“Diiwaangelinta Way Fashilantay Waxay ahayd Bahal la Tahriibinayo Oo Dan Gaara Laga Lahaa” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe DAAWO

    Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Cadeeyay inuu Fashilmay Mashruucii Diiwaangelinta Madaniga ah ee Xukuumadu dabada ka riixayso. Gudoomiyaha Ucid Waxa uu Xusay in Mudooyinkii u danbeeyay ay Wufuud tiro badani ku soo qulqulayeen Somaliland isagoo Ujeedada Socdaalkooda ku Sifeeyay inay Ka Shaki qabaan in dib u dhac…

    Read More

      Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Ka War Bixiyey Kor U kaca Dollarka Iyo Halkuu Ku Danbeeyey Xeerkii Baananka Soamliland

      Hargaysa 9/oc/2014( SDN/QJ)Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi oo maanta Qaar ka tirsan Warbaahinta Kula Hadlayay Xafiiskiisa ayaa waxa uu ka hadlay Lacagta Qalaad ee Dollarka oo Kor U Kacay. Waxa uu sheegay in ay Hoos usoo celin Doonaan Maal-Maha Soo Socda,Waxaana Beeniyay Warar Ay warbaahintu Qortay oo sheegaya In Lacagta Cusub ee…

      Read More

        Xusuus Dib u Dhugo Qaabkii uu Siilaanyo uga Jawaabay Markii Madaxweynihii Hore ku soo Celiyay Xubintii ay u soo Xuleen Komiishanka Doorashada

        Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Afartii Caano Maal ee u danbeeyay Saaxada Siyaasada Somaliland laga hadal hayaa Ismaandhaafka ka Dhex Oogmay Xisbiga Waddani iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Salka Ku Haya Sababaha uu u Cuskaday Dib u Soo Celinta Xubintii uu Xisbiga Waddani u soo Xushay Ka Mid Noqoshada Komiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Tiraba laba Jeer…

        Read More

        Baadari Ingiriis ah iyo weftigii Safiirka Kenya ee Markabka kula shiray Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Baroordiiq U Sameeyey Askar Ingiriis Oo Ku Aasan Xabaalaha Gaalada Hargeisa

        Hargeisa 9/oc/2014(SDN/QJ) Safiirka Ingiriiska u fadhiya Dalka Kiiniya iyo weftigii la socday oo uu kia mid ahaa wadaad Baadari ah ayaa shalay xaflad Baroordiiq ah ugu sameeyey Askartii kaga dhimatay dagaaladdii Adduunka xabaala loo yaqaano kuwa Gaaladda eek u yaala Dooxa Hargeysa. Safiirka Ingiriiska iyo Baadariga ayaa Baroor-diiqdan ku xusay Askartoodaasi, waxanay xabaalaha dhigeen Ubax,…

        Read More

          Wasiir Xirsi Oo Aad Uga Cadhooday Maqaal Ay Shabakada Hadhwanaag News Ka Qortay Isago Qaar Ka Mida Saxafadana Ku Tilmamay Budhcad Qalinlay

          Hargeisa 9/oc/2014(SDN/QJ) Wasiirka madaxtoyada Somaliland Ayaa si aadag  Uga Hadlay Maqaal Ay Dhawaan Shabakada Hadhwanag ka Qortay Oo sheegayey In Wasiirku  Lacag Badan  ugu Gurmaday Ganacsade Makhaaxi Kacday  Kulahaa magalada lendon Ee Cariga Engriska,  Xoriyada Saxaafadu Maaha ku Xad-gudubka Xurmada Qofka iyo Sheegida War aan Sal iyo Raad lahayn! Waxaan Kula Talin Lahaa Shabakada Hadhwanaagnews…

          Read More

            Somaliland Oo Ka Qayb Gashay Shir Laba Maalmod Uga Socaday Dalalka Geeska Africa Dalka Djabuti Oo laga Hadlaayey Arimo Khuseya Geeska Africa

            Djabuti 9/oc/2014 (SDN/QJ)Shir laba maalmood ka socday magaalada Jabuuti ee Caasimadda waddanka Djibouti oo ay ka qayb-galeen Khoboro ku takhasustay dhinaca Sharciyada iyo Xeerarka oo ka kala yimi dalalka Geeska Afrika oo ay Somaliland-na Xubno metalayaa ka qaybgaleen. Ujeeddada Shirkan ayaa ahaa mid Amniga marinka Maraakiibta ee Badaha ku saabsanaa iyo sidii loo samayn lahaa…

            Read More

              Xajkii oo guul ugu soo dhamaday Muslimiinta(SAWIRO)

              Maka Oct 09,20149SDN/QJ)- Dowlada Sucuudiga yaa sheegtay in si guul ah ugu soo dhamaaday Xujeydii timid Makkah sanadkaan, iyadoo in ka badan labo milyan oo qof ka soo daafaha caalamka sanadkaan. Dowlada Sucuudiga ayaa xil weyn iska saartay sidii loo yareyn lahaa khasaarooyinka ka dhasha ciriiriga xad dhaafka  ah ee ka jira Dawaafka Kacbada iyo Dhagax tuurka, waxaana dowaldu diyaarisay…

              Read More

                Qaramaynta Qabyaalada

                Gayigan aan ku noolnahay manta, ee u samaysan in bulshooyinku ku dhawrtan danahooda hab qaramaysan, waxa uu dhabarka ku haya, dan bulshooyinku ay ku dhawranayaan wadarnimo taas oo aan kalinimo aan ku baylah tirmayn. Hadaba hadii aanay bulsho qarnigan aan joogno aanay u noolaan Karin kalinimo danaheedana aanay ku dhawran Karin kalidaas, waxa qaran u…

                Read More

                  Cabdi Iley oo hab siyaasadeysan u quusiyey ma qancayaashii

                  Shacabka Dowlad Deegaanka Somaalida Itoobiya ee ku kala nool daafaha aduunka iyo gudaha Dalkuba waxey hambalyo, hambalyo, hambalyo leeyihiin dhammaan Dadweynaha iyo Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee uu hogaaminayo Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar. Waxay ugu hambalyeynayaan shirweynihii 8aad ee XDSHSI ee lagu qabtey Magaalada Fiiq oo Nabad iyo Guul ku soo gabagaboobey. Shacabka Dowlad Deegaanka…

                  Read More

                    Waa Maxay Sababta Dhulka Sharciyeysan ee Ganacsate Cumar Caydiid leeyahay, Dad Kale loo Siiyey?

                    Waa Maxay Sababta Dhulka Sharciyeysan ee Ganacsate Cumar Caydiid leeyahay, Dad Kale loo Siiyey?? Su’aashani Waxay I Xasuusisay, Weedho Dhagaraysaan oo Ka Soo Yeedhay Rag Siyaasiyiin ah oo Damacooda Siyaasasiyeed ay Dalka iyo Dadka ay Colaadda Ku Geliyeen Sannadadii Nov.94 ilaa Jan.97. 1 ) Waxan Ilbidhiqsi Is Dul Taagi Doonaa Raadadkii Colaadeed ee Kursiga la…

                    Read More

                      Maxsuulka Kulamo ay Wada Lahaayeen Xukuumada Somaliland,Xisbiyada,Saxaafada iyo Midowga Yurub DAAWO

                      Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wakiilka gaarka ah ee Midawga Yurub u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya Michele Cervone d’Urso, oo booqasho ku jooga Caasimadda Hargeysa, ayaa kulammo la yeeshay Masuuliyiinta Xisbiyada Siyaasadda Somaliland iyo sidoo kale Saxaafadda dalka, waxaanu qoraal kooban oo ay ku baahiyeen Barta ay Twitterka ku leeyihiin Midawga Yurub ku sheegeen inay wada shaqayn…

                      Read More

                        Wasiirka Ciyaaraha oo Kormeer ku tagay Deegaanka Aataarta Qadiimiga ah ee Laasgeel iyo Hawlo hada ka Socda DAAWO

                        Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska Mudane Cali Siciid Raygal ayaa  Soo Kormeer Deegaanka Aasaarta Qaddiimiga ah ee Laasgeel oo ay ka socoto Hawlo dib loogu hagaajinayo. Deegaanka Laasgeel oo u dhexeeya Magaalooyinka Hargaysa iyo Berbera ayaa Laga Helay Asaar Qadiimi ah oo Taariikh dheer leh Isla Markaana ay Daah fureen Markii Kowaad…

                        Read More

                          Dawlada Hoose ee Hargaysa oo Ku Hawlan Furitaanka Goobaha Biyo Mareenada iyo Banaynta Jidad Xidhnaa DAAWO

                          Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa oo ay Weheliyaan Hawl wadeenada Dawlada Hoose ayaa Hawl gal isugu Jira Furitaanka Goobaha Biyo Mareenada ah iyo Jarista Geedka Garanwaaga waxay ka fuliyeen Jidka Taga Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport. Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa Sheegay in Dawlada Hoose iyo…

                          Read More

                            Akadamiyada Nabada Horaminta Somaliland Ayaa Maanta Hadhimo Sharafed U Samaysay Qaar Ka Mid Qurbejoga Somaliland

                            Hargeisa 8/0c/2014(SDN/QJ)Akamadamiyada Nabada Iyo Horumarka Somaliland Ayaa Maanta Hadhimo Sharafeed U Samaysay Xubno Ka Mid Ah Qurbe Jooga Somaliland. Kulankan Oo Ka Qabsamay Hargeysa Ayaa Waxa Hadal Kooban Ka Soo Jeediyay Guddoomiyaha Akamadamiga Nabada Iyo Horumarka Somaliland Maxamed Faarax Xirsi. Waxa Uu Sheegay In Ay Xidhiidh Wanaagsan La Samaysan Doonaan Qurbe Jooga Isla Markaana Ay…

                            Read More

                              “Intii aan ku sugnaa dhulka barakeysan waan u soo duceeyay Ummadda Soomaaliyeed” Madaxweyne Xasan Sheekh DAAWO

                              Muqdisho 08.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdiga la socda waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka mudane, xubno ka tirsan labada Gole ee…

                              Read More

                                “Xisbiga Waddani Kuma Qanacsana Sababta Madaxwayne Siilaanyo u Cuskaday Soo Celinta Prof Fadal,Waxa aanu Qaadi Doonaa Talaabo dastuurka Waafaqsan” Gudoomiye Cirro DAAWO

                                Hargeisa 08.Oct 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa si adag u naqdiyay go’aanka uu madaxweynaha Somaliland dib ugu soo celiyay Dr. Maxamed Cismaan Fadal oo ay xisbi ahaan u magacaabeen inuu xubin ka noqdo komishanka cusub ee doorashooyinka, waxaanu sheegay inaanu xubintii ay xuleen aanu xubin ka ahayn…

                                Read More

                                  Wufuud Beesha Caalamka Ka Socota oo Ku Soo Qulqulaysa Somaliland iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Qaabilay U Qaybsanaha Midowga Yurub ee Somaliland Iyo Somaliland Maxay ka wada Hadleen? DAAWO

                                  Hargeisa 8/oc/2014 (SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga Midawga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Ambassador Michele Cervone d’Urso oo uu wehelinaayey Ambassador Nairobi u fadhiya Ingiriiska Mr. Neil Wigan Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Arrimaha Dibeda Mudane,…

                                  Read More

                                    “Cadaalad Darada dalka ka Jirta Hadii aan Wax laga Qaban Wax inoo Hagaagayaa Ma Jirto” Eng Maxamed Xaashi Cilmi DAAWO

                                    Hargaysa 08.Oct 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo Xubin ka ah Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa dhibaatooyinka dalka haysta ku sheegay inay Saldhig u tahay Cadaalad daro ka jirta Qaybaha Maamul ee dawlada . Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo ka Hadlayay Kulan uu Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid u Sameeyay Taageerayaal…

                                    Read More