Milicisga Khudbad Uu Madaxweyne Siilaanyo Jeediyay Waagii Uu Mucaaradka Ahaa Oo Uu Kaga Hadlayo Berbera Iyo Ictiraaf Raadinta Somaliland
Hargeysa,21Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu hadda ku suganyahay magaalada Berbera ee gobalka Saaxil, waxaana safarka Madaxweyne Siilaanyo lagu sheegay mid shakhsi ah. Magaalada waxa ka jira tabashooyin badan oo ay shacabku qabaan iyadoo ay dadka reer Berbera ku doodayaan inaan lacagta adag ee ka soo baxda magaalada Berbera sidii ku haboonayd wax loogaga…
