Daawo:Xildhibanada Golaha Wakilada Gobalada Salal Iyo Awdal Oo Ka Soo Hor Jeestay Mooshinka Ka Dhanka Gudomiye C/raxman (Ciro)

    Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)Badiba xildhibanada golaha wakilda ee ka soo jeeda gobalada awdal  iyo  salal ayaa saaka gaara uga baxay  iyagoo sheegay  in  aanay  ka qayb  galayn  mooshika  lagu  doonayo  in xilka lagaga xayuubiyo gudoomiyaha golaha wakiada somaliland c/raxman maxamed c/lahi ciro  iyagoo sheegay  inanay  maanta haboonayn  in  xilagan  la joogo  c/raxman  xilka laga qaado http://youtu.be/I9KbZiU0cVg?list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa…

    Read More

      Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Aragti Haboon iska taagay Khilaafka Golaha Wakiilada DAAWO

      Hargaysa 15.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xaruntiisa ayaa baaq u jeediyey shacabweynaha Somaliland, kuna adkeeyey adkaynta nabadgelyada iyo muujinta ilbaxnimadooda. Md Muuse Cabdi Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo shir jaraa’iskaa ay ku wehelinayeen gudoonka sare ee xisbigu waxa uu ugu horayn sharaxay…

      Read More

        Daawo:Xaaji Cabdi Waraabe Oo Markale Dhex Galay Golaha Wakilda Iyo Go,aano Uu Ka Soo Saaray Khilafkii Golaha Wakilada

        Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)oday  xaaji  cabdi kariin waraabe ayaa saaka isaguna  isku soo cumaamaday  sidii uu dejin lahaa golaha wakilda somaliland xili ay  dadwayne tiro  badani  iskugu soo baxen isagoo  ku  baaqay  in  lajoojiyo  maashinka ka dhanka ah  c/raxman  ciro  iaydoo la isku soo noqon doono  laba casho ka bacdi https://www.youtube.com/watch?v=VEGEQ6CyDtI&index=1&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com

        Read More

          Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakilada Baashe Oo Shir Gudoominaya Fadhi Aan Kooramkiisu Buuxsamin

          Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)gudoomiye ku xigenka golaha wakilada somaliland baashe maxamed faarax  oo saaka  shir gudoominayey  iyadoo  aanu  kooramku  buuxsamin  iyadoona uuna fadhigaa ka soo xaadirin  gudoomiiyaha golaha wakilada somaliland https://www.youtube.com/watch?v=fbzaSYAZ2UI&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Akhri Magacyada 5-Xildhibaan Oo Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Xabsiga Loo Taxaabay

            Hargeysa:Nov,15,2014(SDN/QJ)-Ciidanka Argagixiso la dirirka ee RRU-da loo yaqaanno ayaa maanta xabsiga dhigay 5-Xildhibaan Ka Tisan Golaha Wakiillada, kuwaas oo taageersan Guddoomiyaha Xisiga Waddani oo saaka ka Biyo Diiday Tallaabada Xukuumaddu kula wareegtay Xarunta Golahaas. Shanta Xildhibaan oo ka hor intii aa xidhin warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Golahoodii lagu soo duulay, isla-markaana xukuumaddu si…

            Read More

              Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Marka Tallo Faro Ka Haado Soo Dhex Golaha Iyo Guurtida Oo Mudo Labo Casha Ah Fasaxay Golaha

              Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaa golaha guurtisda somaliland asleban maxamuud aaada ayaa  iyo oday  xaaji  c/karin  warabe  ayaa saaka markay  isku cakirantay  cirkana isku shereertay  khilaafkii golaha wakulada somaliland ayaa  waxay  go,aan ku gaadhen in  mudo  labo  casho  ku  baaqen  inuu goluhu  fasax  ahaado https://www.youtube.com/watch?v=UFESYGDDXG4&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Dhamaan Reer Cali Shimbir waxay Hambalyo Aroos u Dirayaan Libaan Axmed Cali Shimbir Iyo Nuura Keyse Abdillahi oo arooskoodu ka dhacay Hargaysa

                Dhamaan Reer Cali Shimbir Maxamed Cali Shimbir, Axmed Cali Shimbir iyo Caruurtiisa ,Buraale Cali Shimbir iyo Caruurtiisa, Cabdiraxmaan Cali Shinbir iyo caruurtisa,Cabdilaahi Cali Shinbiriyo Caruurtiisa,Caasha Cali Shimbir iyo Caruurteeda, Layla Cali Shimbiriyo Caruurteda, Sahra Cali Shimbir ,Ibraahin Cali Shimbir , Hodan Cumar Yare Caruurteeda , Foosiya Cumar Yare Caruurteda , Mahad Cumar Yare , Xaaji…

                Read More

                  Mudaharaad isku badalay Dhimasho iyo dhawac oo ka dhacay Burco iyo Xildhibaano Wadaniya oo Xabsiga loo taxabay iyo xalada oo Cakiran

                  B15Nov14 (SDN/QJ)Wararka ka imanaaya magaaladda Burco waxa ay sheeggayaan in 3 qof ay ku dhinteen Magaaladda Burco ka dib markii mudaharaad shacabku ku muujinayaan inqilaabka ka socda Barlamaanka Somaliland ay isu soo baxeen ,ka dibna ciidamadda Somaliland ee Malatarigu ay xabad iyo rasaas shacabka ku rideen. Waraku waxa ay sheegayaan in xaaladda magaaladda Burco ay…

                  Read More

                    Maxaad ka taqaan Shuruucda xil ka qaadista Shir-Gudoonka Wakiilada

                    Hargaysa Nov 15,2014 (SDN)- Mudanayaasha Golaha wakiiladda Somaliland ayaa horaantii sanadkan Cod aqlabiyad ah ku Ansixiyey Xeer hoosaad fasiraya sida xilka looga qaadi Shir Guddoonka Golahaasi. Qoddobka 10aad: Xil-waayida Guddoomiyaha iyo ku-xigeenadiisa ayaa u qoran sidan:- 1.      Guddoomiyaha Golaha iyo labadiisa ku-xigeen waxay xilka ku waayi karaan arrimaha soo socda: Geeri Istiqaalo qoraal ah oo…

                    Read More

                      Waxaa indhaha shacabka JSL ay ku foogan yihiin kuna fiiqan yihiin in maanta lagu kala baxo Dastuurka qaranka

                      Dastuurka ayaa ugu sarreeya xeerarka dalka, xeer kasta oo aan isaga waafaqsanaynina waxa uu noqonayaa waxba kama-jiraan xaaraan ah. Nidaamka siyaasadeed ee JSL waxaa saldhig u ah nabad,talo-wadaag, dimuqraadiyad iyo hanaanka xisbiyada  badan. Awooda sharci sameynta ,wax ka bedelista iyo ansixintaba waxay gaar u yihiin oo iska leh golaha baarlamaanka (guurtida iyo Wakiilada ) .Xeerka diiwaangelinta codbixiya-yaasha…

                      Read More

                      Morocco oo Ka Sastey Cudurka Ebola Iyo Equatorial Guinea oo Dhabarka Saaratey Iney Marti Geliso (Cup Of Nation) By Jaahuur.

                      Equatorial Guinea-15-Nov-2014-(SDN/QJ)Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeynaa koobka horyaalka Afrika (Cup Of Nation) oo bilhii aynu soo dhaafney jaahwareer ku jirey markii aay Morocco iska fogeysey in lagu qabto wadankeeda gundhigna uga dhigtey cudurka Ebola ee aafeeyey galbeedka Afrika. Haddaba xiriika kubadda cagta ee Afrika oo la dhakafaarsan waddanka aay u jaheen ahaayeen in lagu…

                      Read More

                        Mareykanka oo ku goodiyay in uu jarayo gacan qabadka dhaqaale ee uu siiyo Soomaaliya

                        Washington Nov 15, 2014(SDN/QJ)-Dawlada Mareykanka ayaa ku hanjabtay in ay jari donto inta badan gacan qabadka ay siiso dawlada Soomaaliya sababo la xiriira isqabqabsadka madaxda sare ee dawlada. EARGEYGA Mareykanka ee Soomaaliya James P. McAnuty ayaa dhawaan ku hanjabay jarida mucaawinooyinka hadaan madaxweynaha iyo raiisul wasaaruhu wadashaqeyntii soo celin. Sidaa waxa jariirada AP u sheegay…

                        Read More

                          “400- askari ayaa Barlamaanka loo diyaariyey si hawlgal Inqilaab ah oo loogu talo galay inuu Baarlamaanka ka dhaco lagu fuliyo, waxa kale oo la Go’aamiyey in Afarta Habeenimo Wixii ka bilaabma” Guddoomiye Cirro

                          Hargeysa:Nov,15,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa xalay saqdii dhexe ka Hadlay Tallaabo xukuumaddu si awood ah ugula wareegtay Golihii iyo dabino la maleegay si meesha looga tuuro Guddoomiyenimadiisa. Guddoomiye Cirro oo goor dambe oo xalay ahayd la hadlay Warbaahinta, ayaa caddeeyey in ciidan aad u tiro badan la dhoobay…

                          Read More

                            Suldaanka Ruuxiga ah ee Beesha Habar-yoonis Oo Luuqad Adag Kaga Falceliyey Weerarka Madaxtooyadu Ku Hayso Guddoomiye Cirro

                            Hargeysa:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Suldaanka Guud   ee Beelaha Habar-yoonis SuldaanSuldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, ayaa Noqday Hoggaamiyii ugu horreeyey xagga dhaqanka ee si badheedh ah uga hadlo Hujuumka  Madaxtooyada somaliland ku Hayso Xilka uu Guddoomiyaha Golaha wakiilladu ka Hayo Aqalka Baarlamaanka somaliland. Suldaanka Guud ee Beelahaasi waxa uu muujiyey inaanu ku qanacsanayn Tallaabada La Doonayo in Meesha lagaga saaro…

                            Read More

                              “Siilaanyo waa Nin aanu Saaxiib Nahay aadna usoo wada shaqaynay, Reerkiisa iyo Kaygu asxaab bay ahaayeen, waana nin aanu dadka isaga sokayno.” Cali Khaliif

                              Miniapolis:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Ku Hawllan Fadqalaynta Deganaanshaha Gobolada Bariga somaliland Cali Khaliif Galaydh, ayaa markii ugu horraysay Si cad u sheegay xiisaha uu qabo wada hadallo uu la yeesho Xukuumadda somaliland, si meesha looga saaro Xurgufta ka taagan deegaanada Bariga somaliland. Cali Khaliif Galaydh ooh ore u sheegay inuu yahay Madaxweynaha Kooxda Khaatumo, isla-markaana iska diiday inuu…

                              Read More

                                “Waxaan Shacabka Hargaysa ugu baaqaynaa in Maalinta Sabtida ay Golahooda u soo Gurmadaan oo Badbaadiyaan” Xildhibaan Ibraahin M.Buubaa DAAWO

                                Burco 14.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ah Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada isla markaana ah Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ku guubaabiyay Bulshada ku nool Magaalada Hargaysa inay isugu soo baxaan Maalinta Sabtida oo Yimaadaan Xarunta Golaha Wakiilada si ay uga badbaadiyaan in Xukuumadu Hawl gal ka fuliso…

                                Read More

                                  Shirqoolo ku halis ah qabsoomida Doorashooyinka oo Xukuumadu dabada ka riixayso+ Ansixintii Komiishanka oo Beri Mar kale baaqan doonta iyo Walaaca Sii Kordhaya

                                  Hargaysa 14.Nov 2014 (SDN/QJ)- Iyadoo loo balansan yahay Sabtida soo socota in Golaha Wakiiladu ansixiyo Komishanka cusub ee Doorashooyinka, isla markaana laga filayo Golaha Guurtida inay iyaguna dhinacooda naaqishaan, siina daayaan xeerka diiwaangelinta, ayaa hadana waxaa soo baxaya warar sii hurinaya khilaafkii u muuqday in laga soo gudbay, kaasoo caqabad hore leh ku noqonaya geedi…

                                  Read More