DAAWO:Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda ee xisbiga UCID Md Maxamed Haaruun oo laga wareysatay xaalada siyaasadeed ee Somaliland

    London Aug 08,2014(SDN/QJ)-Xoghayihii hore ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ee Somaliland Md Maxamed Haaruun ayaa TVga Star uga waramay xaaladaha siyaasadeed ee Somaliland khaasatan dhanka Arrimaha dibedda. Md Maxamed Haaruun oo haatan ah siyaasi madax banana ayaa baaritaano cilmiyeed oo uu mawducan ku sameeyay hore u soo bandhigay. HALKAN HOOSE KA DAAWO WAREYSIGA

    Read More

    Xiddigga Kubadda Koleyga ee (Portland Trail Blazers) Greg Oden oo Xabsiga Loo Taxaabey Muxuu Galabsadey? By Jaahuur)

    Indianapolis-08-Aug-2014-(SDN-Q/J) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleeceynaa ciyaaryahanka kubadda koleyga ee naadiga Portland Trai Blazers Greg Oden oo jeelka loo taxaabey markii uu saaxibaddii feedh raaxada kaga qaadey. Inta badan ciyaartooyda ka ciyaarta ciyaaraha kala duwan Mareykanka ayaa badanaaba dhexmakhuurta dambiyaal kala duwan. Hadaba dhacdadan qabsatey Greg Oden ayaa ka bilaabantey markii uu muran badani…

    Read More

      “Intiinani(Golaha Wasiirada) waxad tihiin intii Madaxweynaha taageereysay ee aniga (Muuse Biixi) iga soo hor-jeeday,” Gudoomiyaha Kulmiye iyo Madal la Sheegay in lagu dhameeyay Khilaafkii Kulmiye {DHAGAYSO}

      Hargaysa 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- -Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay inay ka heshiiyeen khilaafkii u dhaxeeyey Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, isla markaana loo baahan yahay in si niyad-sami ah u wada-shaqeeyaan Xukuumadda iyo Xisbiga KULMIYE. Sidaa waxa uu Madaxweyne Siilaanyo ku sheegay shirkii Golaha Wasiirada ee Maanta ku qabsoomay xarunta…

      Read More

        Aas Qaran oo Lagu Wadacay Maareeyihii Wargayska Ogaal C.weli F.Jaanbiir {DHAGAYSO BARNAAMIJ GAAR HA}

        Hargaysa 07.Aug 2014 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee maareeyihii wargeysaka madaxa-bannaan ee Ogaal Cabdiweli Faarax Jaanbiir ayaa maanta gelinkii hore si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha naasa hablood ee bariga Hargeysa. Marxuum Cabdiweli oo shalay galab ku geeriyooday magaalada Hargeysa oo uu muddooyinkii u danbeeyey ku xanuusanayay, ayaa aaskiisa waxa ka qayb-galay guddoomiyaha golaha…

        Read More

          Xukuumadda Siilaanyo Oo Ku Dawakhsan Idaacad FM ah Oo Toddobaadkii Labaad Laga Dhegaysanayo Gudaha Hargeysa Iyo Shakhsiyaad Gaar ah Oo Laga Shakisan Yahay

          Hargeysa:Aug,07,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo, ayaa si weyn ugu Hawllan Idaacad FM ah oo  muddo laba toddobaad ah laga dhegaysayey Nawaaxiga Hargeysa, taas oo wali ku jirta Tijaabo. Idaacaddan ayaa si toos ah hawada loo soo geliyaa 8:30PM ama Habeenimo, waxana ay ku jirto muddo dheer, iyadoo sii daysa Heeso Joogto ah, isla-markaana aan baahin wax cod…

          Read More

            OGEYSIIS:Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo la kulmi doonta dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan UK

            Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK) waxay dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan dalka UK ogaysiinaysaa uguna baaqaysaa inay ka soo qayb galaan kulan la isugu iman doono maalinta Jimcaha ah 8 Aug 2014, 7da galabnimo, kaasoo ku qabsoomi doona The Egyptian House, 95 Bloemfountain Road, White City, London W12 7DA. Halkaas oo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo…

            Read More

              DAAWO: Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani laantiisa Sweden oo ka Khaladaadka isdaba yaalka ah ee xukuumada Kulmiye

              Stockholm Aug 06, 2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani laantiisa Sweden Md. Cantar Kidaar Cune ayaa waxa uu ka hadlay fadhiidnimada dawlada Axmed Siilaanyo iyo wasaaradaha hawlahooda gabay ee hadana ku mashquulay axsaabta mucaaridka dhaliishooda. HALKAN HOOSE KA DAAWO AFHAYEENKA OO QODOBEYNAYA DHALIILAHA KULMIYE SDN/QJ-Stockholm contact@qurbejoog.com

              Read More

                Hay’ada Human Corncern oo gacan ka geysan doonta Mashruuca dhismaha wadada Cad(SAWIRO)

                Hargeysa Aug 06,2014(SDN/QJ)-Hay’ada gargaarka ee Human Concern ee xarunteedu tahay dalka Canada ayaa shaacisay in ay gacan ka geysan doonto mashruuca dhismaha Wada Cad ee isku xiri doonta magaalada Hargeysa iyo Ina Guuxaa. Qurbajooga degaanka wadadu mari doonto ayaa Iyana sidoo kale waxa ay wadashaqeyni dhexmari doontaa hay’ada HCI. Haween weynaha beesha Maxamed Daauud iyo…

                Read More

                  Taageereyaasha Mucaaridka Jabuuti oo ay Weheliyaan shucuubka Geeska Africa ee Mareykanka ku nool oo ku mudaharaaday Madaxweynaha Jabuuti

                  Washington Aug 06, 20149SDN/QJ)-Taageereyaasha iyo madax ka mida mucaaridka xukuumada Jabuutioo ay weheliyaan jaaliyadaha dalalka Geeska Africa ayaa ku mudaharaaday madaxweynaha Jabuuti oo ka mida madaxda Afrika ee dalkaa booqanaya. Isu soo baxa oo ay ka qeybgaleen in ka badan 2000 oo ruux ayaa waxa goob jog ku ahaa masuuliyiin uu ka mid ahaa Madaxweyne…

                  Read More

                    Puntland Gobolka Bari Oo Kaliya Ma Kafeeyo: Mudug Iyo Nugaal Waa In Ay Qarashka Wax Ka Bixiyaan

                    Ilaa iyo intii Dowlada Federaalka Soomaaliya madaxdeeda ugu saraysa ay ku dhawaaqeen in ay maamul loo dhan yahay laga samayn doono Gobolada Mudug iyo Galgaduud, waxaa soo if baxaaya warar cadaynaya in maamulada GalMudug iyo Puntland aysan raali ka ahayn go’aanka Dowlada Federaalka Soomaaliya gaartey. Si kastaba ha ahaatee, waxaa dadka u dhuundaloola siyaasada Federaalka…

                    Read More

                      Sidee ayay Xisbiyada Mucaaridka iyo Ka Muxaafidku uga Hadleen Kulankii Maanta ee Komiishanka Dhagayso Warbixinta Qurbejoog

                      Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa ka wada hadlay arimaha doorashada Wakiilada iyo Madaxtooyada ee Badhtamaha Sanadda 2015-ka. Xisbiyada ayaa sheegay in Komishanku u sheegay inay guulaysatay Noocii diwaan galinta ee la tijaabiyay Bishii 6-aad. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro, Gudoomiyaha Ucid Faysal Cali…

                      Read More

                        SHIRAR SIYAASADEED OO KASOCDA MAGAALADA DHAHAR IYO WASIIR BUUREEDKA KALUUMAYSIGA SOMALILAND OO MAGAALADAASI HUTEL KAGA SUGAN.

                        Dhahar(SDN/QJ) Maalmahanba waxaa magaalada dhahar kasocda shirar ay waayeelka iyo waxgaradka degmada dhahar kaga arinsanayaan fariin uga timi Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland taaso Madaxweyne Gaas uu waayeelka beesha Dubays ee Waransangeli kaga dalbaday in ay hayb qabiil ku raacaan maamulkiisa Puntland, dhambaalka madaxweynaha puntland oo ay waayeelka magaalada dhahar soo gaadhsiiyeen wefti reer…

                        Read More

                          DAAWO:Wasiirkii hore ee Kalumeysiga Somaliland oo wareysi xiiso badan siiyay TVga Universal”Dawlada Siilaanyo waxa ay si qarsoodiya wadahadal ula furtay dawladii Shariif”

                          London Aug 05,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee wasaarada Kaluumeysiga ee Somaliland Diblomaasi maxamed yaasiin xasan  ayaa si mug leh uga waramay wadahadalada Somaliland iyo Somalia ee mudada socday. Wasiirka ayaa dhaliilay gudiyada wadahadalada ee dhinacyada Somaliland, Somalia iyo Turkiga oo uu sheegay in aaney daacad ka aheyn xal waara oo ka soo baxa dhexdhexaadinta. HALKAN KA DAAWO…

                          Read More

                            “Waddani Wuxuu doonayaa inuu Baarlamanku sii Joogo,Guurtidu inay sii fadhiday doonaysaa,Dawladuna inay sii Fadhiday doonaysaa” Hadal Run ah oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Yidhi {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Ucid ayaa Warsaxaafadeed uu soo saaray Maalintii Shalay Waxay ku beeniyeen hadal uu Gudoomiyahooda Mudane Faysal Cali Waraabe ku sheegay in Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu doonayo inuu Baarlamanka oo Mudo dhaaf ah Xilkiisu uu rabo inuu Sii fadhiyo. Inkastoo Qoraalka Warsaxaafadeedka lagu Cadeeyay in hadalkaas laga been abuuray…

                            Read More

                              SADAASHA : HADII GUD. SULAIMAN SANAD U KORDHIYO MADAXWAYNE SIILANYO

                              Doorashadii waa soo socota, KULMIYANA  waa sii socda, Inkastoo  Madaxwayne Siilaanyo ku dhawaaqay  inay doorashadu dhacayso waqtigeeda, hadana saan-saankeedi ma muuqdo . Waxa laga shakisanyahay  mudo-kordhin   uu qorshaynaayo    Guddoomiye Sulaiman iyo Golahiisa Guurtidu. Hadaba ,  maxaa dhici kara hadii  mudo kordhin   loo  samaeeyo Madaxwayne Siilaanyo ? Waxa dhici kara sadex xaalo oo kala daran: A)…

                              Read More

                                Dhuxul iyo Maxamuud Xaashi Oo Shalay Bulshada U Muujiyey Inaanu Madaweyne Siilaanyo Awoodin Ka Jawaabidda Su’aalaha Saxaafadda

                                Hargeysa:Aug,04,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka cirka somalilad Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Afhayeenk Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa shalay Shacabka reer somaliland u diray Farriin si dadban u muujinaysa inaanu madaweyne Siilaanyo  lahayn awood uu kaga jawaabo su’aalaha saxaafaddu  weydiiso markii ay diideen in wax su’aalo ah la weydiiyo. Labadan masuul oo ku caan baxay ka-bad-badinta…

                                Read More

                                  DAAWO:Sida Guulwadeyaasha Axmed Siilaanyo ay sumcadiisa u dilayaan iyo kalsooni laanta in Madaxweynuhu suaal qura ka jawaabi karo

                                  Hargeysa Aug 04,2014(SDN/QJ)-Kulankii madaxweyne Axmed Siilaanyo uu madaarka Haregysa kula yeeshay saxaafada Somaliland ayaa sawir ka bixiyay habdhaqan xumada shaqaalaha Madaxtooyada iyo sida saxaafada Somaliland ay ula macaamilaan. Arki meysida Madaaxda Caalamka iyo saxaafada oo sidan oo kale cameradaha hortooda sidan isula dhaqmaya,waxaana hawshoosii gabay shaqaalaha madaxtooyada Somaliland oo Guulwadenimadu noqotay aqoonta qura ee shaqada…

                                  Read More