The Bedwetting Policy of Mr.Silanyo Regime

    I know why the caged birds are reciting the mourning song of condolence.  The heart is where the home is.  History, despite it’s wrenching pain, can not be unlived, but if faced with courage, need not to be lived again.  As An Octogenarian baby – boomer, I have learned lately in life, that people will…

    Read More

    Asxaabtay DAAWASHO Wanaagsan Dhacdooyinka Qosolka badan ee Kala Qabsada Garsoorayaasha Iyo Ciyaartooyda.(By Jaahuur)

    qurbejoog.com-23-Sep-2014-Akhyaartay qormooyinkeena ciyaarha waxaynu todobaadyadii aynu soo dhaafney ku soo guda jirney ixtiraamka aay ciyaartooyda iyo bahweynta ciyaarha jecel isu hayaan. Maantana aynu wada daawano dhacdooyinka qosolka badan ee kala qabsada ciyaartooyda kubadda cagta iyo garsoorayaasha inta ciyaarta lagu jiro. SDN/QJ jjaahuur@hotmail.com

    Read More

      Halkan Ka Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wakiilka Norway u Qaabilsan Somalia +Shir Albaabadu U Xidhnaa Oo Madaxtoyada Ku Yeshen Qodabadii Ka Soobaxay

      Hargeysa:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta qaabilay wakiilka dalka Norway u qaabilsan somalia Jens Mjaugeal, oo booqasho gaaban ku yimi Magaalada Hargeysa. Kulanka madaxweynaha iyo Wakiilka oo qasriga madaxtooyada ka dhacay kadib waxa warbaahinta la Hadlay wasiirka arrimaha Dibadda Maxamed Biixi Yoonis, waxana uu sheegay in madaxweynuhu wakiilka ku boorriyey sidii Norway u dardargelin lahayd arrimaha Shidaalka…

      Read More

        Halkan Ka Daawo : Muuse Biixi Cabdi Oo Jawaab Kulul U diray Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Wacad Ku Maray Inanay Somaliya Kala Go,i Karin

        Hargeisa 23/9/2014 (SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga muuse biixi  cabdi ayaa maanta si kulul  uga jawaabay  madaxwaynaa somaliya xasan sheekh maxamud oo maalintt shalay ahayd  hadal  saxaafad mariyey  sheegay  inaanay somaliya kala goa ,ayn  ahan doonto  18kedii gobal  kaasi  oo mall  kaga dhac  ku  ah bmadaxbanaanida somaililand Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

        Read More

          Maxay Ku Heshiiyeen Madax dhaqameedka Gebilay iyo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo? DAAWO

          Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirro Xukuumadda Somaliland ka tirsan oo gelinkii dambe ee Isniinta u tegay magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley deminta Xiisado siyaasadeed iyo kacdoon dadweyne oo ka taagnaa magaaladaas maalimihii u dambeeyey, ayaa shirar saacado badan socday oo ay la lahaayeen Madaxda Dhaqanka, Wax-garadka iyo Odayaasha magaaladaas saacado dambe oo caawa ah…

          Read More

            RRU Police barbaric brutality methods to shoot and kill protesters is a crime against humanity

            RRU police handle the demonstrations organised by citizens as a result of public grievances and treat the innocent as they fighting with combat enemies. Normally our protest is to speak against some injustice, event, public figure, potential occurrence, etc. Barbaric means uncivilized and brutal. You can use the adjective barbaric to describe anything that’s needlessly cruel, whether it’s…

            Read More

              Boqor Buur Madow oo Sas ka Qaaday Hadal uu Yidhi Murashaxa Madaxtinimo ee Xisbiga Ucid DAAWO

              Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Boqor Cismaan Aw-maxamuud Buur Madow, ayaa markii ugu horraysay dhaliilay qaabka uu uga hadlay Musharaxa Madaxwenaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xseen oo dilka saraakiishaa sheegay in aan looga hal galin sidii loo baahnaa. “Waxaan doonayaa inaan halkan uga diro Tacsi tiiraanyo leh, labadii Mujaahid ama Sarkaal ee Gacanta…

              Read More

                Wasiirka ugu Da’da Yar Golaha Xukuumadda oo Soo Bandhigay Caqabadaha kala Soo Dersay Golaha Wasiirada Somaliland ee uu Xubinta ka Yahay

                Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiir Ku-xigeenka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Somaliland Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa sheegay in qaddarinta dhaqanku farayo marmar ku keento inuu ka ammuuso arrin muhiim ah oo talo dhaxal-gal ah kaga geysan kari lahaa Golaha Wasiirrada dhexdeeda, laakiin taasina soo afjarmi doonto, maaddaama wakhtigan Cirro la wada yeeshay.   Barnaamij taxane ah…

                Read More

                  Gudoomiyaha Gobolka Salal oo Wasiirka Caafimaadka Ku Eedeeyay inay ka Gaabisay Gobolkaas {DAAWO}

                  Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Salal C.risaaq Waaberi Rooble ayaa ka hadlay Habka Isu Socodka Xuduuda ay Wadaagaan Somaliland iyo Jabuuti oo Mudooyinkii u danbeeyay labada dhinacba ay adkeeyeen dadka isaga gudbaya labada dal. Gudoomiyaha Gobolka Salal Waxaa kale oo uu ka Hadlay Baahi Caafimaad oo ka Jirta Gobolka uu Mas’uulka ka yahay isagoo…

                  Read More

                    Silanyo administration barred employment, education to over 70 % of Somaliland society, we are obliged to look for assistances else including the Somali federal government in Mogadishu

                    The injustices in Somali-land has reached to the point to the level where no can be silent and therefore all of us is obliged to speak against this injustices, as injustices to someone is injustices to all of us. Somali-land did not belong to a particular group, clan or segment of the society, Unfortunately in reality, it appears that, the resources and the tax…

                    Read More

                      Baaq Dhalinyarada Galbeedka Gobolada Somaliland

                        Anaga Oo Ah Dhalinyarada Kasoo Jeeda Gobolada Galbeedka Somaliland Kuna Sugan Magaalada Hargeisa Waxaanu Ka Xunahay Kana Murugaysanahay Dilkii Foosha Xumaa Ee Loo Gaystay Labadii Sarkaal Ee Ka Tirsanaa Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Waxaanan Halkan Baaq Cod Dheer Iyo Mid Gaabanba Xukumada Uu Hogaamiyo Mdaxwayne Axmed Siilanyo Oo Aan Iyadu Wax Ay Qabato Daaye…

                      Read More

                        Maqaal:IFAFAALE FASHILADEED OO KU SOO FOOL LEH DIIWANGALINTA CODBIXIYAYAASHA IYO TA MADANIGA AH

                        Tan iyo Markii ay Somaliland bilawday nidaamka doorashooyinka madaxa bannaan ayaa waxa lagama maarmaan noqotay in la sameeyo hab diiwaan galineed (System registration) oo lagu kala saaro qofka gaadhay da’adii codaynta iyo in aan lagu celelin codixinta. 2009 kii ayaa ay ahayd markii ugu horaysay ee ay Somaliland samayso voting registration kaasi oo noqday hal…

                        Read More

                          Halkan Ka Daawo:Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Oo Beeniyey Inuu Xisbiga Ka Digo Rogtay Gudoomihii Garabka Dhalinyaradu

                          Hargeisa (SDN/QJ)Garabka dhalinyarad xisboga muraaidka ah wadani ayaa maanta  beenaiyey  xubno  ka mida xisbigasi  oo u diga rogtay xisbiga  muxxfidka ah  kulmiye oo uu sheegay  wiil ka mida dhalinta wadani  o isku magacabay  inu ahaa gudoomiyaha garabka dhalinyarada waani ay shegen  inaanu  waxba ka ahyn  xisbiga Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somaalidiasporanews.com

                          Read More

                            Halkan Ka Daawo :Jamaal Cali Xuseen Oo Qaadacay Heshiiskii Shalay Ay Xukuumada Iyo Xisbiyada Ku Gaadhen Qasriga Madaxtoyada Oo Uu Sheegay Inaan Waxba Laga Badalin Xeerkii Diiwan Galinta

                            Hargeisa 22/9/2014 (SDN/QJ)Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga ucid jamal cali xusen ayaa  maanta shegay  inaanu  isgu  waxba ka ogayn heshiiskii ay  shalay  xisbiyada iyo xukumadu  uuna sheegay inuu isagu  halkii   uu ka taaganyahay  isagoo intaasi  ku  daray  inan waxba laga badlin  xeerkii ay isku hayen Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

                            Read More