(DAAWO)Ciyaarta oo Dhameystiran Barcelona oo Kala Firdhisey Real Madrid (El Calasico) Jaahuur.

Spain-Nov-22-2015 (SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku turxaamineynaa koobka loogu yeedho (El Calasico ee ka amartukaaleeya dalka Spain. Haddaba koobkan waxaa ku hirdima naadiyada reer Spain,walo aad mooddo inuu dhakhtar u qorey ku guuleysiga koobkan Barcelona iyo Real Madrid waxaana marmar lugta la soo gala Atletico Madrid. (RIIX YOU TUBE) haddi aay  marka hore ciyaartu kuu…

Read More

    Xukuumadda Somaliland oo Digniin Dhinaca Nabadgalyadda ah u Dirtay Bulshadda Somaliland DAAWO.

    Hargaysa 23.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha ee dhinaca amniga Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa fariin ku saabsan adkaynta nabad- galyada u diray shacabka ku nool guud ahaan Somaliland. Inkasta oo aanay Muuqan Xaalado Khatar ku ah Amniga iyo Xasiloonada Somaliland hadana waxaa talaabadan lagu macnayn karaa in Dawladu ka sii gaashaamanayso…

    Read More

      Xisbiyadda Mucaaridka iyo Hogaanka dhaqanka oo aragtiyo kala duwan ka Muujiyey in Salaadiintu ka qayb galaan wada hadalada u dhexeeya S.land iyo Somalia DAAWO

      Hargaysa 23.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xisbiyadda Mucaaridka ee Somaliland ayaa Meel adag iska taagay qorshe la soo weriyey in dawlada Turkiga oo dhex dhexaadinaysay Wada hadaladii Madhalayska ahaa ee u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia ay ambo qaadkooda sii wadayaan Madax dhaqameed ka socda Labada dal. Inkasta oo Dawladda Somaliland ay beenisay Jiritaanka Warkan hadana waxaa Xaraaradiisa…

      Read More

        Bulshada Ku dhaqan Magaalo Xeebeedka Berbera oo si weyn u soo dhaweeyay Maamuus ka Xayuubin lagu sameeyo Maayarka Berbera DAAWO

        Berbera 23.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dadweynaha ku dhaqan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa aragtidooda ka dhiibtay Mooshin ay wadaan aqlabiyadda Xildhibaannada Golaha Deegaanka Degmada Berbera ay doonayaan inay xilka kaga xayuubiyaan Maayerka degmadaas ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Cabdishakuur Maxamed Xasan (Ciddin). Inta badan Shacabka reer Berbera ee aragtidooda ka dhiibtay Mooshinka ay Mudanayaasha Golaha Deegaanka…

        Read More

          Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Dalka Masar oo Qaahira ku Geeriyooday iyo Taariikh Nololeedkiisii {Akhriso}

          Qaahira,22Nov,2015(QJ/SDN)-Danjirhii Somalia u fadhiyay Masar, ahaana ergayga Somalia ee Jaamacadda Carabta Cabdullaahi Xasan Maxamuud ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masra, kaddib xanuun lasoo  darsay. waxaanan idiin soo gudbinaynaa Taariikh Nololeedkii Marxuumka oo ku geeriyooday da’da 72-sano jir. Marxuum Cabdullaahi Xasan Maxamuud ayaa wuxuu sidoo kale ahaa dublamaasi isku xidha Somalia iyo…

          Read More

            Wariye Abiib Iimaan Xasan Oo Maanso Baroor-diiq Ah Ka Tiriyay Geeridii Marxuun Wariye Axmed Xassan Cawke DAAWO

            Hargeysa,22Nov,2015(QJ/SDN)-Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xassan Cawke oo ka mid ahaa Wariyayaasha Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan, ayaa 17-kii bishaan ku geeriyooday Magaalada Jigjiga ee caasimadad dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia. Waxaana 18-kii bishaan lagu aasay Magaaladii uu ku dhashay Tog-wajaale. Haddaba intaasi ka dib waxa isasoo taraysay Baroordiiqda loo sameynayo Marxuumka iyadoonna abwaanada iyo Qoraayadu…

            Read More

              Nuxurka Xogo Ku Saabsan Socdaalkii Madaxweynaha Ee Berbera iyo Qorshaha Carabta Ee Berbera

              Hargeysa,22Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo safar laba maalmood qaatay ku tegay magaaladda Berbera ayaa shalay gelinkii dambe ku soo laabtay Hargeysa, kadib markuu soo dhamaystay kulamo la tilmaamay inuu halkaa kula yeeshay wefti ka socday dalka Imaaraadka Carabta. Madaxtooyadu wax war kamay soo saarin ujeeddada socdaalka Madaxweynaha ee Berbera, isla markaana waxa keliya ee ka…

              Read More

                Wiil uu dhalay Marxuun Axmed Xasan Cawke oo Buuxiyey Shaqadii Aabihii Iyo Wasiir Cuskuse oo ka hadlay DAAWO

                Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta somaliland oo ay weheliyaan wasiirka wasarasada ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah,mulkiilaha horn cable tv iyo masuuliyiin kale ayaa maanta si wada jir ah u qaabilay caruurtii uu dhalay marxuun: wariye axmed xasan cawke. Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo munaasabada qaabilaadda kula hadlay saxaafadda waxa…

                Read More

                  Taxane Cusub: Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

                  Read More

                    Dib u Milicsi: Nuxurka Qoraal Uu Gudoomiyaha Ucid u Kala Diray Garsoorka Dalka Iyo Komiishanka Doorashooyinka Ujeedkiisuna La Xidhiidho Shir-Weynihii 5 Shanaad Ee Xisbiga Ucid ee Lagu Doortay Musharaxiinta Xisbiga

                    Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waxanu halkan idiinkusoo gudbineynaa warqadii Heshiiska xisbiga Ucid taasoo uu gudoomiyaha xisbigu ku cadeeyey gudashada waajibadkooda xisbig kuna doorteen tartamayaashii xisbiga ee doorashada Madaxweynha, isla markana u gudoomiyaha Xisbiga Ucid, u kala diraayo Koomishanka Doorashooyinka Qaranka kulana socod siinaayo, in Xisbiga Ucid ay Musharraxiin uu yihiin, laba aqoonyahan ee Jamaal cali…

                    Read More

                      Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somalia oo Daboolka ka qaaday in Muqdisho Shir loogu qabtay Dadkii Somaliland uga qayb geli lahaa Higsiga 2016 DAAWO

                      Muqdisho 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliya ayaa sheegay in magaalada Muqdisho shir loogu qabtay dadkii matali lahaa Somaliland ee ka qayb gali lahaa Hiigsiga2016. Wasiirka oo Telefishanka Somalichannel waraysi siiyay ayaa sheegay in in markii hore maamul goboleedyada ay shir u qabteen haddana ay u gudbeen dawlad goboleedayada oo ay magaalada Muqdisho shir…

                      Read More

                        Xog Daaha ka qaaday Shirkada Lagu Wareejinayo Dekeda Berbera, Cida Iska Leh , Saamiga Ay Qaadanayso Iyo Shaqada Ay Qabanayso

                        Berbera 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Maalmanba waxa magaaalada Berbera ku sugnaaa wafti ka socata dalka Emaaraatka carabta waftigaas oo uu hogaaminayo mid ka mid ah amiirada dalkaasi oo u socda inuu heshiis la galo dawladda Somaliland heshiiskaas oo lagu wareejinayo dekedda berbera shirkad laga leeyay dalka Emaaraatka carabta oo magaceeda la yidhaahdo DP World. Hadaba Xog…

                        Read More

                          Minneapolis Iyo London : Laba Kulan oo Kulmisay Suxufiyiin Iyo Hobolo u Baroor diiqay Ruug Cadaagii Suxufiga ahaa ee Marxuum Suxufi Cawke Iyo Xusuusta Taariikhda DAAWO

                          Minneapolis 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waxa xalay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota lagu qabtay kulan loogu duceynayay ALLAHA u Naxariistee, Wariye Axmed Xasan Suufi Cawke, waxaana kasoo qayb-galay suxufiyiin, abwaanno, fannaaniin, macallimiin & saaxiibo gooni ah oo uu lahaa.   Kulanka oo ay soo qaban-qaabiyeen bahda Saxaafadda Soomaaliyeed ee Minneapolis ayaa waxaa ka hadlay Sheekh Xasan Jaamici…

                          Read More

                            Munaasibada Maalinta Caruurta Adduunka oo Markii Kowaad Maanta lagu qabtay Qasriga Madaxtooyadda Iyo Su’aalaha la is weydiinayo DAAWO

                            Hargaysa 21.Nov 2015 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici, Madax ka Tirsan Golaha Xukuumadda ayaa maanta ka qayb galay Munaasibada Caalamiga ah ee Maalinta Caruurta Adduunka. Munaasibadan oo Sida Caadada ah lagu qaban Jiray Huteelada Waaweyn ee Caasimadda ku Yaala ayaan la garanayn Sababta keliftay in lagu dhex qabto Dhisme Kooban…

                            Read More

                              Ina-Xasan-cawke: Xarragadii iyo xaash-xaashkii Makrifoonka (1948kii – 2015ka) Qalinkii Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale

                              “Geeridu dibnaha waa mid qudha, dihasho yeedhmeede, Kala daran se waa kala dareen, dugayda dhiilleede, Axmed Xasanna tii naga dishaay, dubatay jiidhkayga, Dar Ilaahay waan kaa naxee, diric miyaad qaadday, Dadkii baad ka wada oohisee, danab miyaad aastay, Dayaxaad madoobaysayeed, damisay nuurkiisa, Dib miyaan indhaha loo tusayn, Diirshe Ina cawke? Doobtiyo rakaaddiyo codkii, dananka reemaayey,…

                              Read More

                                Ujeedadda Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maxkmadda Sare ee Somaliland oo Kormeer ku Tegay Galabta Magaaladda Boorama DAAWO

                                Boorama 21.Nov 2015 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Galabta Gaadhay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Waxaa Kormeerkiisan ku Wehelinaya Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka,Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka iyo Mas’uuliyiin kale. Weftiga waxaa lagaga hor tegay duleedka Magaalada Boorama iyagoo soo dhawayn diiran kala…

                                Read More

                                  Barnaamij Wejiyo Badan Bulshadda Somaliland Ka Tusay Murrugii Dimuqraadiyadii KULMIYE Iyo Mahadhooyinka ka Dhalan Doona DAAWO

                                  Hargaysa 21.Nov 2015 (SDN/QJ):- Barnaamij Dukumantari  ah oo laga sameeyay xaaladda iyo  wadciga xilligan uu ku jiro xisbul xaakimka KULMIYE, ayaa shacbiga wejiyo kala duwan ka tusay sida loogu kala tagay fikirka iyo saamaynta mustaqbalka uu ku yeelan karo xisbigaasi khilaafka gondihiisa ka dhashay. Barnaamijkan  oo ay isku soo dubo riday shabakadda Dhamays Media Group, waxa…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Siilaanyo: Laba Qodob Midkee Ayuu U Tagay Berbera?

                                    Hargeysa,21Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa safar ku tagay magaalo xeebeedka Berbera. Madaxtooyadu waxay safarkaas ku macnaysay mid shakhsi, waxaana ku weheliya qoyskiisa iyo wasiiro xukuumadda ka tirsan. Safarka Madaxweynuhu wuxuu su’aalo dhex dhigay bulshada Somaliland oo falanqayn iyo faalayn ku samaysay safarka Madaxweyne Siilaanyo. Marka koowaad waxa ay qaybo shacabka ka mid ahi…

                                    Read More