Sodon Hablood oo Suxufiyiin ah oo Tababar ku saabsan Diyaarinta Barnaamijyada Hargaysa loogu soo Gabo gabeeyay DAAWO

    Hargaysa 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Marwo Shugri Xariir Ismaaciil ayaa u soo gabo gabaysay 30 Hablood oo Suxufiyiin ah Tababar Mudo Sadex Bilood ah ay ku baranayeen Habka diyaarinta Barnaamijyada. Suxufiyiintan ayaa ka kala Hawl gala Warbaahinta kala duwan ee Somaliland Waxaana Tababarkan soo qaban qaabiyey Ururka Suxufiyiinta Haweenka…

    Read More

      Isbarbar Dhiga Laba Warbixinood oo Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Wakiiladu ka Faafiyeen Wasaaradda Warfaafinta DAAWO

      Hargaysa  29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Warbixintii ay Arbacadii toddobaadkii hore ay shaaciyeen Guddida ilaalinta hantida qaranka ee wakiiladda oo ku dhaliishay wasaaradda Warfaafinta inay tahay wasaaradda ugu hooseysa ee aan kharashaadka Miisaaniyadda aan u daadejin gobollada Somaliland. Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa isla maalintiiba naqdiyay warbixintaasi oo uu ku macneeyay mid siyaasadeed…

      Read More

        Gudoomiyaha Gudidda Dhismaha Waddada Wad ee Sallaxley iyo Hargaysa oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Seattle ee Maraykanka & Ujeedada Socdaalkiisa

        Seattle 29.Nov 2015 (SDN/QJ):-Waxa Madaarka Sea-Tac International Airport Ee Magaalada Seattle Ee Gobolka Washington State si weyn loogu soo dhaweeyay Gudoomiyaha Gudida Mashruuca Wadada Cad ee isku xidha Hargeysa, Sallaxley Iyo Ina Guuxaa Md Cali Ibraahin Muxumed (Cali Sanyare) oo kasoo kicitimay magaalo madaxda dalka Maraykanka Ee Washington DC oo uu in muddo ahba ku…

        Read More

          “Muuse Biixi Socodka Waxa uu Socodkiisii ka Bilaabay Halkii uu Maayarku ka Bilaabi lahaa,Laakiin Markaad Madaxweyne Doonayso..” Gudoomiye Ku Xigeenka Dibad Meerka ah ee Kulmiye Xildhibaan Waabeeye DAAWO

          Burco 28.Nov 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee xisbul xaakimka KULMIYYE Md. Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeyo) ayaa Guddoomiyaha xisbigooda Muuse Biixi Cabdi, ku dhaliilay booqashadii uu ku tagay suuqa Gobanimo ee caasimadda Hargeysa, waxaanu ku dooday in qofka madaxweynenimo doonaya aanay ku habboonayn inuu ilolaha ka bilaabo xaafadiisa. Xildhibaan Waabeeyo waxa uu sheegay in Muuse Biixi…

          Read More

            “Jabuuti Waxay Dadaal Ugu Jirtaa Soo Laabashada Awooddii Dawladda Dhexe Ee Soomaaliya” Madaxweyne Geelle

            Jabuuti 28.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti md Ismaaciil Cumar Geele ayaa waraysi gaara oo uu siiyey wargeyska sharqal awsat ee ka soo baxa carrigga Ingiriiska wuxuu kaga hadlay arimo badan oo khuseeya amaanka gobolka,xidhiidhka Jabuuti iyo Sucuudiga,Saldhigyada Ciidan ee ay marti geliyaan,kaalintooda geeska afrika,arrimaha soomaliya iyo waxqabadkiisa mudadii uu xilka hayay. Qaybo ka mid…

            Read More

              Kalfadhiga Golaha Wakiillada Somaliland Oo Furmay iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwan Yahay Kuwii Hore DAAWO

              Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Golaha wakiillada Somaliland ayaa kalfadhigiisa caadiga ah ee 29-aad u furmay kadib fasax goluhu ku maqnaa. Guddoomiyaha golaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa kulankaasi furay, waxaana mudaneyaasha loo qaybiyay ajande hawleedka golaha ee kalfadhigan, iyadoo loo balamay in fadhiga xiga lagaga doodi doono. Guddoomiyaha wakiillada Cabdiraxmaan Cirro oo ay hareero fadhiyaan labadiisa ku xigeen Baashe…

              Read More

                HADDUU KULMIYE INTAN GARTO!!!!.( Hello: M.B part 2)W/Q: Mohamed Abdilaahi Biihi.

                Inkasta oo siyaasadu tahay jaangooyaha iyo saameeyaha nolosheena guud ahaanteedba, haddana waxa mararka qaar kugu qasbaaya inaad ka gaabsato hawlahaaga khaaska ah iyo duruufta markaas kugu gaddaaman. Haddana se markaad isleedahay waxuun baad soo kordhin kartaa waxaa haboon in aragtidaas aad la wadaagtid bulshada.“adduunku waa uu cabanayaa kamana cabanayo xumaan falayaasha se waxa uu ka…

                Read More

                  Dowladda Somaliland Oo Jamhuuriyadda Jabuuti Ka Codsatay Inay Door Ku Yeelato Wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya DAAWO

                  Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Somaliland ayaa sheegtay inay madaxweynaha wadanka Jabuuti ka codsatay inuu dhexdhexaadiyo Somaliland iyo Somalia. Wada hadalada ayaa dani ugu jirtaa mandaqada sida uu sheegay wasiirka khaarajiga Somaliland. Dr Sacad Cali Shire wasiirka khaarajiga ee Somaliland oo ka soo laabtay socdaal uu ku joogay Jabuuti ayaa sheegay inay codsadeen in wada hadalka ay kaalin ka qaadato…

                  Read More

                    Kulan Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Ergayga Turkigu U Soo Magacowday Wada Hadalka Somaliland iyo Soomaaliya

                    Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la yeeshay ergayga ay dawladda Turkigu u soo magacawday wada hadalada Somaliland iyo Somaliya danjire Ahmet Riza Demirer oo dalka ku yimid safarkiisii u horeeyay. Kulankaas habeen hore  oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen, ayaa waxa qoraal kooban oo ay barteeda twitterka ku baahisay ay qunsuliyada…

                    Read More

                      ”Arrinta Xisbiga UCID noqon mayso Arrin Ciise Muuse Iyo Ciidagale u dhaxaysa ee waa arrin Xisbi,.” Faysal Cali Waraabe

                      ‘’Nimankani wax ay Xisbiga Ku Darsadeen Malahan, Jamaalna Wuxuu Meelahaas Ka Yidhaahdaa Lacag baan Bixiyay Ee Ha Soo Caddeeyo, Anigu Biidhe qaate ma ahi lacagna kama qaatee.. Hees iyo Wuduud Xisbi laguma Helo’’ Faysal Cali Waraabe Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in uu dhawaan Burco u tagay sidii…

                      Read More

                        Hargeysa: Kulan Dhexmaray Madaxda Xisbiyada Somaliland Iyo Safiirro Turki Ah

                        Hargeysa,28Nov,2015(J/SDN)-Kulan dhexmaray madaxda axsaabta Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ergayga dalka Turkigu u magacaabay wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya   Madaxda Axsaabta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan la yeeshay Ergayga gaarka ah ee dawladda Turkiga u qaabilsan wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Ahmet Rize Demirer, kulankaas oo ka dhacay xarunta Qunsuliyadda Guud ee Turkigu ku leeyahay caasimadda Jamhuuriyadda…

                        Read More

                          Somaliland: Wariye Tirsan Suxufiyiinta Ka Hawl-gala Magaalada Burco Oo Saaka Xabsiga Loo Taxaabay

                          Burco,28Nov,2015(QJ/SDN)-Wariyihii uga soo warami jiray magaalada Burco Shabakada Hadhwanaag Khadar Cabdirisaaq ayaa goor dhawayd ciidamada Boolisku xabsiga u taxaabeen. Xadhiga Wariye Khadar Cabdirisaaq  ayaa waxa la sheegayaa in uu ka danbeeyay maayaraka magaalada Burco oo dhibsaday warar horey looga baahiyay Wariyaha ayaa todobaadkii hore looga yeedhay xarunta CID –da halkaasi oo su’aalo lagu waydiiyay wariyuhuna…

                          Read More

                            Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “DOORKA AQOON-YAHANKA EE DHISIDDA MUSTAQBALKA UMMADDA’’, Waxaana Innoo Soo Jeedin Doonna Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

                            Hargeysa,27Nov,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb, dhamaan walaalaha Muslimiinta ee ku xidhan Warsidaha Qurbejoog.Com waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa, Muxaadiradda uu cinwaankeedu yahay“DOORKA AQOON-YAHANKA EE DHISIDDA MUSTAQBALKA UMMADDA’’, Waxaana innoo soo jeedin donna Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Xafidahullaah. Haddaba, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Muxaadiradda Oo Dhammeystiran: QJ/SDN: Hargeysa

                            Read More

                              Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Musharaxnimada Prof Cabdisalaan Yaasiin, Khilaafka Ucid iyo Isbahaysiga Kulmiye Inuu Waddani Soo Galayo DAAWO

                              Hargeysa,27Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa la waydiiyay sida uu u arko musharaxnimada madaxweyne ee Prof Cabdisalaan Yaasiin, waxaanu sheegay inuu soo dhaweynayo cid kasta oo tartan la gasha. Shalay ayuu Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ahaa aasaasayaashii SNM ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay jagada madaxweynaha xisbiga Waddani, islamarkaana u tartami…

                              Read More

                                Shiinaha Oo Sheegay Inuu Jibouti Saldhig Militari Ka Dhisanayo iyo Hawlaha Uu Qaban Doono

                                Jabuuti,27Nov,2015(QJ/SDN)-Miltariga Shiinaha ayaa wada hadallo kula jira, dalka Djibouti, kuwaas oo ku aadan sidii uu Shiinuhu uga dhisan lahaa dalkaas saldhigyo, taageera howlgalada Shiinaha ee dhinaca Nabad ilaalinta iyo la dagaalanka Budhcad badeedda. Hadalkan ku aadan wada hadalka Djibouti iyo Shiinaha ayaa waxaa shaaciyay labadaba wasaaradood ee difaaca iyo arrimaha dibadda ee Shiinaha, maalinimadii Khamiis….

                                Read More

                                  “Shacabka Iyo Salaadiintuba Waxay La yaaban Yihiin Dadkii ay Hogaaminta dalka ku aamineen,Anagu Wada hadaladda Waanu ka qayb galaynaa” Boqor Buur madow DAAWO

                                  Hargaysa 27.Nov 2015 (SDN/QJ):- Boqor Aw Cismaan Maxamud “Buur madow” ayaa Cadeeyay in Madax dhaqameedka Somaliland ay xaq u leeyihiin inay Siyaasada Somaliland door ku yeeshaan. Waxa uu Nasiib daro ku sheegay in Shacabka Somaliland iyo Hogaanka dhaqankuba ay Quus ka joogaan Cidii ay hogaaminta dalka u doorteen, Waxa uu Xusay in Saaxada Siyaasadeed ee…

                                  Read More

                                    ‘’Way kala Xasuus iyo Xiiso badan tahay marka Xil ama Xoolo lagugu soo dhaweeyo iyo marka Kalgacayl iyo Mabd’a lagugu soo dhawaynayo’’ Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda DAAWO

                                    Burco 27.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay Weheliyaan Xubno ka Mid ah Garabka isku magacaabay Isbedel doonka Dimuquraadiga ah ee Kulmiye ayaa Shalay Booqasho ku tegay Magaalada Burco oo ay kala Kulmeen Soo dhawayn Balaadhan. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka fal celiyey in isagoo Shakhsi Caadi…

                                    Read More

                                      Murashax Muuse Biixi oo Suuqa Gobonimo ee Magaaladda Hargaysa Dhoola Tus ka sameeyay DAAWO

                                      Hargaysa 27.Nov 2015 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Kormeer ku soo maray Suuqa Ganacsiga ee Gobonimo ee Magaalada Hargaysa. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ay Weheliyaan Xubno ka Mid ah Golaha Wasiirada ayaa Socod Tamashle ah ku soo Maray Suuqaasi taas oo dad badani u arkaan Mid uu…

                                      Read More

                                        “Waxaan Ku Dedaali In Aanu Codkiinu Meel Khasaare Ah Ku Dhicin” Cabdirashiid Xasan Mataan oo Boorama Gaadhay DAAWO

                                        Boorama 27.Nov 2015 (SDN/QJ):- Cabdirashiid Xasan Mataan oo todobaadkan iska casilay musharraxa Madaxweyne xigeenka xisbiga UCID, ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Boorama. Socdaalkiisa ayaa la xidhiidha socdaal uu hore u sheegay inuu la tashi samayn doono dadka taageersanaa. Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa dadkii soo dhaweeyay ku dardaaray inuu kula dadaali doono sidii aan codkoodu meel…

                                        Read More

                                          Barnaamijkii Dhacdooyinka ee Todobaadkii Tegay ka dhacay Geyiga Soomaalida Iyo Shabakadda Qurbejoog {DHAGEYSO}

                                          Hargaysa 27.Nov 2015 (SDN/QJ):– Ku soo dhawaada Barnaamijkii Dhacdooyinka Todobaadka ee ugu Saamaynta badnaa ee ka dhacay Guud ahaan Geyiga ay degto Bulshada Soomaalidu. Waxaa barnaamijkan inoo soo diyaariyey Weriye Khaalid Foodhaadhi. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DhacdooyinFoodhaadhi27.mp3″] GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA

                                          Read More