“Dalkeenu Wax Hanti dhawr ah Haba yaraate Ma Laha Waa in Dadku Yeesho Hanti dhawr Daacad ah” Jamaal Cali Xuseen DAAWO

    Hargaysa 08.Oct 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay in Isbedelkii ay Bulshadu u Oomanayd Xiligii Maamulkii Madaxweynihii Hore ee Somaliland aanu Sidii la rabay Ummadu uga helin Wixii ay ka filaysay. Murashax Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlayay Madal uu Xisbigoodu ku soo dhawaynayay Taageerayaal…

    Read More

      Muuqaaladii Shirkii Madaxweyne Siilaanyo Markabka kula qaatay Saraakiisha Ingiriiska iyo Kormeerkiisii Berbera

      Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu maanta ka qaybgalay Munaasibad qiimo badan oo Ciidamada Bada Somaliland loogu soo xidhay tababar ay siinayeen Ciidamada Bada ee Ingiriisku, Xafladaasi oo lagu qabtay Markab Dagaal oo joogay Dekeda Berbera, kuwaasi oo si xidhiidha mudadii xukuumadani xilka haysay u tababaraayey Ciidamada Somaliland gaar ahaan kuwa Bada. Waxaana madaxweynuhu ka soo…

      Read More

        Madaxwayne Siiranyo Ku Dhawaqay Xubanaha Komishan Dorashoyinka Kuna Daray Xubno Ka Mida Goalah Dhaxe Xisbiga Kulmiye Wadina Markii Labaad Ku Celiyey Xubintisi

        Hargeisa (SDN/QJ)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo),ayaa markii u horeysay soo bandhigay Lix Xubnood oo kamid ah Xubnaha Cusub ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka,maadaama uu kala direy Xubnihii hore ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka,iyadoo ay laba kamid ah soo dhigeen Golaha Guurtida Somaliland halka sadex kalena uu keenay isagu(Madaxweyne-siilaanyo),iyo Xubin Xisbiga Ucid usoo xulay Komishanka oo uu duuduub…

        Read More

          Ergeyga gaarka ah ee dalada mucaaridka Jabuuti oo kulan la yeeshay wasaarada Arrimaha Dibedda ee Canada

          Ottawa Oct 07,2014(SDN/QJ)-Ergeyga gaarka ah ee dalada Mucaaridka ah ee USN Md Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa kulan taarikhi ah la yeeshay masuuliyiinta wasaarada arrimaha dibedda ee dalkan Canada. Labada dhan ayaa sida uu noo sheegay Ergeyga USN waxa ay isla soo qaadeen doorka ay jaaliyada reer Jabuuti ee Canada ka ciyaari kareyso isu soo dhaweynta labada…

          Read More

            DOORASHADA SOMALILAND: Beeshaan Codka Tiro Badnayn, Xaqqeedba Miyaan Naqaan?

            Beelaha dacallada ee Selel iyo Sanaag Bari, xaqdarro ayaa ay ku qabaan xeerka doorashada Golaha Wakiilada. Xeerka doorashada waa mid heer GOBOL. Waxana, la ansixiyey waqtigii madaxtooyada Rayaale. Doorashada soo socota ka horna, haddii aan xal loo helin, la arkee in xaqdarradaasi Somaliland ku qoon-dilaacdo. Doorashada baarlamaanka Somaliland, waqtiyadaii LIXDAMEEYADII (1960-69kii), waxa ay ahayd heer…

            Read More

              Masuuliyiinta Wadani ee America iyo Yurub oo tacsiyadeeyay Afhayeenka Wadani ee Sweden oo Walaashii dalkii hooyo ku geeriyootay

              inaa lilaah waa ina ilheen rajaacuun anaaga oo kala ah guddiyada guud ee xisbiga wadaani yurub iyo marayikanka waxanu halkan tacsi uga diirayiin geeriidii naxdiinta lahayd ee ku timiid  afhyeenka xisbiga wadaani laanta sweden (CANTAR KIDAAR CUNE) oo walaashii marxuumad (KHADRA KIDAAR CUNE) ku geeriiyootay magaalda hargeysa anaga oo ka xun geeriida naxdiinta leh ee…

              Read More

                Madaxada Mucaaridka Jabuuti oo Canada ku soo dhaweeyay Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo mudo u xirnaa Xukuumada Jabuuti

                Ottawa Oct 07,2014(SDN/QJ)-Madaxda Mucaaridka Jabuuti ee dalka Canada ayaa caasimada Canada ee Ottawa ku soo dhaweeyay sheikh Cabdiraxmaan Bashiir oo mudo ku jiray xabsiga Gabod ee dalka Jabuuti. Sheekha ayaa xabsiga ku muteystay taageero uu u muujiyay shacabka reer Jabuuti ee isbedel doonka ah isla markaana ku mowqifka ah dalada mucaaridka ee USN. Safiirka Canada…

                Read More

                  “Annagu(Khaatumo) wada-hadal diyaar Baanu u nahaye Waxa Shardi ah inay Dhulkan………..” Cali Khaliif Galaydh

                  Togga-Eerigo:Oct,07,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga sheegta inuu Yahay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo, Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka Hadlay wadal iyo Wada-xaajood  ay kooxda uu Hoggaamiyaa la galaan somalilnad, waxana uu tilmaamay inaanay muuqanin wax astaan ah oo wada hadallka muujinaysaa. Cali Khaliif oo maalmihii ciidda ka Hadlay Goobo Miyi ah oo ku Yaalla Togga Eerigo, ayaa sheegay in loo Baahan…

                  Read More

                    Wasiirka Cukuse oo Dhagax dhigay Dhisme laba dabaq ah oo Wasaaradda Warfaafinta loo samaynayo DAAWO

                    Hargaysa 07.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa dhagax dhigay dhisme cusub oo labo dabaq ah oo noqon doona xarunta wasaaradaasi, kaas oo dhismahiisu ka Socdo Wasaaradda Warfaafinta. Wasiir Cukuse oo Madashaasi ka hadlay ayaa Sheegay in Dhismayaasha ay Wasaaradiisu ku shaqaynaysay ay ahaayeen Kuwii Xiligii Somalia…

                    Read More

                      Siday Bulshada Magaalada Burco uga Hadleen Jidad Cusub oo Laami ah oo Laga Hirgaliyay Magaaladaas DAAWO

                      Burco 07.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dadwaynaha magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer,ayaa ka dareen celiyay isla markaana si weyn u soo dhaweeyeen dhismayaasha jidadka cusub ee laamiga ah ee laga hir galiyay gudaha magaalada Burco. Hadaba halkan ka daawo sida ay uga hadleen dadweynaha magaalada Burco waddooyinka cusub ee dawladda hoose ee Burco ay ku soo…

                      Read More

                        DAAWO : Dagaalkii Suugaanta oo Dib u bilaabmay Iyo Abwaan Ilka Jiir oo Jawaab Adag ka bixiyey Heestii Waxaro Dawasho Wacan

                        London 7Oct14(SDN) Waxa wadankan Uk ka bilaabmay  Dagaalkii Suugaanta oo Dib u ga bilaabmay Abwaaniinta la kala safan Xisbiyada Qaranka iyo   Abwaanka qarniga ee Siciid Abukar  Ilka Jiir oo Jawaab Adag ka bixiyey Heestii Waxaro  ee u tiriyey Abwaan Dhaglas  iyo abwaan Dhaglas oo sheegay inuu soo tiin doono heeso kale oo lagu tageerayo…

                        Read More

                          Magacyada 6 xubnood oo Guddiga Doorashooyinka loo xulay oo Madaxweyne Siilaanyo caawa u gudbiyay Golaha Wakiilada

                          Hargeysa October, 6 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa golaha Wakiilada u gudbiyay 6 ka mid ah xubnaha loo xulay Guddiga Doorashooyinka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed caawa kasoo baxay xarunta Madaxtooyada, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu golaha Wakiilada u gudbiyay lix xubnood ka mida Komishanka cusub ee doorashooyinka, kuwaasoo buuxiyay shuruudaha xeerku tilmaamay,…

                          Read More

                            Raysal Wasaaraha Somalia oo Ka Hadlay Xaalado Cusub oo ka soo Kordhay Baraawe DAAWO

                            Muqdisho 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Raysal-Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo ay weheliyaan Wasiirka arrimaha gudaha, Taliyaha Ciidammada iyo Raysal-wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta Soomaailya, ayaa maanta si wada-jir ah uga hadlay la wareegidda xaruntii guud ee Al-Shabaab ee Baraawe. Raysal-wasaaraha Federaalka Soomaaliya waxa uu ku sheegay hadalka uu jeediyey…

                            Read More

                              Halkan Ka Daawo:Madaxweyne Axmed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku Qaabiley Safiirka Ingiriiska u fadhiya Nairobi Mr. Neil Wigan.

                              Hargeisa 6/oc/2014(SDN/QJ)Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Ingiriiska u fadhiya Nairobi  Mr. Neil Wigan. Waxaana kulankaasi ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Mudane, Maxamed Biixi Yoonis iyo Safiirka. Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                “Markii Madax bannaanida Somaliland lagu dhawaaqay Wax Qorshe ah looma samayn,Ilaa maantana Qorshe la’aantii ayaa lagu Jiraa” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO

                                Boorama 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in midnimadii dhex martay Somaliland iyo Somalia ay ahayd Jibo waxa uu intaas ku ladhay in Markii lala Soo Noqonayay Madax bannaanida Somaliland aan la samayn wax qorshe ah, Isla markaana aanu Jirin Wax Siyaasad ah oo loo dejiyay . Gudoomiyaha Xisbiga…

                                Read More

                                  “Xisbigii dadku u Hiiliyay ee Kulmiye inuu dadkii la ambaday oo la Lulamay Ummadii waxay…”Murashaxa Madaxweyne Xigeen ee Xisbiga Ucid DAAWO

                                  Boorama 06.Oct 2014 (SDN/QJ) Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Ucid C/rashiid Xasan Mataan ayaa Sheegay in Xukuumada Maanta Jirtaa ay ku Sifowday Hab dhaqan kasta oo Dawlad laga rajo dhigay ay Leedahay Sida Eex,Musuq Maasuq,Ku Tumashada Sharciga iyo Waxyaabaha kale ee Xumeeya Haykalka Dawladnimada . Murashaxa Madaxweyne Xigeenka xisbiga Ucid oo hadal ka Jeediyay Munaasibad…

                                  Read More

                                    Gudoomiyaha Wargaysyada Haatuf iyo Somaliland Times oo Isbarbar dhigay Madaxweyne Siilaanyo iyo Daahir Rayaale DAAWO

                                    Hargaysa 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Haatuf iyo Somaliland Times Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa sheegay in labadaas wargeys ay wali u xidhan yihiin Madaxwayne Siilaanyo iyo qoyskiisa. Waraysi uu siiyey HCTV oo la baahiyey ayaa Yuusuf waxa uu xayiraadii ay xukuumadu ku soo rogtay labadda wargeyska ku tilmaamay sharci daro iyo dhaqan-xumo aan hore u dhicin….

                                    Read More

                                      “Alloow Awdal iyo Udub Soo Celi” Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen DAAWO

                                      Boorama 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid uu Si Diiran u Soo dhaweeyay Taageerayaal ku soo Biiray Xisbiga Ucid Kuwaas oo Markii hore ka mid ahaa Ururadii Siyaasada ee ku Guuldaraystay inay u soo baxaan Sadexda Xisbi qaran kuna kala Jiray Ururadii Rays, Dalsan iyo Xaqsoor. Madal Siyaasadeed oo Xisbigu ugu Qabtay…

                                      Read More

                                        Guddoomiyaha beesha Ciidagale UK: Waxaanu leenahay hambalyo ciidal udxada awgeed

                                        Bismillaahi Arramanirraxeem. waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.  Anagoo ah jaalliyada deggen dalka Ingiriiska waxaanu Ciidul-Udxada awgeed hambalyo aan la soo koobi karin gaadhsiinayna umadda muslimiinta gaarahaan shacbiga jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu leenahay ku ciida caafimaad,nabad-qab iyo cawaaqib wanaagsan,waxaanu Allaah ka baryeynaa inuu fadliga…

                                        Read More