DAAWO:Xildhibaan Riyo “Hadii waraaqihii Cigaal iyo Riyaale sexeexay hadii aaney sharci aheyn Siilaanyona madaxweynenimadiisu sharci ma aha

    Burco Aug 04,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Jaamac Axmed Faarax (Abwaan Riyo) oo ka tirsan Gollaha Guurtida Somaliland ayaa ku tilmaamay xiisada Baliga Diriye Guleed ay ka danbeyso Xukuumada Axmed Siilaanyo oo nidaam qabyaaladeed ku taagereysa mid a mida beelaha degaanka Burco. Xildhibaan Jaamac Riyo ayaa sheegay in xiisadan ay ka dhalatay nidaam dhul balaarsi oo qeyb ka ahaa…

    Read More

      Man-hajka Waxbarashada Somaliland oo mar kale la dhaliilay

      Man-hajka Waxbarashada Somaliland ayaa la dhaliilay qaabka loo diyaariyay, xilli Wasaaradda Waxbarashadu dhawaan sheegtay in dib u habayn lagu samaynayo. Dhaliilaha loo jeedinayo Manhajka  ayaa waxa ka mid ah, qaabka loo diyaariyay sida ay diirada u saarayso aqoonta Maxaliga ah ee dalka iyo waddaniyada , waxaanay Khubarada Waxbarashada dalku ku tilmaameen inaanu wax saameyn ah…

      Read More

        Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Si Diiran Maanta Caasimada Hargaysa loogu Soo dhaweeyay SAWIRO

        Hargaysa 03.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib hawlo shaqsi ama fasax-gaaban oo uu  ku joogay Wadanka Ingiriiska. Madaxweynaha iyo Xubnaha Wehelinayay waxa si weyn loogu soo dhaweeyey Dalka gaar ahaan Caasimada Somaliland ee Hargeysa iyadoo lagaga hortegay Garoonka Diyaaradaha ee Egal International…

        Read More

        Xiddigii Reer Brazil oo Ka Soo Kabmey Dhaawicii Ka Soo Gaadhey Koobkii Kubadda Cagta ee Aduunka. (By Jaahuur)

        Brazil-03-AUG-2014-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa xiddiggii reer Brazil iyo Barcelona Neymar oo soo kamey dhaawicii ka soo gaadhey koobkii kubadda cagta ee aduunka una safan doona naadigiisii Barcelona oo la ciyaari dooona naadi ka mid ah naadiya dalka Meixco Aug 18-da. Naymar oo runtii ahaa lafdhabarkii xulka Brazil ayaan calfan inuu…

        Read More

          DAAWO:Al Shabaab oo barnaamij ka sameeyay weerarkii Faransiiska ee Buulo Mareer

          Marko Aug 03,2014(SDN/QJ)-Kooxda Al Shabaab ayaa waxa ay soo bandhigtay film ay uga waramyaan hawlgalkii ciidamada Faransiiska ku damacsanaayeen in ay ku soo furtaan mid ka mida askartooda oo Shabaabku gacanta ku dhigeen. Filmka ayaa ah mid ay ka qeyb qaadanayaan rag Faransiiska u shaqeynayay si askariga Faransiiska loo furto, DAAWASHO HABOON SDN/QJ-Marko contact@qurbejoog.com

          Read More

            Ceeb: Dabaaldega Puntland Ee Minneapolis Oo Lagu Xiray: $20 Dolarka Maraykanka

            Waxaa xalay magaalada Minneapolis, ee gobolka MN, lagu qabtay dabaaldega maalinta aasaaska Dowlada Goboleedka Puntland. Sida sawirada lagu daabacay warbaahinta qaarkood ka muuqata, ayaan waxaad arkaysaa in aysan dad badani ka soo qaybgalin xaflada. Inkasta oo lagu guulaystey in ay xafladaan dhacdo, hadana waxaa jira arimo hoose oo aysan dadka inta badani ka warqabin. Marka…

            Read More

              Daruurihii Dihnaa Ee Jaan Oo Ku Hooray Khayriyadii Xudunta Hargeysa W/Q:Rashiid Sulub Caalin

              Hadii aynu dib u milicsanno Markii aynu ku soo noqonnay waddanka, dibna aynu ula soo noqonay madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland   taladii ahayd inaynu hagaajisanno wixii aynu ku soo dagaallanay, oo aynu daryeelno ayeynu ula dhaqaaqnay inaynu si xun ugu takrifalno, oo aynu inagu lugaha is goyno. Waxyaalaha sida xun loogu takrifalay waxa ka mid ahaa goobo…

              Read More

                “Waxaan Qalad Sameeyey Markaan Maxamed-rashiid iyo Curad Guddida Qaban-qaabada U Magacaabay ” Gudoomiyaha Solja Xassan Maxamed Yuusuf DAAWO

                Hargeisa 2/8/2014 (SDN/QJ)Gudoomiayaha ururka suxufiyinta somaliland xasan maxamed yuusuf ayaa maanta ka jaawabay xil ka qaadistii ay ku dhawaaqen gudida fulinta ururkasi iyo eedeyn ah inuu xafiiska ka qaatay  qalabkii ururka uuna isla markaana uu xidhay qaar kamida Xafisyada ururka Solja . Gudoomiyaha Solja Wuxuu waxba kama jiran ku tilmaamay warkaas ka soo baxay Xubno…

                Read More

                  “Xukuumada Qabyaalad ayaa Burburinaysa,Xisbi ahaana Qabyaalad ayaa Burburinaysa,Kooxda Xidigaha Geeskana..” Boobe Yuusuf Ducaale DAAWO

                  Hargaysa 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta ee Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta Sheegay in Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Xisbiga ay ka dhalatay ee Kulmiye ay Labadaba Burburinayaan Qabyaalada iyo Qof Jeclaysi. Boobe Yuusuf Ducaale Waxaa kale oo uu Tilmaamay in Madaxweyne Siilaanyo looga fadhiyo inuu Meel…

                  Read More

                    Khilaaf soo Kala Dhex Galay Hogaanka Sare ee Ururka Solja iyo Gudoomiyaha oo ka Hadlay DAAWO

                    Hargaysa 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Khilaaf iyo kala Qaybsanaan dhinaca aragtida iyo awood kala riixasho ay soo dhex gashay Mudooyinkii u danbeeyay. Khilaafkan ayaa Waxay Ubucdiisu tahay kadib markii Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Solja iyo Xoghayaha Guud ee Ururkaas oo dhinac ah iyo Gudoomiyaha Ururka Solja ay soo kala Saareen…

                    Read More

                      Muuqaalada Dhiilo Sidka leh Iyo Gumaadka Israa’il ku Hayso Rayidka Magaalada Qasa Daawo

                      Gaza 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada Yahuuda Israa’il ayaa labadii maalmood  ee lasoo dhaafay waxa ay xoojiyeen xasuuqa ay u geysanayaan Shacabka Reer Falastiin ee ku dhaqan Magaalada Gaza. Muuqaalo uu soo duubay Telefishinka Al-Jazeera ayaa muujinaya gantaalo ay rideen Ciidamada Yahuuda  ah oo ku dhacay dad rayid ah oo u badan dhalinyaro kuwaasoo dhaawacyadooda iyo…

                      Read More

                        DAAWO:Garaad reer Khaatumo ah oo ka dhex toosay munaasibadii sanad guurada 16aad ee Puntland

                        Garoowe Aug 02,2014(SDN/QJ)-Garaad Abshir Saalax ayaa munaasabadii sanad guurada 16aad ee asaaska Puntland ka jeediyay khudbad uu ku dhaliilay madaxdii hore ee Puntland oo uu sheegay in ay garab siin waayeen si ay ula dagaalamaan Somaliland. Garaadku waxa uu aad ugu celceliyay in uu reer Puntland ka doonayo kaalmo ay kula dagaalamaan Somaliland,HALAKAN HOOSE KA…

                        Read More

                          DAAWO:Madaxweynaha Puntland oo ku goodiyaya in uu dib u la soo noqonayo Sool iyo Sanaag

                          Garoowe Aug 02,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa khudbad uu ka jeediyay munaasabadii sanad guuradii 16aad ee asaaska maamulkaasi waxa uu uga waramay arrimo ay ka mid ahaayeen Xiriirkii ay u jareen dawlada dhexe iyo dib ula soo noqoshada gobolo uu sheegay madaxweynuhu in ay Somaliland ka heysato. HALKAN HOOSE KA DAAWO KHUDBADA GAAS…

                          Read More

                            China sends 18th escort fleet to Somali waters

                            A Chinese fleet departed for an escort missions in the Gulf of Aden and Somali waters on Friday. This is the 18th convoy fleet sent by the Chinese People’s Liberation Army Navy for these missions since 2008. It comprises three destroyers, with three helicopters and 800 crew. Chinese fleets have escorted more than 5,670 ships…

                            Read More

                              Qoolcaday development programme was announced without feasibility study, without project plan and without consulting with the local community at site and as a result rejected‏

                              The difference between leadership and management can be illustrated by considering instances when there is one without the other.  Leadership without management sets a direction or vision that others follow, without considering how the new direction is going to be achieved.  Feasibility study is an evaluation and analysis of the potential of a proposed project which…

                              Read More

                                Saylici Oo Ka Cadhooday Falkii Lagu Hakiyey Barnaamijkii Idil Barkhad iyo Maareeye Gaas Oo Wali Labac-labac ku Jira.

                                Hargeysa:Aug,01,2014(SDN/QJ)-Tallaabadii uu dhawaan Maareeyaha TV-ga qaranka Somaliland Khadar Cali Gaas Ku Joojiyey Waraysigii sida tooska ah looga qaadayey Fannaanada Reer Borama ee Idil Barkhad, ayaa gaadhay heerkii ugu sarreeyey, kadib markii uu madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland si cadho leh uga falciyey. Sida ay sheegayaan wararka ay heshay qurbejoog.com, waxa farriimo dhiif leh oo arrintan lagaga soo horjeedo…

                                Read More

                                  “Marinka Qasa ayaad ku dilaysaan dad rayid ah,Waxaan Xasuustaa Maydka Caruurtii aad layseen oo xeebta daadsan” Dood Adag oo dhex martay Recep Tayyip Erdogan iyo Madaxweynaha Israa’il DAAWO

                                  Ankara 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Hogaamiyaha Waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa loo arkaa Hogaamiyaha ugu Mayalka adag ee Go’aamo adag ka qaata Weerarkasta oo Israa’il ku qaado Marinka Qasa. Waxaynu halkan idiinku soo tebinaynaa Barnaamij Ku saabsan Hogaamiyaha Turkiga Cusub iyo Xaafada Qasiim baasha ilaa Baalaha Caalamka. Waxaad ka daawan doontaa Luuqada qalafsan ee uu…

                                  Read More

                                    Somaliland under uncertainty

                                    The true enemy, opponents, and enviers of the Somaliland Nation; defines us as a vibrant, immature, and emotional young girl in the minority – stage .  Who is full of life and energy.  Overwhelmed by an immediate love of approval at the first sight.  Suddenly followed by a loud boo as an expression of disapproval…

                                    Read More