C.rashiid Xasan Mataan Maxay Isku aragti ka Noqon waayeen Murashax Jamaal Cali Xuseen,Xisbiga Waddani ma Ku Biirayaa Iyo Asbaabaha dhabta ah ee uu Sheegtay inuuu Isu Casiley !! Waraysi DAAWO

    Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan oo Doraad iska Casilay Murashixii Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbiga Ucid ayaa Markii Kowaad si faahfaahsan uga waramay Sababaha ku dhaliyey inuu iska Casilo Xilkii iyo Xubinimadii Xisbiga Ucid. C.rashiid Xasan Mataan Wuxuu Waraysi uu siiyey Telefishanka HCTV uu ku soo Taxay Hadimooyin uu sheegay in Gudoomiye…

    Read More

      Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

      Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

      Read More

        “Waxaa jirtay in uu ku adkaa halqabsi odhanayey wadada Xoriyaddu waxay sii dhex martaa xabsiga, fikradaas ayuu aaminsanaa mana ahayn nin werwer ka qabay in la xidho” Aragtidii Siyaasadeed ee Nelson Mandela DAAWO.

        Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Hogaamiyihii Hore ee Waddanka Konfur Africa iyo Halgamaagii Xornimada Dalkaasi,Soona afjaray Midab kala Soocii ka Jiray Waddanka Konfur Africa. Waa Nelson Mandela Hogaamiyihii Xabsiga dheer u soo Galay Xoriyad uu dalkaasi qaato iyo in Hab sinaan iyo Cadaalad ah ay ku wada noolaadaan Cadaankii Tiradda yaraa ee Maamulayay Konfur Africa iyo…

        Read More

          ‘’Anigu Cudurka Fardaha gala kama gubo Dameeraha..’’ Cali Guray Oo Ka Hadlay Khilaafka Hogaanka Ucid

          Hargeysa,24Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiye xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa sheegay in khilaafka Ucid ku kooban yahay Guddoomiye Faysal iyo musharax Jamaal Cali Xuseen. wuxuu sheegay in sharciga xisbigu saari karo khilaafka, balse aan cid kale loo doonayn. Guddoomiye Cali Guray ayaa Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Bulshadu ku wada xidhiidho ee Facebook u dhignaa…

          Read More

            Qumbacashada Ucid,Damaca Isbedel Doonka Xisbiga Kulmiye,Iscasilaadda Cabdirashiid, Jawaabta Faysal Iyo Wadhafka Jamaal

            Burco 24.Nov 2015 (SDN/QJ):- “Oktoobar waxa bilaabmay afduubkii xisbiga Kulmiye oo laba weji ahaa, kii hore wuu soo dhamaaday, kii labaadna waa kan Faysal Cali Waraabe loo…” In kasta oo maalmihii u danbeeyay-ba ay iska soo daba dhacayeen wararka sheegaya in garabkii is bahaystay ee xisbiga kulmiye ku biirayaan xisbiga mucaaradka ah ee ucid,  ayaa waxaa…

            Read More

              “Anigu Salaadiintii Xamar tagi jirtayna ma ihi, Raggii Xamar tagi jirayna waa la yaqaanaa..” Suldaan Xiiray

              Hargeysa,24Nov,2015(QJ/SDN)-Suldaan Yuusuf Xiiray, ayaa sharaxaad ka bixiyay mawqifkiisa wada hadalka Somaliland iyo Somalia kadib markii buuq ka dhashay hadallo uu hore u yidhi oo ku saabsan inuu soo dhawaynayo qorshe la sheegay in Turkigu wada hadalkii Somaliland iyo Somalia ugu bedelay madaxdhaqameedka Somalia iyo Somaliland inay ka wada hadlaan arrimaha labada dhinac. Suldaan Xiiray ayaa…

              Read More

                Qaramada Midoobay Oo Ergay Cusub Usoo Magacawday Soomaaliya

                Hargeysa,24Nov,2015(QJ/SDN)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa shalay oo Isniin ahayd u magacaabay ergaygiisa gaarka ah ee Somalia, Michael Keating oo u dhashay dalka UK, isagoo bedeli doona Danjire Nicholas Kay oo hadda haya xilka maamulka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). Ergayga QM ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa waxay  shaqadiisu ku eg-tahay bisha…

                Read More

                  Xisbiga WADDANI Oo Soo Saaray Barnaamij Siyaasadeed Aan Laga Soo Baaraandagin iyo Meelaha U Baahan In La Saxo DAAWO

                  Hargeysa,24Nov,2015(QJ/SDN)-Barmaamijka waxa ibo furay Gudoomiye Cabdiraxmaan oo si kooban ugu hadlay waxaanu sheegay uun in ay soo bandhigayaan buug qoraalkii barmaamijka xisbiga isla markaana xisbigu ilaalinayo dhaqanka suuban iyo diinta islaamka. Boobe oo ah isna xoghayaha saxaafada ayaa si kooban uga hadlay in xisbiga Waddani ka heegan u yahay isku haynta bulshada. Dr Fadal iyo…

                  Read More

                    Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Ucid oo jawaaab adag ka bixiyey hadal ka soo Yedhay Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga ucid iska Casilay Cabdirashiid Xasan Mataan

                    London24Nov15(SDN/QJ) Xoghayaha Siyaasada iyo Hirgelinta Xisbiga Ucid Mudane Abokor Mohammed  Shukri oo u waramiyey Warbaahinta ayaa waxa uu sheeegay in xisbiga UCID uu hore uga badbaadey shirqoolkii foosha xumaa ee ay la maganayeen Gudoomiyaha Barlamanka ahna Gudoomiyaha Xisbiga wadani  iyo asxaabtiisa Waxay maantanna ku soo qaadeen duulaan qaawan iyo faragolin .Xisbiga wadani iyagoo isku dhufanaya gudoomiye…

                    Read More

                      Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada

                      Muqdisho,23Nov,2015(QJ/SDN)-Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Waxaana wareegtadan ku xusan isbadal kooban iyo xilka-qaadis lagu sameeyey qaar ka mid ah Golaha Wasiiradda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya. Wareegtadan ayaa waxaa saxaafada u aqriyay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xidhiidhka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xarbi Cali Kullane. Waxaa xilka qaadistan…

                      Read More

                        Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Jabuuti Gaadhay iyo Dhawr Arrimood Oo Uu Ka Hadlay DAAWO

                        Jabuuti,23Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa gaadhay dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kulamo kula yeelan doono madaxda dawladda Jabuuti. Waxa uu socdaalkiisa ku xidhiidhiyay mid ku saabsan is barasho kordhinta cilaaqaadka labada dal. Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay qorshaha wada hadalka Somaliland iyo Somalia, hadal haynta maamul Somalia u samayso gobolada…

                        Read More

                          Dawlada Turkiga oo Sheegtay Inaanay Qorshe Kale u Rarin Wada hadalka Somaliland iyo Somaliya

                          Hargaysa 23.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dawlada Turkiga ayaa ka hadashay wararka sheegay in ay waddo qorshe ku saabsan wada hadalkii Somaliya iyo Somaliland oo madaxdhaqameed lagu bedelayo. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Hargaysa ee qunsulka guud ee Turkiga u fadhiya Somaliland Muzaffer Yüksel ayaa sheegay inaanay warkaa waxba ka jirin Warsaxaafadeedka ka soo baxay xafiiska qunsulka…

                          Read More

                            Qaar Ka Mid Ah Madax-dhaqmeedka Somaliland Oo Qaadacay Qorshaha Turkiga Ee Shirka Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya DAAWO

                            Hargeysa,23Nov,2015(QJ/SDN)-Qaar ka mid ah madaxda dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay shirka Turkigu qorsheeyay ee ah in madaxdhaqameedka Somaliland metelaan Somaliland wada hadalna la galaan madaxda dhaqanka Soomaaliya. Madaxdhaqameedkan ayaa ka sakow deedafaynta shirka Turkiga waxay deedafeeyeen hadalkii ka soo yeedhay Suldaan Xiiray oo ku hadla afka dhaqanka Somaliland, balse waxay sheegeen inaanu afkooda ku hadli…

                            Read More

                              ‘’Bajatka ku baxaya Mashruuca Wadada Cad waxa weeye 5,572,000 Oo Dollar..’’Aqoonyahan Cali Sanyare Oo Ka Warramay Halka Uu Marayo Mashruuca Wadada Cad

                              Washingtonn,23Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii hore ee Qorshaynta Somaliland ahna Guddoomiyaha Mashruuca Wadada Cad Cali Ibraahim Sanyare ayaa waxa uu ka warbixiyay halka uu marayo mashruuca dhismaha wadada Cad isagoo Jooga Dalka Maraykanka. Mudane Cali Ibraahim Sanyare oo u warramayay  Idaacadda Codka Maraykanka ee VOA Ayaa sheegay in mashruuca wadada cad uu meel wanaagsan marayo isla markaana  waxa uu…

                              Read More

                                (DHEGEYSO):Hadii madaxdhaqameedku ka qeybgalo shirka Turkiga waxa ay fashil ku noqoneysaa Somaliland, Aqoonyahan Mohamed Hajji

                                Warwick Nov 23,2015(SDN/QJ)-Wareysi aanu la yeelanay aqoonyaham Maxamed Xaaji Maxamuud oo culuunta siyaasada ka bartay Jaamacada Warwick ayaa waxa uu ka waramay isbedel ku yimi wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya. Wadahadalada ayaa waxa ka qeybgelaya markii u horeysay madaxdhaqameedka Soomalaiya iyo Somaliland. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/haji.mp3″] HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO WAREYSIGA MAXAMED XAAJI OO KAWARAMAYA…

                                Read More

                                  ‘’Facebook iyo Chatting Siyaasi laguma noqdo..’’ Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Iscasilaadda Cabdirashiid Xassan Mataan

                                  Hargeysa,23Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali waraabe ayaa ka hadlay is casilaadda murrashaxii madaxwayne ku xigeen ee xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan oo sheegay inuu xisbigaasi uga tagay guddoomiyaha xisbiga Oo Burburinaya. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo u waramayay Idaacadda  Codka Maraykanka ee VOA ayaa sheegay inaanu xisbiga UCID taageero iyo dadaal midna siinin. “Xisbiga…

                                  Read More

                                    Dawladda Somaliland Oo Mawqif Adag Iska Taagtay Qorshaha Dawladda Turkiga iyo Soomaaliya Wadaan Ee Wada Hadalada DAAWO

                                    Hargeysa,23Nov,2015(QJ/SDN)-Dawladda Somaliland ayaa digniin adag ka soo saartay qorshaha dawladda Turkiga ee ah in madaxdhaqameedka lagu wareejiyo wada hadalkii Somaliland iyo Somalia, waxaanay shacabka iyo madaxdhaqameedka uga digtay in laga qayb galo shirkasta oo ku saabsan masiirka. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu ku sheegay inay dawladda Somaliland shirarkii Turkigu dhexdhexaadinayay…

                                    Read More

                                      “Waxaaba Ii Caddaatay Kala Go’ii Aan Moodayay In Hargeysa Laga Maleegayo Saw Baladuba Xamar Bayba Taalaa..” Cali Khaliif Gallayd

                                      Nairobi,23Nov,2015(QJ/SDN)-Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa dhawaan munaasibad uu Nairobi kaga qayb galay wuxuu ka jeediyay khudbad muujinaysa  tawaawac iyo tamar darrada qorshihiisa siyaasadeed oo uu hadda u bedelay mid qabyaaladaysan oo uu ku doonayo inuu midnimo iyo taageero ka raadsado beelaha Sanaag bari iyo Sool. Cali Khaliif oo aqoon yahannimo lagu tuhmayay sidoo kalena…

                                      Read More

                                        Somaliland: Musharaxii Madaxweyne Xigeenka Ee Xisbiga UCID Oo Iscasilay DAAWO

                                        Hargeysa,23Nov,2015(QJ/SDN)-Musharaxa jagada madaxweyne xigeenka UCID Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa gabi ahaanba iska casilay xilkii madaxweyne xigeen ee xisbiga Ucid. waxa uu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu Hargeysa ku qabtay maanta, wuxuuna ku sababeeyay eedo uu u jeediyay guddoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. Waxa uu ku dooday in xisbiga uu afduubtay…

                                        Read More