Barkulanka Xukuumadu ka Qaniintay Gudoomiye Cirro iyo Dabayshii Isbedel doon oo ka Curatay Magaalada Burco SAWIRO
Burco 14.Nov 2014 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo oo socdaal ku joogay magaalada Burco,ayaa munaasibad soo dhawayn ah u sameeyey xoogaga dabaylaha isbadal doonka ah ee taageerayaasha Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ku soo biiray Xisbiga WADDANI,sida oo kalena ka soo diga rogtay Xisbiga Muxaafadka ah ee KULMIYE….
