Dowladda Somaliland Oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Nin Baakistaani Ah Oo Mad-habta Shiicada Faafinaayay DAAWO

    Hargeysa,5Jan,2016(QJ/SDN)-Taliyaha Laanta Socdaalka Gaashaanle sare Maxamed Cali Yuusuf (Canbaro), ayaa ka hadlay nin Baakistaani ah oo gudaha dalka Somaliland ku faafinaayay Madhabta shiicada oo ciidamada Laanta Socdaalku gacanta kusoo dhigeen. Taliye Canbaro ayaa sheegay in ninkani uu ahaa nin ganacsade ah isla markaana ay baadhitaanno ku hayaan ciidamada Somaliland. ‘’Waxaan idinka jaahil saarayaa nin iiraana…

    Read More

      “Dawladda Miyaanay Ceeb Ku Ahayn, Waxaanu Ku Heshiinay In Warqad Lagu Soo Qoro Oo Madaxweynuhu Saxeexo” Xisbiga WADDANI DAAWO

      Hargaysa 05.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Soo baxayay Warar Sheegaya in Madaxtooyadda Somaliland ay dabada ka riixayso Sidii aanay Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu uga qabsoomi lahayn Gobolka Buuhoodle oo ah Degmo Doorasho oo hoos tagta Gobolka Togdheer. Sadexda Xisbi Qaran,Komiishanka Doorashooyinka Iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan ku qaatay Todobaadkii Tegay Qasriga Madaxtooyada ayaa…

      Read More

        Musharaxa Golaha Baarlamaanka Dr.Maxamed Xassan Finnad Oo Kulan La Qaatay Dhalinyarada Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge Ee Magaalada Hargeysa SAWIRRO

        Hargeysa,4Jan,2015(QJ/SDN)-Munaasibad ballaadhan oo ay kasoo qayb-galeen Aqoonyahanka iyo dhalinyarada Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge ayaa caawa lagu qabtay Hotel Baane ee magaalada Hargeysa, taas oo ay ujeedadeedu ahayd in dhalinyarada iyo Bulshada Degmooyinkaas lagu dhiiri galiyo Qaadashada Kaadhka Codbixinta iyo Ka Muwaadinkaba. Kulanka Munaasibadan oo uu soo qaban-qaabiyay Murashaxa Golaha Baarlamaanka Somaliland Aqoonyahan/Dr.Maxamed Xassan…

        Read More

          Xildhibaan Reer Jabuuti Oo Shaaciyay In Uu Yahay Murashax U Taagan Xilka Madaxtinnimo Ee Dalka Jabuuti “Waxaan is-leeyahay Is-bedel ayaad keeni kareysaa waxna waad u qaban-kareysaa haddii umadda reer Jabuuti….” Xildhibaan Cabdiqaadir Imaan Aadan

          Jabuuti,5Jan,2015(QJ/SDN)- Prof Xildhibaan Cabdiqaadir Imaan Aadan oo ka mida Golaha Deegaanka Jabuuti ayaa shaaciyay inuu u tartami doono xilka Madaxweyanimada Jamhuuriyadda Jabuuti, isaga oo ah Murrashax Madax-banaan, isla markaana waxa uu ka codsaday shacabweynaha reer Jabuuti inay taageeraan.  

          Read More

            Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo La Kulmay Guuleed Aadan Cabdi, Oo Ah Wiil Yar Oo Reer Buuhoodle Ah Oo Ilaahay Hibo Hal-Abuurnimo Siiyay SAWIRRO

            Garowe,4Jan,2015(QJ/SDN)-Guuleed Aadan Cabdi waa wiil da’yar  oo jira 13-sanno oo dhigta fasalka saddexaad ee dugsiga, waxa uu ku dhashay Degmada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn halkaas oo uu wax-barashadiisa kasii wato. Guuleed waxaa uu Madaxweynaha, Madaxweyne ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka hortooda kusoo bandhigay gawaadhi, iyo Diyaarado uu isagu iktiraacay oo maskaxdiisa ka keenay, Gawaadhid ayaa…

            Read More

              Hooyo Reer Djibouti Ah Oo Si Qiiro Leh Uga Hadashay Tacadiyada Xukuumadda Madaxweyne Geelle DAAWO

              Ottowa,4Jan,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Madaxweyne Geelle ayaa waxay wajahaysaa kacdoonno ka dhan ah, kuwaas oo kaga imanayaa shacabkeeda, iyadoonna inta badan dadka mucaaridka ah ee dalka jabuuti Xabsiyada dalkaasi loo taxaabo. Haddaba, mudaaniinta reer Jabuuti ee kasoo horjeeda xukunka madaxweyne Geelle ayaa waxay dibedaha ka dhigeen bannaan-baxyo lagaga soo horjeedo xukunka Geelle. Si kastab, waxaanu halkan idiinku soo…

              Read More

                Wasiir Cukuse oo Xilalkii u Kala Wareejiyey Maareeye ku Xigeenkii Hore ee Telefishanka Qaranka iyo Maareeyaha Cusub Mar kalena Ku Celiyey In la Simayo Shaqaalaha DAAWO

                Hargeysa, 04 January, 2016 (SDN/QJ): – Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Md C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay wehelinayeen Mas’uuliyiinta kale ee wasaarada ayaa  xilkii u kala wareejiyey Maareeye ku xigeenkii hore ee Tv ga qaranka iyo Maareeye ku xigeenka cusub.

                Read More

                  Golaha Wakiiladda oo Cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2016 Iyo Go’aamo Gole oo la raaciyey DAAWO

                  Hargaysa 03. January, 2016 (SDN/QJ):-Mudanayaasha golaha wakiilada JSL ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku Ansixiyey odoroska miisanayida dawlada ee  2016. Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda oo uu Shir Gudoominayay Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Xildhibaanada ka Hor akhriyey Go’aamo uu Golaha Wakiiladdu raaciyey…

                  Read More

                    ‘’Diiwaan Galinta Codbixiyayaashu Waxay Dalka Ka Bilaabmaysaa 16/01/2016.‘’ Madaxweynaha Somaliland

                    Hargeysa,3Jan,2015(QJ/SDN)-Digreeto kasoo baxday aqalka madaxtooyada Somaliland ayaa lagu muddooyay xilliga ay dalka ka bilaabmayso diiwaan-gelinta codbixiyayaasha doorashooyinka dalka ka dhici doona 2017ka. Haddaba, warsafaxaafeedka kasoo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa waxa uu u dhigna sidan; WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/DEC/249-3756 /012016 ku mudeeyey wakhtiga Diiwaangelinta…

                    Read More

                      Dibed-bax Lagaga Soo Horjeedo Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ka Dhacay Ottawa Canada DAAWO

                      Ottowa,3Jan,2016(QJ/SDN)-Dadweynaha reer Jabuuti ee ku nool dalka Canada gaar magaalada Ottowa ayaa iskugu soo baxay Dibad-bax ballaadhan oo ay kaga soo horjeedaan xukunka madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Dibed-baxan ayaa waxa soo qaban-qaabiyay Xubnaha mucaaridka dalka jabuuti ee dalkaasi Canada degan. Dibed-baxan oo ahaa mid ay boqolaal qof oo reer jabuuti ah isku soo baxeen ayaa…

                      Read More

                        Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Sheegay inay Deegaamada Qaarkood Mudo u Kordhin doonaan Si ay Bulshadu isu diiwaangeliso DAAWO

                        Hargaysa 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Markii u horaysay ka Jawaabay dhaliilo uga Yimid Qaar ka Mid ah Waxgaradka Gobolka Buuhoodle iyo Deegaanada Xuduudaha Bari oo ka Cabanayay in Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha aanu Komiishanka Doorashooyinku ugu talo galin inay Deegaamadooda ka qabsoonto. Afhayeenka Guud ee Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Komishaneer Siciid Cali Muuse ayaa…

                        Read More

                          Wax Ka Ogow Saadaasha Qaaradda Afrika ee Sanadka Cusub Iyo Waxyaabaha Hor yaala Somaliland Iyo Somalia 2016

                          London 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Shabakadda wararka ee Africa Research Institute oo xarunteedu tahay Magaalada (London) ayaa daabacday warbixin ku saabsan waxyaabaha laga fili karo Qaaradda afrika Sanadka 2016-ka ee bilaabmay. Warbixintan  oo ay soo diyaariyeen weriyayaasha shabakadaasi ee kala ah Nick Branson iyo Jamie Hitchen ayaa lagu falanqeeyey dhinacyada maamulka, dhaqaalaha, ammaanka iyo arimaha…

                          Read More

                            Xukuumada Puntland oo ka warbixisay waxqadabkeedii Sannadkii Tegay ee 2015-ka {DHAGAYSO}

                            Garowe 03. January, 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Dowlada Cabdilaahi Maxamed Jaamac Quraan-Jecel oo ka hadlay waxqabadkii dawlada 2015 dawlada ayaa sheegay inay wax badan ay ka qabatay wadooyinka iyo sidoo kale garoomada Puntland oo hada qaar kamid ah la dhagax dhigay. Quraan-jecel ayaa sidoo kale sheegay waxqabadkii dawlada Puntland ee dhanka gobolka Mudug inay meel wanaagsan…

                            Read More

                              Siyaasadda Maaliyadda Iyo Kaalinta Ay Ka Qaadato Horumarka Dhaqaalaha (Qaybtii 1aad)

                              Hannaanka waddan kastaa u maamulo maaliyaddiisa iyo siyaasadda uu u dajiyaa waxay door weyn ka ciyaartaa kobaca dhaqaalaha ama dib u dhac dhaqaale oo dalkaas ku yimaad. Maamulka maaliyadda waxa maaraynteeda u xil saaran wasaaradda maaliyadda, ahmiyadda siyaasadda maaliyadda laga leeyahay ayaa ah in la dhiirrigaliyo kobac dhaqaale oo hannaqaada. Inkasta oo siyaasadda loo marayo…

                              Read More

                                Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Saaxil oo Maanta Xilkii ku Wareejiyey Gudoomiyaha Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Saaxil DAAWO

                                Berbera 02.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda,Maamulka Gobolka Saaxil iyo ka Degmada Berbera ayaa Maanta ka qayb galay Munaasibad Xilka ay kula kala wareegayeen Gudoomiyihii hore ee Gobolka Saaxil oo haatan ah La Taliyaha Madaxweynaha ee Hay’adaha Caalamiga ah iyo Kuwa Maxaliga ah iyo Gudoomiyaha Cusub ee dhawaan loo magacaabay. https://www.youtube.com/watch?v=hxoEPU9Dmr0&feature=youtu.be

                                Read More

                                  Maamulka Dugsiyada IFTIN Oo Ka Warbixiyay Maraaxilkii Uu Dugsiga Iftin Soo Maray iyo Halka Uu Hiigsanaayo

                                  Hargeysa,2Jan,2016(QJ/SDN)-Kobaca waxbarashada Somaliland ayaa maalinba maalinka xiga kor usii kacaya, waagii baryaba dalka waxa  laga furaa xarumo waxbarasho kuwaas oo da’yarta Somaliland wax lagu baro. Inkastoo guud ahaan xarumaha ama goobaha waxbarashada ee dalka ka jiraa aanay ahayn kuwo daboola baahiyaha ardayda, haddana waxa muuqata in dadka reer Somaliland gaar ahaan maamullada dugsiyada gaarka loo…

                                  Read More