DAAWO:Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Sallaxley Booqday iyo dib u furkii dhameystirka Wadada Cad

    Sallaxley Nov 16,2014(SDN)-Wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo oo ka kooban xubno sare oo ka tirsan Xukuumada iyo qeybaha Bulshada ayaa booqday magaalada Sallaxley. Waxa halkaa ay uga qeybgaleen dib u furida dhismaha Wadada Cad ee isku Xidhaya magaalooyinka Toon ilaa iyo Qolcadey.  

    Read More

      Daawo Sawiro…Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha Xafiiska Waddani Hargaysa Yasmiin Raygal oo London soo gaadhay ….

      london 17Nov14(SDN/QJ)Waxa kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Heathrow Intermational Airport Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed Iyo Agaasimaha Xafiiska Waddani ee Hargaysa Marwo Yasmiin Raygal, Garoonka caalamigaa ee Heathrow  waxa kusoo dhaweeyey tageerayaasha Xisbiga Waddani iyo qaar ka mid ah shacabka reer Somaliland ee dalka Iingiriiska. Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Mudane Axmed ayaa…

      Read More

        Xoghayaha Kalumaysiga iyo Khayradka Bada ee Xisbiga Ucid oo cambareyey Falkii foosha xumaa ee ka dhacday Somaliland

        London 17Nov14(SDN/QJ) Xoghayaha Kalumaysiga iyo khayraadka Bada ee xisbiga Ucid Cabdilaahi Cumar Shaqale oo warbaahinta soo gadhsiyey ayaa waxa uu  ku bilabay dhinaca kale waxaan aniga iyo dunida jecel xoriyatal qowlkaba u  aragna rag iyo dumarba yihiin geesiyiin oo ay ka guulaysan doonaan dawlad kasta oo xaqa neceb. marka xigta waxaan hore loo arag oo aan ka…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo Shalay iyo Maanta iyamuu Run Sheegayay ? Madaxweynaha oo isku Markhaati furay DAAWO.

          Hargaysa 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waa Dhaqanka Siyaasiga Qaaradan Africa ee aan Xasuusan Wixii uu shalay ku dhaliilay Cida Hogaaminta dalkiisa haysata,Waa dhaqanka Siyaasiga ee ka faa’iidaysta Laxanka Dhabaqsan ee Bulshadiisa, Waa Dhaqanka Siyaasiga Reer Africa ee Ilawsan in Saxaafad Madax banaani ay soo bandhigi doonto Gabood falkasta oo uu sameeyo iyadoon ka Cabsi qabin Xadhig,iyo…

          Read More

            DAAWO Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaaqooyinkii Shalay Ka Dhacay Magaalooyinka Hargeisa Iyo Burco

            Hargeisa16/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaaqooyinkii Shalay Ka Dhacay Magaalooyinka Hargeisa Iyo Burco Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Manta Mar Uu Shir Jaraaid Ku Qabtay Magaalada Hargeia Ayaa Waxa Uu Kaga Hadlay Shaqaaqooyinkii Maalintii Shalay Ka Dhacay Magalooyinka Dalka Qarkood Iyo Sidoo Kel Xadhiga Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo…

            Read More

              Moshinkii xaaranta ahaa, oo mooshin xalaal ah dhalay

              “Aduunyada nin nooloow maxaa aragti kuu laaban” Xildhibaanadii ku guul daraysatay moshinkii ay ka keeneen Raysal wasaaraha ayaa maanta aad uga carooday inuusan qabsoomin fadhigii baarlamaanka oo logu qaybin lahaa moshin ka dhan ah Xukuumada, shirar u socday ilaa galabta ayaa waxaa la soo wariyey iney goaan ku gaareen iney moshin ka keenaan Gudoomiye Jawaari…

              Read More

                Shacabka Oo Is Weydiinaya Sababta Faysal Cali Waraabe Uga Aamusan Yahay Tallaabooyinka Qallafsan ee Xukuumaddu dalka Ka Waddo Maalmahan

                Hargeysa:Nov,16,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaanba shacabka somaliland, ayaa si weyn isu weydiinaya sababta uu Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo caan ku ahaa inaanu xaqa ka gabinini uu Haatan Afkiisa uga xidhay tallaabooyinka qallafsan ee xukuumaddu dalka ka wadddo maalmahan dambe. Dadweynaha ku Nool somaliland, ayaa warbaahinta kala duwan kala socday Boqolaal siyaasi oo dhexda usoo xidhay inay ka falceliyaan…

                Read More

                  Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Dhibka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ka Aloostay Aqalka Baarlamaanka

                  Nairobi:Nov,16,2014(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay dhibaatada ka taagan Aqalka Golaha Wakiillada somaliland oo maalmihii ugu dambaysay ay hadheeyeen Khilaafka Dhinaca Madaxtooyada laga soo tahriibiyey. War qoraal ah oo kasoo Baxay xafiiska Wakiillka qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia, ayaa lagu sheegay in laga warwarsan yahay dhibaatada ka dhalan karta khilaafka Wakiillada la dhex dhigay. Warkan…

                  Read More

                    Akhri Sababta Mudanayaasha Reer Awdal u Qaadaceen Mooshinka Ka Dhanka Guddoomiye Cirro oo ay Markii Hore Taageersanaayeen

                    Hargeysa:Nov,16,2014(SDN/QJ)-Mudanayaasha Aqalka Wakiillada kaga jira Gobolka Awdal, ayaa shalay si u diiday inay qayb ka noqdaan Shirqool  Madaxtooyada kasoo baxay, kaas oo la doonayey in si xoog ah xilka looga qaado Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro). Sida ay sheegayaan xogaga soo gaadhaya Qurbejoog.com, waxa Mudanayaasha Reer Awdal  ay markii hore ogolaayeen in meesha laga…

                    Read More

                      Mudahaaradadii lagaga soo Hor Jeeday Qaabkii ay Xukuumadu u faro gelisay Golaha Wakiilada iyo Dareenka Shacabka Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo DAAWO

                      Hargaysa 16,Nov 2014 (SDN/QJ)- Allaah ha u naxariistee Ruux Dumar ah, ayaa ku geeriyootay, shan kalena way ku dhaawacmeen Muddaharaad xooggan oo gelinkii hore ee shalay  gilgilay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ee Somaliland. Muddaharaadka ayaa dadweynaha ku dhaqan magaalada Burce ee sameeyey waxay kaga soo horjeedeen Mooshin ay Xildhibaannada Muxaafidka ah ee Xukuumadda…

                      Read More

                        Dareenka ay Mudanayaasha Wakiiladda ee Gobolka Awdal ku qaadaceen ka qayb galka Fadhigii Shalay DAAWO

                        Hargaysa 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Gobolka Awdal Khaasatana ku abtirsada Xisbiga Kulmiye ayaa Sabab u noqday inuu Shalay Furmi waayo Kalfadhigii 26aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland kadib Markii uu Kooramku dhaafi waayay 38 Mudane. Mudanayaasha Reer Awdal ayaa Sababta ay fadhigaas u qaadaceen ku sifeeyay Markii ay arkeen in Talada Somaliland…

                        Read More

                          “Maanta Xukunkii Milateri ee Siyaad bare aanu ka diidnay ayaa dalka ka Jira” Xildhibaan Baar Siciid

                          Hargaysa 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Baar Siciid Faarax oo ka mid ah xildhibaanda golaha wakiilda Somaliland ee laga soo doortay Gobolka Sanaag ayaa  xukuumada uu hogaamiyo madaxwayne siilaanyo dhaliil usoo jeedisay isla markaana xukumada somalilland faro galin ba an ku hayso aqalka barlamaanka Xildhibaan baar ayaa sidoo kale sheegtay in manta aan indhaha laga qarsan…

                          Read More

                            Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Maraykanka “Somaliland Waxay Ka Gudbaysa Xadkii Lagu Unkay”

                            Washington 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxa wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka maraykanka u qaabilsan xidhiidhinta siyaasadda iyo ganacsiga mandaqadda beriga iyo badhtamaha Afrika Mr. Brian Phipps ayaa qoraal toos uu ugu diray xafiiska wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, wuxuu isagoo ku hadlaya magaca afka dawladda maraykanka canbaareeyey falalka ay xukuumadda Siilaanyo ku xidh xidhay weriyayaal bishani lagu…

                            Read More

                              Fadhigii Baarlamanka Somalia oo Fashilmay,Gudoomiye Jawaari oo isaga cararay iyo Mudanayaasha oo ka dhex Heesay DAAWO

                              Muqdisho 15.Nov 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Sabtidii maanta, ayaa maalintii labaad ku dhammaaday Buuq, Qaylo iyo Saxan Xildhibaannada taageeran Raysal-wasaaraha Xukuumaddu ku hor-istaageen Mooshin ka dhan ah Raysal-wasaare Cabdiweli Sheekh oo ay dhawaan soo gudbiyeen Mudanayaasha taabacsan Madaxweynaha oo khilaaf ba’ani ka dhexeeyey dhawrkii toddobaad ee u dambeeyey. Buuqa, Qaylada iyo…

                              Read More

                                Daawo:Wasiir Ku Xigeenka Amaanka Oo Ku Faanay In Ilaa Iyo Haatan Ay Shan Xildhiban U Xidhan Yihiin

                                Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)wasir  ku xigenka aminga somalialnd ayaa saaka ka hadlay  xadhiga xildhibanada golaha wakilada isagoo wasiirku  ugu baaqayinay  ilaaliyan amaanka isgoo  ku  faanayba inay  ilaa iyo haatan  ay xidhan yihiin  5 xildhiban http://youtu.be/uopLyVB7mlw?list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeias SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More

                                  Daawo:Waa Xuskii 20 Guuradii Dagaalkii 1994kii Oo Waji Kale Leh ,Golahii Inqilab Baa Xukuumadu Samaysayu Mujahid Cali Yuusuf

                                  Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)gudoomiye ku xigenka sedaxad  ee xisbiga ucid mujaahid  cali  guray  ayaa mudaharaydaii maanta ka dhacay  guud ahaan dalka  ku  tilmaay xuskii 20 guuradii  dagaalkii sokeye 1994  oo uu sheegay  inuu nooc kale  ku  bilaabmay  iasgoo xukuumada ugu  baaqay  inay  umada ka dayso  khlakhalka iyo  burburinta https://www.youtube.com/watch?v=J_YqYCvbiYM Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                  Read More

                                    Daawo:Saaka Inqilaab Mucaskarbaa Ka Dhacay Dalka Horaa Looga Takhalusay Saxafadii Guurtidii Baarlanka Ugu Danbeyo Waydinka Saaka Arkaya”Xildhiban Siciid Cilmi Rooble

                                    Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)xildhiban siciid cilmi rooble iyo xildhibano  kale  oo  saxafada la hadlay  intaan la xidhxidhin  ayaa saaka ka hadlay  sida loola wareegay  golahoodii wakilda iyagoo  bulshadana ugu baaqay  inay ka dhiidhiyan  sidoo kale xukuumada ugu baaqay inany  ka cabsan  askarta https://www.youtube.com/watch?v=AEjFLaEIXYM&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisan SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                    Read More