DAAWO:Suldaan reer Soomaaliye ah oo u quusgooyay Khaatumo iyo Cali Khaliifba”Somaliland waa Dhul ee ma aha Qabiil ee waa in hogaankeeda lagu tartamaa ee looma dagaalamo

    London Sept 02,2014(SDN/QJ)-Suladaan Cumar Cabdicasiis Beyle  oo ka mida Salaadiinta Soomaaliya ayaa ka waramay horumarka kala gedisan ee Somaliland uu ku soo arkay, khaasatan waxa uu si gaar ah uga waramay nidaamka dawladeed ee Somaliland ka jira oo uu barbardhigay ka Soomaaliya. Suldaan Beyle waxa kale oo uu ka waramay sida uu u arko kooxaha…

    Read More

      Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Hargaysa ka Furay Shir lagaga arrinsanayo Waxyaabihii ka Hirgalay Mashruuca Maamul Daadejinta iyo Qabyada Jirta DAAWO

      Hargaysa 02.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ahna Gudoomiyaha Mashruuca Maamul daadejinta ayaa  ka furay Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa Shir lagaga hadlayo Waxyaabihii ka qabsoomay Mashruuca Maamul Daadejinta ee GPLG Iyo Qabyada Jirta. Shirkan ayaa Waxaa ka soo Qayb galay Mas’uuliyiinta Magaalooyinka uu ka Socdo Mashruuca Maamul…

      Read More

        “Cidbaa Dhegta usaartay Nimanka Mucaaridka ah wax Khadan ee anigaa Dhagta kale usaari wixii saxda ahaa..”Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Soo Bandhigay Qalabkii Diiwaangelinta Muwaadinka DAAWO

        Hargeisa 1/9/2014 (SDN/QJ) -Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa  Maanta Soo Bandhigay Qalabdkii Diwaangalinta oo Dalka Soo Gaadhay,sheegayna In sida ugu dhakhsiyaha Badan loo bilaabi doono Diwaangalinta Madaniga ah.   Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Waxa uu Sheegay in dhawaan loo kala diri doono guud ahaan gobalada Somaliland Qalabkan isagoo sheegay  in qalabkani  wax…

        Read More

          Ciidanka Soomaaliland oo hawlgalo ay ka fuliyeen Guddaha Itoobiya ku soo qabtay Duqii hore ee Magaalada Laascaanood

          Eerigo Sept 01, 2014(SDN/QJ)-Ciidamada dawlada Somaliland ayaa hawlgalo ay ka fuliyeen guddaha dalka Itoobiya waxa ay ku soo qabteen maxaabiis uu ka mid yahay duqii hore ee magaalada Laascaanood Kayse Maxamuud Xaaji Xuseen (Tungub)oo Khaatumo u goostay. Hawgalada ay ciidamada Somaliland ka fuliyeen degaanka Eerigo ayaa ah kii u horeeyay ee noociisa ah ee sanadihii…

          Read More

            Baqo Cararkii iyo Habkii uu u dhacay Caleemo Saarka Prof Cali Khaliif Galaydh Madashii la Joogay iyo Muuqaal Dhamaystiran DAAWO

            Toga Ergo 01.Sep 2014 (SDN/QJ)-Inkastoo Qorshahoodu ahaa inay Tuulada Saax dheer ku qabtaan Caleemo saarka Hogaanka Khaatumo ayaanay u Suuro gelin isla markaana ay Nafahooda la carareen kadib markii ay ku waa bariisteen Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka ee Somaliland oo ka soo dhaqaaqay Tuulada Kala baydh ee  Gobolka Sool.Waxay Cali Khaliif iyo Mas’uuliyiintii la…

            Read More

              Muqdisho iyo Xaalad Cusub Haweenka Muqayiliinta ah oo ku soo batay DAAWO

              Muqdisho 01.Sep 2014 (SDN/QJ)- Kolkii ay Dawlada Ingiriisku dalkeeda ka Mabnuucday Isticimaalka qaadka Isla markaana ay ku dartay Liiska Maandooriyeyaasha Sharci darada ah ayaa wadanka Kenya oo ahaa halka laga soo waarido qaadku waxa uu Suuq ka helay Somalia. Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo Waramayaa inay Kordheen Tirada Haweenka ah ee Muqayiliinta ah ,Sidoo kale…

              Read More

                Kormeer Taliye Ku Xigeenka Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Ku Tegay Laascaanood iyo arrimaha uu Safarkiisu daaranaa Daawo

                Laascaanood 01.Sep 2014 (SDN/QJ)- Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Gaas Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle) oo uu weheliyo Hoggaanka Hawlgelinta Ciidanka Birmadka ee Booliska, ayaa gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo ay kulammo kula yeesheen Saraakiisha Booliska iyo Badhasaabka gobolka, iyagoo ujeeddada socdaalkooda ku sheegay mid la xidhiidha dardar-gelinta hawlaha ammaanka ee…

                Read More

                Xiddigii Reer Kaamiruun Albert Abosse oo u Geeriyoodey Dagax Qoorta looga Dhuftey Mar uu Ciyaar Ku Jirey (DAAWO) By Jaahuur.

                Algeria-31-Aug-2014-(SDN/QJ)Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu haajireynaa xagaa iyo Algeria oo xiddiggii reer Kamiroon Albert Abosse una ciyaara naadiga JS Kabylie ayaa u geeriyoodey dhagax laga soo tuurey taageerayaash mar uu ciyaar ku jirey. 24-tan jirkan Albert Ebosse ayaa dhimashadiisa laga dhawaajiyey mar loo qaadey cisbitaal ku yaala Tizi Ouzou oo bariga ka xiga caasimadda Algeria ee…

                Read More

                  Ururka Daacish Oo Adduunku U Soo Warmo-Tumanayo (Qaybta 1aad ) Faallo: Qalinkii Xassan Cumar Hoorri

                  Hargaysa 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Barack Obama ayaa kooxda Daacish ku sheegay in la mid yahiin cudurka Kansar “cancer” ee aan tegin ilaa iyo inta laga dabar-jarayo. Hoggaanka Xisbullah, Xassan Nasrallah, ayaa isaguna ku tilmaamay “Bahalo Yahaabur ah”. Sidoo kale, Madaxweynaha Iiraan Xassan Rouxaani ayaa Dunida Islaamka uga baaqay in ay ka digtoonaadaan “Argagaxisadaa Baahalaha…

                  Read More

                    Waasaarada Arrimaha Dibedda Somaliland:fallaagada (Khaatumo) waxay iska dhego-mariyeen, diideenna isku dayo lagu doonayey in khilaafka jira lagu xalliyo hannaan nabadgelyo oo wadahadal ah

                    Hargeysa Aug 31,2014(SDN/QJ)-Wasaarada Arrimaha dibedda ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa Qoraal jawaab ah ka bixisay hadalo beesha caalamka laga soo xigtay oo looga hadlayay xiisada colaadeed ee ka aloosan degaanka Saaxdheer. Qoraalka oo uu ku sexeexan yahay Afhayeenka wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland Md Saciid Cali Muuse oo ay turjuntay jariirada Jamhuuriya ayaa lagu sheegay in Saaxdheer ka…

                    Read More

                      We must differentiate between the presumption and the reality and the worst peace is better than the best war

                      Somali land military in Sool has become region internationalized as many actors involves for the subject conflict. There are interest groups involved for this nervousness issue.  Somali land people reflects that, Somali-land eastern region of Sool is part and parcel of Somali-land, whereas Khaatumo leadership and their devotee craving to be part and parcel of greater Somalia. and these two interests challenge each other and…

                      Read More

                        “Xukuumadda Maanta shaqaysaa waxay ku shaqaysaa SNM oo kuma shaqayso Somaliland SNM-na waxay dhashay….” Xildhibaan Gacan

                        Hargeysa:Aug,31,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye oo Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee somaliland iyo Arrimaha kasoo cusboonaaday Deegaanada Bariga Dalka. Mudane Axmed Muuse Obsiiye (gacan)oo Maalintii shalay ka Hadlay Dood Golaha Guurtidu ka yeeshay Xaaladda Dalka, ayaa sheegay in shirarka  dhibaatada keenay ee lagu qabtay Bariga Somaliland,…

                        Read More

                          “Arinkan ID-Ga Ee Ay Doonayso Dawladu In Ay Tidhaahdo Dadku Marka Hore ID Ha Qaataan Markaa Ka Dib Ayaa Diiwaangalinta La Samaynayaa Arinkaa Marnaba Anagu Ma Ogolin” Jamaal Cali Xuseen DAAWO

                          Hargaysa 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay Talaabooyin Guracan oo ay Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku marin habaabinayso Bulshada Waxaanu xusay inaanay Xisbi ahaan in Marka la qabto Diiwangelinta Muwaadinka ee ay Xukuumadu Dabada ka riixayso in la yidhaa Markaas kadib ayaa la qabanayaa Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha….

                          Read More

                            “Waxaa Nasiib daro ah in Maamulkan iminka Jiraa uu ku Fashilmay Wada Jirkii Shacabka iyo Isu Hayntii Darafyada Somaliland” Murashaxa Madaxweyne ku Xigeenka Ucid DAAWO.

                            Hargaysa 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Musharraxa u taagan Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa  Garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyey Ku-xigeenkiisa oo dalka ku soo labtay Cabdirashiid Xasan Mataan, waxaanay labadooduba ka hadleen arrimo la xidhiidha kala dirista Guddiga doorashooyinka iyo hirgelinta diiwaangelinta iyo doorashooyinka la filayo…

                            Read More

                              “Itoobiya Waa In Loo Caddeeyo In Mucaarid La Taageeraa Uu Mucaarid La Taageero Leeyahay, ..” Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Xisbiga Ucid Cali Guray

                              Hargeysa Aug 30,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha ku-xigeenka 3aad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey oo ka waramay xaalada colaadeed ee Saaxdheer iyo dhawaaqa beesha caalamka ee ku wejahan degaanadaasi. Md Cali Gurey ayaa si gaar ah ula hadlay dawlada dalka Itoobiya oo uu sheegay in taageero ay u fidiso mucaaridka Somaliland ay leedahay jawaab taageero oo loo muujiyo…

                              Read More

                                DAAWO:Fuaad Aadan Cade La-taliyaha madaxweynaha Somaliland ee Gobolada Bariga oo Hargeysa ku soo guryo noqday kana hadlay xaalada Saaxdheer

                                Hargeeysa Aug 30,2014(SDN/QJ)- La-taliyaha madaxweynaha Somaliland ee gobolada Bariga Fuad Aadan Cade ayaa ka waramay xantii aheyd in uu u janjeersaday dhanka Puntland iyo dagaaladii dhawaanta ka dhacay degaanka Saaxdheer. Md Fuad Aadan Cade ayaa sidoo kale sharaxaad ka bixiyay dhawaaqa beesha caalamka ee ku wejahan colaada degaanka Saaxdheer oo ku taal xadka Somaliland iyo Itoobiya.

                                Read More