“Waxa la iska bartay inta la iska seexdo oo Hawshii qaranka la gudan waayo, in Haddana Abaalgud la isku siiyo muddo-kordhis, waxana aanu doonaynaa in taas lasoo af jaraa.” Faysal cali waraabe {DHAGAYSO}

    Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Maanta ka hadlayay Kulan ay  si wada jir ah u yeesheen Labada Xisbi Mucaarid iyo Madasha Wada tashiga ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka. Eng Faysal Cali Waraabe Waxa uu sheegay inay daruuri tahay sidii loo soo afjari lahaa hab dhaqanka guracan…

    Read More

      Xildhibaan Rayte oo Sharaxay Nuxurka Qodobada Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wada Tashiga {DHAGAYSO}

      Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiyada Mucaaridka ee Somaliland Waddani, Ucid iyo Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Si wadda jir ah ugu baaqay in la dhiso Dawlada Wadaag ah, haaddii Xukumadu wakhtigeeda ay ku qaban waydo Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada.   Waxa kale oo ay ka Dayriyeen in ay xukumada Siilaanyo ay diyaar u tahay…

      Read More

        “Hadii Dawladdu xilkeeda Kasoo Bixi weydo waa la iskaga iman oo Dawlad-ku-meel-gaadh ah oo inagu sinta Doorasho xor oo xalaal ahe yey ku talo gelin Dawladdani sidii kuwii hore.” Eng Maxamed Xaashi. {DHAGAYSO}

        Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Maanta Meel adag iska taagay Halka looga guurayo marka uu dhamaado Mudada Xileed ee Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Waxa uu Maxamed Xaashi Cilmi uu sheegay inay Waajib tahay Sidii loo soo dhisi lahaa dawlad ku meel gaadh ah oo dalka gaadhsiisa doorasho xor iyo xalaal ah…

        Read More

          Labada Xisbi Mucaarid iyo Madasha Wada Tashiga oo Isku raacay in Hadii doorashadu Qabsoomi weydo la soo Dhiso Xukuumad ku Meel gaadh ah

          Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiyada Mucaaridka ee Somaliland Waddani, Ucid iyo Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Si wadda jir ah ugu baaqay in la dhiso Dawlada Wadaag ah, haaddii Xukumadu wakhtigeeda ay ku qaban waydo Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada. Waxa kale oo ay ka Dayriyeen in ay xukumada Siilaanyo ay diyaar u tahay in…

          Read More

            Urur caalemi ah oo u dooda Xuquuqda Suxuufiyiinta oo fartay xukuumada Jabuuti in ay siideyso Weriye ay xabsiga dhigtay

            NY Aug 10,2014(SDN/QJ)-Ururka suxuufiyiinta aan xadka laheyn ayaa dawlada Jabuuti faray in si degdega oo shuruud la’aan ah u sii deyso suxuufi Maxamed Ibrahim Waceys oo ay ciidamada amaanka Jabuuti xabsiga dhigeen. Ciidamada ayaa wariyaha ka qabtay isu soo bax shalay ka dhacay magaalada Belbela ooay isku soo duba rideen dalada mucaaaridka Jabuuti ee USN….

            Read More

              WARQAD QORAAL AH OO AY SOO SAAREEN GUDDIGA SARE EE QAWMIYADAHA DIREED G21 OO LOOGA HADLAY DANAHA BELWEYNTA DIREED

              Edmonton Aug 10,2014(SDN/QJ)-Warqad qoraal ah oo ay soo saareen guddida sare ee qawamiyadaha Direed G21 kuna aadan deegannada qawmiyadda ee Soomaaliya, Somaliland, Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya, waxay wadahadal dheer iyo shirar badan kadib, guddidu soo saareen go’amaddan:   1)   Guddiga qawmiyadaha Direed ee G21, waxuu taageersanyahay gooni isutaagga Jamhuuriyadda SomaaliLand (JSL), guddigu wuxuu mar kale…

              Read More

                Somaliland:Qaran ka Arradan Wax-soosaarka Beeraha–Q/c/qaadir Askar

                Ummadi waxay waxku noqotaa wax soo saarka wadankeed Hadaba wadankeen Somaliland waa wadan dhulkiisu dihanyahay  hadii ay noqonlahayd macdanta ku duugan . Aan udaadago dulucda weedheyda, Waxaan sanadaha danbe wadankeena haysata tabaryari xaga wasoo saarka wadanka. Hadii aan iftiimiyo xaga beeraha waxaanu noqonaynaa  bulsho dhul beereedle hadana ,aan dhulkooda waxba ku ridan oo aan wax…

                Read More

                  Cabdi-weli: Nabad ku sii hoyo – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale

                  “Aqoonyahan gu’giisiyo, Garaadkiisa hurayow, Danta waad gufaysoo, Dadka waad gunnaysoo, Dalka waad u gubatoo, Sidaad tahay gudgude roob, Wada gaadhay uunkoo, Xilkii guudka sare iyo, Garbahaaga saarnaa, Si’ san baad u gudatoo, Gees qudh ah kamaad tegin,” Cabdi-weli Faarax Jaambiir 7/8/2014ka ayaa lagu aasay xabaalaha Naaso-hablood ka dib markii uu in muddo ah xanuunsanayay ee…

                  Read More

                  “Somaliland Hub uma baahna Hub ku filan way haysataa, Sallaxlay iyo Balli-gubadle Xad aan la siin degmooyinka kale ee dalka ” Wasiirka Arrimaha Gudaha DAAWO

                  Hargaysa 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa maanta faahaahin ka bixiyey arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin Ciidanka loo samaynayo ilaalinta goobaha laga baadhayo Shidaalka ee dalka Somaliland oo ay Qaramada Midoobay iyo Hay’ado ka soo hor-jeesteen, diiwaangelinta Muwaaddiniinta oo qalabkeedi dalka imanayo iyo kala-xadaynta Hargeysa iyo…

                  Read More

                    DAAWO:Soo dhaweyn Guulwadeyn ah oo Ismaciil Cumar Minneapolis loogu sameeyay

                    Minneapolis Aug 09,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ku tagay booqasho uu kula kulmay jaaliyadaha reer Jabuuti iyo kuwa Soomaalida ee magaaladaa ku nool. Kulankan oo ka dhacay Hotelka Hyatt ee ku yaal bartamaha magaalada Minneapolis ayaa waxa ka qeybgalay da u badnaa Guulwadeyaal iyo weji ku macaasheyaal durbaan beena u…

                    Read More

                      Midowga Yurub Oo Ku Dhawaaqay War Ka Dhan ah Dooddii Wasiir Samsam, Ceebo Ku Duugan Manhajka Waxbarashada Somaliland-na Bannaanka Keenay

                      Hargeysa:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Sarkaalka Midogw Yurub u qaabilsan Dhinaca Waxbarashada Somalia Maxamed Faduul,  ayaa shaaca ka qaaday inay wasaaradda Waxbarashada Somaliland kala shaqaynayaan sidii dib u eegis loogu samayn lahaa Manhajka waxbarashada Aasaasiga ee dalka. Sarkaalkan oo shalay ka Hadlay Madasha Carwada Buugaagta lagu soo bandhigayey ayaa sheegay inay shaqadoodu tahay inay Gebi ahaanba wixii Somalia la isku…

                      Read More

                        Somalia: Ugly Clan Federalism Sparks Fresh Turmoil

                        The formation of federal Member States (FMS) without legal and political consensus sparks fresh political and social turmoil in all regions of Somalia. It is unequivocally clear that the federal system based on clan ownership of territory has become major obstacle to national reconciliation, peacebuilding, and statebuilding in Somalia. It polluted the notion of state,…

                        Read More

                          Everything is working for president’s silanyo government, but below to the to the acceptable usual standards, which means below 50 % efficiency

                          Prior to enter on the execution office, president Silanyo took oath  affirmation to do solemnly swear (or affirm) that he will faithfully execute the office of President of Somaliland and declare that he will act  the best of his as ability, preserve, protect and defend the Constitution of the Somaliland. But has president translated that…

                          Read More

                            UTIX GELI…SI LAGUU TIX GELIYO !!!.

                            Waxaan ku bilaabayaa magaca eebe iyo kan rasuulkeenii naxariiska badnaa ( Scw). Noloshu waxey ibartay, tijaabiyeyna in tixgelinta iyo ammaanta edboon ee ujeedada fiicani ku dheehantahay dadka saamayn weyn ku yeelato  qofka si kastuu u yahay qof xataa ka dhowrsoon aduunyada  iyo istustuska hadana waxaad arkeysaa markaad erey ammaana u jeediso iney saamayn weyn ku…

                            Read More