DAAWO:Madawaynaha JSL oo sanadka cusub ee islaamka 1436-ka (Hijriyada) awgii hambalyo u diray shacabka Somaliland iyo shucuubta islaamka.

    Hargeisa24/10/2014(SDN/QJ)Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu Munaasibadda Sannadka Cusub ee Islaamka 1436 (Hijiriyada), awgii oo ku beegan Sabtida Beri oo taariikhdu tahay 25.10.2014, Hambalyo, Bogaadin iyo ducaba u dirayaa Guud ahaanba shucuubta islaamka gaar ahaana Shacbiga Somaliland Meelkasta oo ay Joogaan. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu ILLAAHAY Kabaryayaa inuu Shacbiga Somaliland iyo shucuubta…

    Read More

      DAAWO Gudoomiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran Oo Galabta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warbixiyey Safarkoodii Kenya Ee Wadamada Somaliland Ka Taageera Dhinaca Doorashooyinka

      HargeisaOc 24/10/2014(SDN/QJ)Guddoomiyaasha Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland oo Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya Kulamo kula soo Yeeshay Wadmadda Somaliland ka taageera Arrimaha Doorashooyika, kuwaas oo Galabta ku soo laabyay Hargeyysa, ayaa Qodobadidi laga wadda hadlay waxa sharaxaya Guddoomiyaha Xisbiga talada haye ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi.Guddoomiyayaashan oo maanta dalka ku soo laabtay ayaa Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysl…

      Read More

        Guddoomiye Cirro Oo Markale U Maahmaahay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Doco-docayn Ku Haysa Xilka Uu Qaranka U Hayo

        Hargeysa:Oct,24,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro) oo maanta dalka dib ugu soo noqday, ayaa ka Hadlay Duufaannada mucaaradeed ee xukuumadu kusoo dhextuurtay Golaha uu Guddoomiyaha ka Yahay. Guddoomiye Cirro oo saxaafadda wax ka weydiisay Aragtidiisa ku aaddan Xubno Golihiisa kamid ah oo dhawaan ku Gooddiyey inay xilka…

        Read More

          BAN KI-MOON: Waxa Loo Baahanyahay In wax Laga Qabto Dhibaatoyinka Badan Ee Soo Food Saaray Caalamka

          Muqdisho 24/oc/2014(SDN/QJ)Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalinta Aasaaska Qaramada Midoobay ayuu xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon oo soo saaray warbixin ku aadan maalintan, isagoo ku baaqay in wax laga qabato dhibaatooyin ka jira caalamka, kuwaasoo ay ka mid yihiin; saboolnimada, cudurrada, argagixisada, takoorka iyo isbedelka cimilada. Dhihbaatooyinkan ayuu sheegay inay keeneen dhimashada…

          Read More

            Haweenay Garaadnimo Sheegatay Oo Lagu Caleemo Saaray Muqdisho iyo Shaqada ay Qaban doonto

            Muqdisho:Oct,24,2014(SDN/QJ)-Caasimadda somalia ee Muqdisho, ayaa taariikhda markii ugu horraysay shalay lagu caleemo saaray Haweenay la sheegay inay noqonayso Garaadad, taas o oaf kala qaad ku noqotay shacabkii warkan maqlay. Haweenaydan garaadnimada loo caleemo saaray ayaa la sheegay inay ka shaqayn doonto koru qaadida arrimaha Haweenka, waxana si gaar ah loo xusay dhinaca siyaasadda oo haatan…

            Read More

              Gudoomiye Cirro oo Barqada Maanta Hargaysa ku Soo Fool leh, Jawaabta looga fadhiyo Iyo Fadhigii Beri ee Wakiilada oo aan Qabsoomayn.

              Hargaysa 24.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa Saaka barqada dib ugu soo laabanaya Caasimada dalka ee Hargaysa Kadib markii uu soo dhamaystay Safar ay isaga iyo Labada Gudoomiye ee Xisbiyada Ucid iyo Kulmiye ugu Maqnaayeen afartii Cisho ee u danbeeyay Xarunta Kenya ee…

              Read More

                Waraysi Xiiso Badan Gabadh araga ka Naafo ah oo Sheeko Suugaaneed Qurux badan inoo soo bandhigaysa DAAWO/DHAGAYSO

                  Hargaysa 24.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xaawa Jaamac Cabdi Waa Gabadh ay hada da’deedu afka la gashay labaataneeyo,Waa Gabadh Aftahamad ah,Waa Gabadh araga ka naafo ah Waxaase la Yaableh inay Garan karto dabeecadaha qofka ay Sheeko wadaagaan isla markaana ay ku nici karto amase ku Jeclaan karto. Xaawa Jaamac Cabdi Waxay hada ku nooshahay Magaalada Hargaysa…

                Read More

                  “Gudoomiye waxaa la Yidhi Nimaan kuu rari doonin yaanu kuu Furin” Xildhibaan Cali Bare DAAWO

                  Hargaysa 24.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Afartii Caano maal ee la soo dhaafay Saaxada Siyaasada Somaliland dib ugu soo noqday Khilaaf Soo kala dhex gala Mudanayaasha Muxaafidka ah ee lagu xanto inay ka shiidaal qaataan aqalka Madaxtooyada Somaliland iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani C.raxmaan Cirro. Xildhibaan Cali Bare oo ka…

                  Read More

                    DAAWO: Suldaan Maxamed Bashiir Geelle oo Finland lagu soo dhaweeyay kana hadlay xaalada Hiiraan

                    Helsinki Oct 24,2014(SDN/QJ)-Suldaanka beesha Direed ee Woqooyiga Yurub Suldaan Maxamed Bashiir Geelle oo booqanaya dalka Finland ayaa ka waramay xaaladaha beesha ee gobolka Hiiraan. Suldaan Maxamed Bashiir Geelle ayaa jawaab uu siiyay odeyo reer Hiiraan ah oo besha Sureed ku nisbeeyay Al Shabaab ayaa sheegay in degaanada Hiraan ee la isku hayo ay boqolaa sano degenaayeen…

                    Read More

                      Halkan Ka Akhri 2-Qoddob Oo Maanta Madaxweyne Siilaanyo Kaga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada ee Khamiislaha ahaa

                      Hargeysa:Oct,23,2014(SDN/QJ)-shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee maanta oo uu hoggaaminayey Madaxweyne Siilaanyo, ayaa lagaga Hadlay Qoddobo xaasaasi ah oo aan hore loo arag, kuwaas oo salka ku Haya arrimaha Doorashooyinka dalka kusoo  socda. Sida ay Qurbejoog.com u xaqiijiyeen ilo xogogaal ah oo katirsan qasriga Madaxtooyada somaliland, waxa shirkaas maanta lagaga Hadlay laba qoddob oo xaasaasi ah,…

                      Read More

                        Sadexda Gudoomiye ee Xisbiyada Somaliland oo Ka Hadlay Natiijada Kulamo ay Qaadhaan-bixiyeyaasha la qaateen DAAWO

                        Nairobi 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Kulmiye Muuse Biixi Cabdi,Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” iyo Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka Hadlay Kulan afar Cisho qaatay oo ay Magaalada Nairobi kula yeesheen Qaadhaan Bixiyeyaasha Somaliland ka taageera Hannaanka Geedi socodka Dimuquraadiyada. Sadexda Gudoomiye ayaa Sheegay inay Cod Midaysan ugu gudbiyeen qaadhaan bixiyeyaasha Arrimaha…

                        Read More

                          Xisbiga Mucaaridka Wadani Ayaa Maanta Ka Hadlay Soo Celinta Xeerka Diiwan Galinta Codbixiyasha Dorashoyinka Lagu Wado Inay Dhacaan Sanadka Soo Socda

                          Hargeisa 23/oc/2014(SDN/QJ)xisbiga mucaaridka eee wadani  ayaa maanta ka hadlay  doorashada oo ay  uga digeen  in  dib  loo dhigo  taasi  ay ku sabayen  xeerkan ay golaha guurtidu  dib  u soo celiyen  iyagoo iyagoo masuliyiinta xisbiga wadani ay  xusen  inay xukuumadu  dabada ka riixayso joojinta xeerkasi  oo ay  u soo dhexmarayso  golaha guurtida  sidoo kaena waxay  gudoomiyaha…

                          Read More

                            WAR DEG DEGA:Ethiopia oo dalkeeda ka mustaafurisay Cali Khaliif, iyo sababaha keenay arintaas

                            Adis Ababa Oct 23,2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka Ethiopia ayaa dalkeeda ka mustaafurisay siyaasiga Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan loo caleemo saaray madaxweynaha maamul loogu magacdaray Khaatumo. Cali Khaliif ayaa Adis Ababa u tegay in uu uga qeybgalo shir halkaa loogu qabtay qaar ka mida maamulada dalka Soomaaliya oo ay soo abaabushay hayeda la yiraahdo   Horn Economic and Social…

                            Read More

                              Ciidanka Booliska oo Yeeshay Macalimiin noqonaya Tababarka Tababarayaasha DAAWO

                              Madheera 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa  si wada jir ah u soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi u socday 25 Macallin oo ka tirsan Ciidanka Booliska. Macallimiintan o noqonaya Tababarka Tababarayaasha ayaa Duruus siin doona Ciidamada kala duwan ee  Booliska . Madheera SDN/QJ contact@qurbejoog.com  

                              Read More

                                Michael Zehaf-Bibeau, slain Ottawa shooter, had criminal record in Quebec, B.C.

                                Michael Zehaf-Bibeau, the slain gunman in Wednesday’s shooting at the Ottawa War Memorial and Parliament Buildings, had a criminal record in Quebec and British Columbia. Court documents obtained by CBC News show that Zehaf-Bibeau pleaded guilty to charges including drug possession and robbery. Zehaf-Bibeau, a Canadian born in 1982, was charged with drug possession in 2004….

                                Read More