Drs MARYAN WARSAME….GABADH SOMALIYEED OO AQOON IYO KARTI ADUUNKA KAGA YAABISAY (1-2) !!!
Wuxuu ahaa Safarkii ugu dheeraa ee gabar Somaliyeed u gasho hey’adda caafimaadka aduunka (WHO) iyadoo Saynisyahano fara ku tiris ah oo rag iyo dumarba leh ay gaareen halka ay gaadhey. Drs Maryan warsame oo ah gabar Soomaaliyeed kuna barbaartay dalka Somalia wexey ahayd curadda 10 walaalaa, yaraanteedii dadaaliyo juhdi ay waxbarashadeedii ku bixisay ayaa u…
