Talada Qaran Ka Qabo

          Hargeisa 21/11/2014(SDN/QJ)Halkan Ka Daawo  Weedhihii  Iyo Mucaaridnimadii Uu Madaxwayne Siilanyo Uu Ku ololayn jiray  Xiligii Uu mucaaridka Iyo Maanta talooyinka Qaran ee Imika Xukuumada Axmed siilanyo Diidantahay  Siduu Ugu Baaqi  Jiray Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            DAAWO:Hadaanu Nahay Xisbiga UCID Waxaan Dadweynaha U Caddeynayaa in wax la yidhaahdo Xildhibaan Wadani ma jiraan bedelkoodana waanu keenidoonaa

            Hargeysa Nov 21,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Maxamuud Cali Muuse Jiir ayaa shaaca ka qaaday in aaney jirin Xildhibaano ka tirsan Xisbiga Wadani oo ka mida Gollaha Wakiilada Somaliland. Xoghaye Jiir  waxa uu sheegay in haatan xisbiga UCID diyaar u yahay in ay keenaan bedelka Xildhibaanada sida sharci daroda…

            Read More

              OGEYSIIS: Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen oo Booqanaya Minneapolis

              Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa Booqanaya magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota  ee dalka Mareykanka. Bulsho weynta waxa lagu boorinayaa in ay ka soo qeyb galaan kulanka si ay uga bogtaan xaaladihii siyaasadaeed iyo kuwa dhaqan dhaqaale ee dalka isla markaana ay u dhegeystaan barnaamijyada Xisbiga UCID ee ku wejahan…

              Read More

                Xadhig Jar Xadhig Xidh

                Iska daba wareeg iyo jahawareer maalin joogta ah waa caado uu leeyahay nidaamka talada dalku gacantiisa ku jirto. Tan iyo intii uu maamulka madaxweyne Siilanyo ku suntan yahay dalka ka talinaayay, waxa sijoogto ah u socday xiisado iyo ismaandhaafyo dhinacyo badan leh. Kuwaas oo qaarkood sababeen dhimasho dad rayid ah iyo dhaawacyo ama khasaare kale…

                Read More

                  Saxaafada Iyo Kulmiye Wakhtigiisii Mucaaridnimo Iyo Isa Seega Xiligiisa Muxaafidnimo. Faalada Shabakada QURBEJOOG.COM

                  Hargaysa 21.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Kulmiye oo Mudo dheer soo ahaa Mucaarid soo bandhiga Dhaliilihii Maamulkii ka horeeyay ee Hogaaminayay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku ad adkaa Ilaalinta Xuquuqadka aasaasiga ee Muwaadinka iyo dhawrista Xoriyatul qawlka,Iyo iyagoo ka soo horjeeday Faragelin kasta oo lagula Kaco Saxaafada Madaxa Bannaan. Way ku saxsanaayeen inay sidaa u…

                  Read More

                    Sidee Caalamku U Arkaa Maamulka Somaliland Ee Waqtigan?

                    Hargeisa Nov 20.2014(SDN/QJ0Beesha caalamka ayaa mudadii ay Sonaliland jirtayba waxa ay xidhiidh dhaw oo wanaagsan la lahayeen kolba nidaamka talada dalka hogaankiisa haya. Wada shaqeynta Somaliland iyo duniduna waxa uu ahaa mid diiran oo maalinba maalinta ka dambeysa sii koraaya. Hasayeeshee tan iyo intii uu madaxweyne Siilaanyo hogaanka u qabtay talada dalka waxa soo ifbaxayay…

                    Read More

                      Jaamac Shabeel oo Buriyay Doodii Mudanayaasha Muxaafidka ee Wakiilada kana Dalbaday Gudoomiyaha Golaha Guurtidu inuu Xeerka Codbixiyaha Golihiisa Hor dhigo DAAWO

                      Hargeisa 20/11/2014(SDN/QJ)Guddmiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye  Jaamac Shabeel Ayaa Maanta Ka Hadlay  Xiliga Ay Doorshada Dalku Dhacayso Isagoo Gudoomiyuhu Sheegay  In Sanadkan Aanu Shaki Kaga Jirin In Ay Helayaan Shanta Sano Ee Soo Socota Isago Intaa Raaciyey Inaanu  Meesha Ku Arkayn Xisbi Ay Uga Baqo Qabaan Inuu Ka Guulaysto. Gudoomiye…

                      Read More

                        Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Wafti Balaadhan Ka Socday Dawlaha Misawga Yurub

                        Hargeisa 20/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Ka Hadlay Wafti Balaadhan oo ka Socday  Dalalka Yurub Iyo Haayadaha Iyo haayado Caalami ahWasiirkoo Sheegay  inay  Somaliland Inay Wax kala qaban doonan  Horumarka Balaadhan Ee Ay Gaadhay  Umada Somaliland https://www.youtube.com/watch?v=S-ar6H1Xa2o Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanewss.com

                        Read More

                          Khudbadii Xildhibaan Dheeg ee Sallaxley iyo saameynta ay ku yeelatay Taageereyaasha Xisbiga UCID

                          Hargeysa Nov 20,2014(SDN/QJ)-Intii ka danbeysay khudbadii uu Xildhibaan Dheeg ka jeediyay magaalada Sallaxley ee uu ku sheegay in Bacdamaa Musharax Madaxweyne oo ka soo jeeda beesha Ciidagale aanu jirin in la taageero madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa waxa aan la maqal taageereyaasha uGu badan ee xisbiga  UCID  oo ka soo jeeda degaanada Koonfurta Hargeysa iyo Sallaxley…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Beel-Weynta Ciidagale Ee Dalka Maraykanka Oo Beeniyay War Sal Iyo Raad Toona Lahayn Oo Been Abuur Ah Oo Saxaafada Qaarkood Baahiyeen

                            Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh. Ku Saxaafada Jamhuuriyada Somaliland Gudde Iyo Dibad-ba. Ujeedo: Beenin, Cambaarayn Iyo Raaligalin Ku Saabsan Qoraalkii Hambaga Iyo Been Abuurka Ahaa Ee Saxaafada Qaarkood Baahiyeen. Anigoo Ah Gudoomiyaha Gudida Guud Ee Beesha Ciidagale Ee Dalka Maraykanka, Ahna Gudoomiyaha Guud Ee Beesha Waxaan Beeninayaa Qoraal Been Abuur Ah Oo Ku…

                            Read More

                              Akhri Sida Madaxweyne Siilaanyo Dawladnimadii Ugu Dhalan-rogay Reernimo iyo Shakhsiyaadka Xinka Iyo Xumaanta Caanka ku ah ee Uu Urursaday

                              Hargeysa:Nov,20,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo oo dalka Haysay muddo shan sano ku dhaw, ayaa taariikhda ku gashay Xulufo ku urursan Madaxtooyada, kuwaas oo ku Bahoobay Reernimo iyo iyo Dano gaar ah oo ka fog kuwii qaranku u igmaday. Madaxweynaha oo  ka hor intaanu xilka qaban shacabku u hanweynaayeen ayaa muddo yar gudaheed ku lumiyey taageeradii shacabka, isagoo…

                              Read More

                                Somaliland Oo Caddaysay Mawqifkeeda Ku Aaddan Shirka Denmark Uga Socda Somalida Kale

                                Hargeysa:Nov,20,2014(SDN/QJ)-Dawladda Somaliland, ayaa Sharraxaad ka bixisay Aragtideeda ku aaddan shirka soomaalida uga furmay Dalka Denmark iyo sababa keenay inay ka qaybgeli weydo shirkaas. Wasaaradda Arrimaha Dibadda u qaabilsan somaliland oo shirkan war-saxaafadeed kasoo saartay, ayaa caddaysay sida ay u taageersan tahay Dedaalada Beesha caalamku doonayso inay wax kaga qabatao dhibaatada Somalia ka taagan, balse shirka…

                                Read More

                                  Xisbiga Waddani oo Jaamacadaha dalka ku Yeeshay Arday Ku Taageerta Ahdaaftiisa Siyaasadeed DAAWO

                                  Hargeysa 20.Nov 2014 (SDN/QJ):-Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay isla mar ahaantaan lagu shaacinaayey hogaan cusub oo ay doorteen Garabka dhalinyarada WADDANI ee xidhiidhka ardayda jaamacadaha gobalka maroodi jiix ayaa lagu soo bandhigay Hotel Emperial ee magaalada Hargeysa. Waxaana munaasibadaasi ka soo qayb galay hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,guddoomiye ku…

                                  Read More